Delayed rains, persistent insecurity spark renewed crisis concerns in Somalia
Nairobi, 2 April 2014 – (SDN)- A combination of delayed Gu (April-June) rains, rising food prices and persistent insecurity in Somalia is likely to worsen the country’s food security situation in the...
View ArticleGaraad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Oo Ka Hadlay Garaadkii Dhawaan Hargeysa...
Hargaysa 02.May 2014 (SDN/QJ)- Garaad C.rashiid Garaad Ismaaciil oo la dhashay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo dhawaan Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Hargaysa kadib markii ay...
View ArticleMaxaa Kala Haysta Real Madrid Iyo Atletico Madrid (Champion League Final 2014...
Spain-02-APRILL-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeyna labada Madid ee Real Madrid iyo Atletico Madrid oo isku magaalow ah ayaa ku balansan caasimadda Portugal ee Lisbon...
View ArticleIsbar bar dhig layaab leh oo uu C.raxmaan C.qaadir ku Sameeyay Tacadiga...
Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi qadir oo ka tirsan Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Ayaa ka waramay saxaafada somaliland iyo caqabada haysta Waxanu ka sheekeeyay...
View Article“Anaga Xukuumad ahaan Waxaan Mab’da ahaan Qabnaa in Arrinta Haatuf ay...
Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Cadeeyay inay Xukuumad ahaan Mab’da ahaan aaminsan yihiin in Qadiyada Wargayska Haatuf ee...
View ArticleUrurka Horumarinta ee Hablaha Garoodi oo 5 Sano jirsaday iyo kulan lagu...
London 03May14(SDN)Ururka Horumarinta ee Hablaha Garoodi ee ka hawlgala Somaliland oo in badan ku hawlanaa hawlaha samafalka ee Degmada Salaxlley ayaa waxa ay qabsadee kulankoodii 5 Sano ee ay hawsha...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleKhasaaraha Ka Dhashay Gubashadii Kaalinta Shiidaalka ee Kaah {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wararka ilaa iyo Haatan Soo Gaadhaya Shabakada Qurbejoog.com Xafiiskeeda Hargaysa ayaa Tilmaamaya in Khasaaraha la Xaqiijiyay ee Soo Gaadhay Kaalinta Shiidaalka ee Kaah...
View ArticleAbwaanka Dada Yar ee Xamse Axmed Nuur oo soo saray heestii Calanka somaliland...
London 04May14(SDN) Abwaanka dada yar ee Xamse Axmed Nuur oo soo saray heestii ugu qimaha badnayd oo loo hibeeyo calanka jamhuuriyada Somaliland taas muqaalkeedii la soo saray waxana ku luqaynayaa...
View ArticleBarnaamij Xiiso badan oo looga hadlayo Waa Maxay Midgaan iyo dadka la heeb...
London4May14(SDN)Barnaamijka Bandhiga somalichenel oo ka hadlaya dadka la heeb sooco baraamijkan oo xiiso badan iyo wariyaha iyo martida oo si kalsooni ku jirta uga hadlay oo dacad nimo ku jirto bal...
View ArticleDAAWO:Mushkiladaha Guurka (6) – Cabsida Allah weeye xalku
Ottawa May 04,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii taxanaha ahaa ee Mushkiladaha Guurka ee uu in sso bandhigi jiray Sheekh Saciid Cali Axmed. Barmaamijkan maanta waxa aan ku eegaaynaa in Ilaah oo si dhab ah...
View ArticleDAAWO:FILM KU SAABSAN TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM MAXAMED X IBRAAHIN CIGAAL...
Hargeysa May 04,2014(SDN/QJ)-Waa film ka waramaya taariikh nololeedkii Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal oo loogu talo galay sanad guuradii 12aad ee ka soo wareegtay geeridii Marxuum Maxamed Xaaji...
View ArticleDacwadii loo haystay Masuuliyiinta Haatuf oo Maanta dhegaysigeeda dib loo dhegay
04,May,2014 (SDN/QJ)-wararka haatan naga soo gaadhaya Maxkamadda Gobolka Hargaysa,ayaa sheegaya in dib loo dhigay dhegaysiga Dacwadii Wargeyska Haatuf ee Madaxa banana,kana soo baxa Caasimadda...
View ArticleMadaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Jidka Kala Baydh iyo Wajaale...
Hargaysa 04.May 2014 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada tog-wajaale halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey....
View Article” Waxaan ka Shaqaynayaa Nabadgalyada Waxaan Gobolka Ka Fulin doonaa...
Buuhoodle 04.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Buuhoodle halkaas oo Si balaadhan loogu...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleKhasaaraha ay Sababtay Booyad Shidaal Siday oo Hargaysa ku Qaraxday Kadib...
Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee hal qof,ayaa ku geeriyooday mid kalena wuu ku dhaawacmay booyad shidaal oo ku gaddoontay agagaarka xaruntii hore ee ay ku jirtay UNICEF ee...
View Article“Golaha Wakiiladu Waxba kama Oga Hogaaminta Waddanka” Xildhibaan Siciid Cilmi...
Hargaysa 04.May 2014 9SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Maxamed Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Maanta Sheegay in Golaha Wakiilada ee uu Ka tirsan aanu haba yaraatee wax ka ogayn...
View ArticleKala fogaa cidda ku kaliyaysatay khayraadka dalka iyo hummaaga saami qaybsiga...
Waxa dhawaan maqal iyo muqaalkeena ka batay gaar ahaan todobaadkii aynu soo dhaafnay shirkii kulmiye ee labada cisho socday oo run ahaantii wax natiijo ah oo ka soo baxday jirin. Hase ahaate waxa ugu...
View Article“Cali khaliif waa nin Gabadhi dhashay, deegaankana ka tirsan, laakiin ka...
Buuhoodle:May,05,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye) ayaa si Badheedh ah uga Hadlay Safarkiisa uu ku jooga Magaalada Buuhoodle oo aanu tegin...
View Article