Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxada Mucaaridka Jabuuti oo Canada ku soo dhaweeyay Sheekh Cabdiraxmaan...

Ottawa Oct 07,2014(SDN/QJ)-Madaxda Mucaaridka Jabuuti ee dalka Canada ayaa caasimada Canada ee Ottawa ku soo dhaweeyay sheikh Cabdiraxmaan Bashiir oo mudo ku jiray xabsiga Gabod ee dalka Jabuuti....

View Article


Masuuliyiinta Wadani ee America iyo Yurub oo tacsiyadeeyay Afhayeenka Wadani...

inaa lilaah waa ina ilheen rajaacuun anaaga oo kala ah guddiyada guud ee xisbiga wadaani yurub iyo marayikanka waxanu halkan tacsi uga diirayiin geeriidii naxdiinta lahayd ee ku timiid  afhyeenka...

View Article


DOORASHADA SOMALILAND: Beeshaan Codka Tiro Badnayn, Xaqqeedba Miyaan Naqaan?

Beelaha dacallada ee Selel iyo Sanaag Bari, xaqdarro ayaa ay ku qabaan xeerka doorashada Golaha Wakiilada. Xeerka doorashada waa mid heer GOBOL. Waxana, la ansixiyey waqtigii madaxtooyada Rayaale....

View Article

Ergeyga gaarka ah ee dalada mucaaridka Jabuuti oo kulan la yeeshay wasaarada...

Ottawa Oct 07,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada Mucaaridka ah ee USN Md Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa kulan taarikhi ah la yeeshay masuuliyiinta wasaarada arrimaha dibedda ee dalkan Canada. Labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Siiranyo Ku Dhawaqay Xubanaha Komishan Dorashoyinka Kuna Daray...

Hargeisa (SDN/QJ)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo),ayaa markii u horeysay soo bandhigay Lix Xubnood oo kamid ah Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka,maadaama uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Daawo:Xisbiga Ucid Oo Soo Dhawayn Balaadhan U Sameeyey Taageerayal...

Hargeisa  7 oc/10/2014(SDN/QJ)xisbiga cadalada iyo daryelka ucid ayaa  maanta xaflasoo dhawayna u sameeyey  tagerayal  mug  leh  oo ka  soo baxay xisbiga muxaafidka ah  ee kulmiye  tagerashan ayaa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuqaaladii Shirkii Madaxweyne Siilaanyo Markabka kula qaatay Saraakiisha...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta ka qaybgalay Munaasibad qiimo badan oo Ciidamada Bada Somaliland loogu soo xidhay tababar ay siinayeen Ciidamada Bada ee Ingiriisku, Xafladaasi oo...

View Article

“Dalkeenu Wax Hanti dhawr ah Haba yaraate Ma Laha Waa in Dadku Yeesho Hanti...

Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay in Isbedelkii ay Bulshadu u Oomanayd Xiligii Maamulkii Madaxweynihii Hore ee...

View Article


“Waxaynu uqaybsanay Labo dabaqadood Dabaqad intaasoo Milyanbaan haystaa...

Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo Xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa dhibaatooyinka dalka haysta ku sheegay inay Saldhig u tahay Cadaalad daro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Daawo:Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta...

Hargeisa 8/oc/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Daawo :Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani C/raxman(Ciro) Oo...

Hargeisa 8/oc/2014(SDN/QJ)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxa uu sheegay in Dr Maxamed Cismaan Fadal oo ah Xubintii ay u Gudbiyeen Madaxweynaha...

View Article

Wasiirka Ciyaaraha oo Kormeer ku tagay Deegaanka Aataarta Qadiimiga ah ee...

Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska Mudane Cali Siciid Raygal ayaa  Soo Kormeer Deegaanka Aasaarta Qaddiimiga ah ee Laasgeel oo ay ka socoto Hawlo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxsuulka Kulamo ay Wada Lahaayeen Xukuumada Somaliland,Xisbiyada,Saxaafada...

Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka gaarka ah ee Midawga Yurub u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Michele Cervone d’Urso, oo booqasho ku jooga Caasimadda Hargeysa, ayaa kulammo la yeeshay...

View Article


Waa Maxay Sababta Dhulka Sharciyeysan ee Ganacsate Cumar Caydiid leeyahay,...

Waa Maxay Sababta Dhulka Sharciyeysan ee Ganacsate Cumar Caydiid leeyahay, Dad Kale loo Siiyey?? Su’aashani Waxay I Xasuusisay, Weedho Dhagaraysaan oo Ka Soo Yeedhay Rag Siyaasiyiin ah oo Damacooda...

View Article

Cabdi Iley oo hab siyaasadeysan u quusiyey ma qancayaashii

Shacabka Dowlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ee ku kala nool daafaha aduunka iyo gudaha Dalkuba waxey hambalyo, hambalyo, hambalyo leeyihiin dhammaan Dadweynaha iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida...

View Article


Qaramaynta Qabyaalada

Gayigan aan ku noolnahay manta, ee u samaysan in bulshooyinku ku dhawrtan danahooda hab qaramaysan, waxa uu dhabarka ku haya, dan bulshooyinku ay ku dhawranayaan wadarnimo taas oo aan kalinimo aan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xajkii oo guul ugu soo dhamaday Muslimiinta(SAWIRO)

Maka Oct 09,20149SDN/QJ)- Dowlada Sucuudiga yaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Shir Laba Maalmod Uga Socaday Dalalka Geeska...

Djabuti 9/oc/2014 (SDN/QJ)Shir laba maalmood ka socday magaalada Jabuuti ee Caasimadda waddanka Djibouti oo ay ka qayb-galeen Khoboro ku takhasustay dhinaca Sharciyada iyo Xeerarka oo ka kala yimi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Xirsi Oo Aad Uga Cadhooday Maqaal Ay Shabakada Hadhwanaag News Ka...

Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Wasiirka madaxtoyada Somaliland Ayaa si aadag  Uga Hadlay Maqaal Ay Dhawaan Shabakada Hadhwanag ka Qortay Oo sheegayey In Wasiirku  Lacag Badan  ugu Gurmaday Ganacsade...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baadari Ingiriis ah iyo weftigii Safiirka Kenya ee Markabka kula shiray...

Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Kiiniya iyo weftigii la socday oo uu kia mid ahaa wadaad Baadari ah ayaa shalay xaflad Baroordiiq ah ugu sameeyey Askartii kaga dhimatay...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live