Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(DHEGEYSO) Mucaaridka Jabuuti oo isku urursaday Washington iyo baaqyo ay u...

Washington May 05,2014(SDN/QJ)-Mucaaridka dawlada Jabuuti ayaa saga kala yimi gobolada dalalka Mareykanka iyo Canada si ay u muujiyaan diidmadooda ku wejahan xukuumada madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle...

View Article


Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo...

Finland 05May14(SDN) Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland oo dib habayn loogu sameyey iyo baahida loo  qabo in maamulkii hore...

View Article


Xafiiiska Tvga Qaranka ee Uk oo beniyey warar lagu dabacay websadyada qarkood...

London 05May14(SDN) Wariyaha ruug cadaga ee Dahir Ismaciil oo waraysi gaara siyey qurbejoog ayaa waxa uu shegay in anay jirin in Tvga qaranka laantiisa uk in alabaada loo xiray waxana uu shegay in Tvga...

View Article

Those who claims submitted the so called petition letter to somaliland...

Petition is request to do something, most commonly addressed to a government to reconsider a decision taken in the past that is considered be based on injustice, which is not in the case of owner of...

View Article

SHIRKII KULMIYE: Run mise Riyo?

Abidkay xisbi aan maqlo, iyo magaca “Xisbi” ba waxa ii gu horeeyay midkii la odhan jiray Xisbiga Hantiwadaagga ah ee Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS). Waa xisbigii, ama xisbi-ku-sheegii uu Maxamed Siyaad u...

View Article


DAAWO:Ergeyga Mucaaridka Jabuuti ee USN Canada iyo Jaaliyada reer Jabuuti oo...

Ottawa May 06,2014(SDN/QJ)-Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole iyo jaaliyada reer Jabuuti ee dalka Canada ayaa safaarada horteeda ku qabtay isu soobax...

View Article

DAAWO:Soomaalida Minneapolis oo masuuliyiin ka tirsan dawlada Mareykanka kala...

Minneapolis May 06,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka oo is abaabulay ayaa la kulmay qaar ka mida masuuliyiinta dawlada Mareykanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Kooxda Ku Hareeraysan Oo Ka Naxay Hadalkii Muuse...

Hargeysa:May,06,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiye Muuse Biixi ee  uu ku sheegay inuu u taagan yahay Musharaxnimada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye, ayaa shaki iyo isku dhexyaac...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdi Fataax Al-Ziizi Oo Wacad Ku Maray Inuu Dalka Masar Ka Sifayn Doono...

06,May,2014(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee militeriga Masar ee la filayo in uu ku guulaysta doorashada laga qaban doono dalkaas, ayaa sheegay in ururka Ikhwaanul Muslimiinka uusan sii jiri doonin haddii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo London soo gaadhay...

London 05May14(SDN)Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xalay kasoo degan gagida diyaaradaha ee Heathrow International Airport isaga oo kasoo kici timay dalkan Finland oo uu booqasho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Wakiilka Somaliland Ee Turky-ga

06,May,2014(SDN/QJ)-  Madaxweynaha JSL Md.Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo),ayaa Magacaabay Wakiilka Somaliland u Fadhi Doona Dalka Turkiga. War-saxaafadeed Goor-dhawayd laga soo saaray Qasriga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Sababta uu...

Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Xaflado ay Xilalka kula Kala Wareegayeen Mas’uuliyiintii uu Madaxweyne Siilaanyo horaantii Todobaadkan Magacaabay ayaa Maanta Xilalkii loo Igmaday Si rasmi ah ula...

View Article

DAAWO:Siyaasi Abdillahi Kader Waberi oo ka waramaya sida xisbiga MRD ee...

Brussels May 06,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Jabuuti ee Abdillahi Kader Waberi oo ku nool magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa noqday siyasigii u horeeyay ee ku dhiirada in uu bulshada u soo...

View Article


Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahayd ee Madaxweyne Siilaanyo labada Gole u...

Hargaysa 07.May 2014 (SDN/QJ)-Shirgudoonka Baarlamaanka, Mudanayaasha Labada Gole, Wasiirada, Xisbiyada Qaranka, Marti sharafta, dadweynaha iyo saxaafadda, waxan idinku salaamaya salaanta islaamka:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Hanjabaad Kulul Hawadda U Mariyay Dhigiisa Somalia

07,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa Khudbadiisii Sannadlaha ahayd ee uu Maanta Ka Jeedinayay labada Gole Barlamaan (Wakiiladda Iyo Guurtida),waxa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Siilaanyo Markii Uu Mucaaridka Ahaa Wuxuu Ka Hadli Jiray Musuq-Maasuqa Iyo...

07,May,2014(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Xukuumadda ku tilmaamay inay hantidii dalka si sharci daro ah ugu takri-fashay, si aan sharci ahayna u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wefti ka Socda Dalka Germal-ka oo M.weynuhu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay

07,May,2014(SDN/QJ)- Waxa maanta Madaxweynaha JSL,uu Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi Heer sare ah oo uu Hogaaminayay Safirka Dawladda Jarmalka u Fadhiya Magaaladda Nairbi ee Dalka Kenya. Waxaana...

View Article


Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo isku diyaarinaya Soo dhawaynta Madaxda Xisbiga...

London07May14(SDN) Xisbiga Ucid laantiisa uk ayaa waxay ku jiraan qabanqabadi u danbaysay ee soo dhawaynta madaxda xisbiga oo ku sugan wadankan uk taas oo ay ku soo bandhigi donaa himilada xisbiga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis:Dhamaan Tageeraysha Xisbiga Ucid ee Uk in la qabanayo Xafladii soo...

waxa la ogaysiinaya dhamaan tageeraysha xisbiga Ucid ee Uk in la qabanayo xaflad aad u heer saraysa oo lagu soo dhawaynayo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng :Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiyaha Sadexaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ciidamadeena Soomaaliya joogga shaqada ay hayaan waa suggidda ammaanka...

07,May,2014(SDN/QJ)-Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Dowladda Kenya, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday  in qaraxyada ka dhacaaya dalka Kenya, inaanay saamayn ku yeelan doonin hawlgalka Ciidamada Kenya ka...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live