Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

“Waxaynu uqaybsanay Labo dabaqadood Dabaqad intaasoo Milyanbaan haystaa iskugu faanta iyo Qaar aan daba loo shidin” Eng Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

$
0
0

Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo Xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa dhibaatooyinka dalka haysta ku sheegay inay Saldhig u tahay Cadaalad daro ka jirta Qaybaha Maamul ee dawlada .

Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka Hadlayay Kulan uu Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid u Sameeyay Taageerayaal ku soo biiray oo ka soo digo rogtay Xisbiga Kulmiye ayaa Waxa uu is barbar dhigay hab raaca Miisaaniyada dawlada iyo Sida loogu kala buriyay Wasaaradihii Wax soo saarka .

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles