Muqdisho 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa in Mudo ah Maxkamada Somalia ay ka Garnaqaysay Dacwad ku Saabsan Lahaanshiyaha Telefishanka Universal oo u dhexeeyay Axmed Abukar Mubaarik iyo Cabdiqaadir Axmed Maxamed .
Maxkamadu waxay burisay Xukun Maxkamadeed oo hore loo soo saaray in dhinac ka mid ah labada dhinac ee dacwadu u dhaxaysay Waxay Maxkamadu isaga Wareejisay Kiiskan Dalka Uk oo ah halka uu Telefishankani ka diiwaangashan yahay.
Muqdisho SDN/QJ