inaa lilaah waa ina ilheen rajaacuun
anaaga oo kala ah guddiyada guud ee xisbiga wadaani yurub iyo marayikanka waxanu halkan tacsi uga diirayiin
geeriidii naxdiinta lahayd ee ku timiid afhyeenka xisbiga wadaani laanta sweden (CANTAR KIDAAR CUNE) oo walaashii marxuumad (KHADRA KIDAAR CUNE) ku geeriiyootay magaalda hargeysa anaga oo ka xun geeriida naxdiinta leh ee ku timiid walaalkayo ,,CANTAR KIDAAR CUNE waxaa aan alle uga barayayina in alle samiir iyo imaan ka siyo isaga iyo dhamaan reer KIDAAR CUNE iyo caruurtii aay ka tagtay marxuumadu alle jannadii fardowsa ha ka waraabiyo
kullunafisan daqata mawuud
waa bilaahi towfiq
guddiyada xisbiga wadaani yuruub iyo marayiikanka