Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Wasaaradda Macdanta oo Faahfaahin ka Bixisay Hawl gal Macdan Baadhis ah oo Shirkad Chine ahi ka Bilaabayso Deegaano Gobolka Awdal ah DAAWO

$
0
0

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland Siciid Axmed Jibriil ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhawaanahan ka soo yeedhayey dadka deegaanka Baki ee gobolka Awdal oo laga bilaabay hawlo dhinaca macdan baadhis ah.

Agaasmaha guud ee wasaarada macdanta oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa waxa uu sheegay inaanay jirin wax hawlo macdan baadhis ah oo laga bilaabay deegaankaasi, balse ay shirkad laga leeyahay wadanka Chine ka bilawday sahamin dhinaca macdanta ah.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles