Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siciid Cali Muuse oo ka Hadlay inuu Gudoomiye ka Noqdo Komiishanka Cusub ee...

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Suxufiga caanka ah ee Siciid Cali Muuse oo muddo sannadood ah ka shaqaynayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, isla markaana caan ku ahaa Barnaamijyo uu ka mid...

View Article


Gabadh ka Soo Jeeda Israa’il oo Noqotay Qofkii u danbeeyay ee Kooxda Daacish...

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxay Warbaahinta Israa’il si Xoog leh u qaadaa dhigayaan Haweenay ka soo Jeeda Yuhuuda oo da’deeda lagu qiyaasay 17 Sanno Jir oo Noqotay Qofkii Kowaad ee dalkaasi ka soo...

View Article


Dacwadii Mulkiyada iyo La Haanshiyaha Telefishanka Universal oo Weji kale...

Muqdisho 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Waxaa in Mudo ah Maxkamada Somalia ay ka Garnaqaysay Dacwad ku Saabsan Lahaanshiyaha Telefishanka Universal oo u dhexeeyay Axmed Abukar Mubaarik iyo Cabdiqaadir Axmed...

View Article

Wasaaradda Macdanta oo Faahfaahin ka Bixisay Hawl gal Macdan Baadhis ah oo...

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland Siciid Axmed Jibriil ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhawaanahan ka soo yeedhayey dadka deegaanka Baki ee...

View Article

Aragtida Madaxweye Siilaanyo ee Shirka Denmark ay dabada ka riixayso DAAWO

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu sheegay inaanay Xukuumaddiisu ka qayb-galayn Shir lagaga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo bisha fooda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Beel Habar-jeclo ka mid ah oo si weyn uga soo horjeestay Madaxweyne...

Hargeisa 12/oc/2014(SDN/QJ):- Qurbo-joogga Beesha Yoonis Cabdiraxmaan oo ka mid ah Beelaha Habar-jeclo, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ka soo saaray go’aammo adag oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Beeniyey In Cisbitaalku U Xidhmayo Adeeg Xumo...

Hargeisa 12/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye waxa uu sheegay in aanay xaqiiq ahayn Warar sheegay in xaaladda Adeegyadda Cusbitaalka guud ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhri Kiisaska Cudurka Ebola Oo Laga Helay Addis Ababa iyo Tirada Oo Kor Usii...

Addis Ababa:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Astaamo dhakhaariirta caafimaadku aaminsan yihiin inay yihiin kuwii Cudurka Ebolaha ayaa lagu arkay diblomaasi kasoo jeeda Dalalka Galbeedka Afrika oo ku sugan Magaalada...

View Article


“Madaxwaynuhu Wuu Sharaxan yahay,Barnaamijkaasi uu intiisii badnayd fuliyay...

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan ayaa maanta ka qayb galay kulan ay jaamacadda Golis ku soo bandhigaysay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigga Oklahoma City Thunder (Kevin Durant) Ayaa 6-8 Ka Maqnaan Doona...

Oklahoma City-12-Oct-2014-Saxaabiyaal barnaamijkeena ciyaarha waxaynu ula caraabeynaa xagaayo iyo cariga Mareykanka & xiddigga Oklahoma City Thunder (Kevin Durant) oo fagaaraha ciyaaraha ka maqnaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo”Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Xarunta...

Burco 13/oc/2014(SDN/QJ)Soo dhawayn baldhaan oo loo sameeyey wafti uu hogaaminayey gudoomiyaha xisbiga mucaradkaa ee ucid iyo musharaxa madawaynaha xisbiga cadaaladiyo daryeelka ucid aqoonyahan jamal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo”Somaliland Masayrkedii Waa Laga Leexeyiy Waxana Lexiyey Dad Aan...

Hargeisa 13/oc/2014 (SDN/QJ)Aqoonyahan Reer Awdal Maxamed Obsiiye Oo Sheegay Inuu Ka Xunyahay Inay Xukuumada Somaliland Shacabka Ay Ku Wado Fadaraal Fariinna Udiray Maxkamada Ciidanka Qaranka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Faahfahin Ka Bixiyey Shuruudaha Baasborka...

Hargeisa 13/oc/2014(SDN/QJ)Haayada imigreonka  ayaa saaka faafahin  ka bixisay  basarporka cusub  ee dhawan  ay  somaliland ku soo saartay  shurudaha looga baahnyahay qofkii qadanay iyo  dhanka kalana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaano Tooshka Ku Shiday Muhiimadda Shirka London Ugu Jirta...

Hargeysa:13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Muhiimadda uu shirka Magaalada London Berri ka Furmayaa u leeyahay Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yuusuf Maxamud Xiiray Afhayenka Salaadinta Somaliland Ayaa Jufadiisu...

Hargeisa 13/oc/2014(SDN/QJ) Suldaanka Guud ee Beesha Isaxaaq Ahna Afayeenka Sulaadiinta Somaliland Yuusuf Muxumed Xiirey (Yuusuf Dalab)ayaa beeshiisu kala noqotay kalsoodii suldaanimo kadib shir ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjiraha Qaramada Midawbayn U Qaabilsan Somaliya Nicklo Key Iyo Midawga...

Hargeysa 13/oc/2014 (SDN/QJ)Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa si isku mid ah u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho, gaar ahaan baar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo”Madaxwaynaha Waxanu Uga Fadhinaa Cadaynta Danbi La,aanta Xubanah Gudida...

Hargeisa 13/oc/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga wadani  ahna gudomiyhah  golaha waklada somaliland  ayaa maanta  ayaa maanta  ka  hadlay  xubanah  gudida doorashonka  qaranka ee uu dhawan  soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir uga qabsoomay gudida beesha Ciidagale magaalada London ee carriga...

Bismillaahi Arramanirraxeem.  Ummada reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa...

View Article

Baaq taageero ah oo ka yimi Qurbe joogta Ciise Muse ee UK , Baaqani wuxuu ku...

Anaga oo ah qurbo joogta UK ee ka soo jeeda Beesha Ciise Muse , Waxaanu Baaq wadareed mug-leh ku taageersanahay  Baaqii  ay  bishan October  12/10/14 ay soo saareen Beesha Yoonis Abdirahman oo ka mid...

View Article

DAAWO:Aqoonyahan Cabdislaam Xaaji Ismaaciil oo mar kale si cilmiyeysan uga...

Columbus Oct 13,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Cabdisalaam Xaaji Ismaciil oo Mareykanka ku nool  ayaa mar kale si qeyaxan uga waramay dibin daabyada lagu hayo siyaasada iyo shidaalka Soomaaliya. Cabdisalaam...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live