Wada Hadal u Furmaya Somaliland iyo Punt land, Goorma ayuu Madaxweynuhu...
Hargaysa 30.April 2014 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta ka hadlay aragtidiisa ku...
View ArticleDoorashooyin Dhinaca Baarlamaanka ah oo looga dareeray Dalka Ciraaq
30,Apr.2014(SDN/QJ)-Dadka reer Ciraaq ayaa u dareeray doorashadii ugu horreysay ee dalkaas laga qabto tan iyo markii ay ciidammada Maraykanka halkaas ka baxeen. Doorashadan ayaa ah mid si dhaw loola...
View Article“Midnimada Somaliyeed baa Na Keentay,Cid Rabtaana Ma Jirto,Mar hadaan la...
Muqdisho 30.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Daacuun oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland kana Tirsan Baarlamanka Federaalka Somalia ayaa u Muuqda Shakhsi ka Rajo dhigay u doodista Midnimadii...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 30.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleAtletico Madrid Ayaa Final-ka u soo Baxdey Markii 3-1 Ugu Awood Sheegatey...
London-30-April-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Yurub (Champion League) oo ku dhaw gaba-gabow Real Madrid iyo Atletico Madrid oo Final u soo wada...
View ArticleHirsi Ali: Telling a Critic From an Islamophobe
Ayaan Hirsi Ali is a Somali-born U.S. citizen who is known — among other things — for her radical views on Islam. Her supporters consider her a leading critic, while many others believe she is guilty...
View ArticleXubin Ka Tirsan Guddida Caddaalada Oo Maalintii 6-lixaad u Xidhan Wasiir...
Hargeysa:May,01,2014(SDN/QJ)-Xubin ka tirsan Guddida Caddaalada Somaliland ayaa Maalintii lixaad u xidhan wasiirka wasaaradda Caaafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye. Xubinta...
View ArticleDAAWO:Hablaha ururka wadajir oo baraarujiyay bulshada reer Somaliland ee ku...
London May 01,2014(SDN)- Hablaha ururka wadaniga ah ee Wadajir ayaa kulan ay ku qabteen magaalada waxa ay ku soo bandhigeen qodobbo dhaxalgal ahaa oo baraarujin u badnaa, Hablaha ayaa bulshada ku...
View ArticleFaysal cali waraabe oo Xisbiga Kulmiye ku Canbaareeyay qaabka beelaysan ee uu...
01,Apr.2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ku naqdiyay in qabaa’il ergooyinkoodii iyo golahii dhexeba ay ku...
View ArticleHambalyo Aroos wacan
Xamse Mataan iyo Marwo Yaasmiin Siciid Dhamaan dadkan oo kala ah Aabe Cali Aadan Muuse, Hooyo Cibaado Cumar Axmed, Cabdi Cali Aadan, Jamaal Cali Aadan, Dhagalaab Cali Aadan, Asad Cali Aadan, Mawliid...
View ArticleMudaharaad ka dhacay Tog-wajaale iyo khasaaraha ka dhashay
01,Apr.2014(SDN/QJ)- Wararka haatana naga soo gaadhaya Magaalada Tog-wajaale ee Xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethopia,ayaa shaagaya in Magaaladda uu ka dhacay Muharaad Rabshado wata oo sahayda hal...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali ayaa Hambalyo ku aadan 1, May u diray Dhamaan...
1, May, 2014(SDN/QJ)-….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha u diraya dhamaan shaqaalaha aduunka gaar ahaan...
View ArticleAl-shabaab oo sheegtay in Dileen Ciidamo badan oo isku jira Kenya iyo Ethopia
1,May,2014(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab oo dowladda Soomaaliya dagaal kula jirta ayaa sheegtay in dagaallo ka dhacay gobollada Galguduud iyo Gedo ay ku dileen ciidammo Itoobiyaan iyo Kenyaan ah....
View ArticleMadaxweynha Somalia oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqisho,kana hadlay Xaallada...
1,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoona ka hadlay arrimo dhowr ah. Ugu horeyn madaxweynaha wuxuu...
View ArticleMadaxwene Ku-Xigeenka Somaliland oo Maanta ka Qeyb galay Kulan Qaddo Sharaf...
1,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku Xigeenka JSL,Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),maanta ka qeyb galay Kulan Qado sharax ahaa oo Maayarka Magaaladda Hargaysa u Sameeyay Hogaankii Dhawaan la...
View ArticleMidawga Yurub oo lacago badan ugu deeqay in ceel biyoodyo laga qodo dalka...
Jabuuti May 02,2014(SDN/QJ)-Midawga Yurub ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dalka Jabuuti u suurto gelinaya in tiro ceel biyood dalkaasi laga qodo. Dawlada Jabuuti ayaa mudo dheer codsaneysay deeqdan...
View ArticleGudoonka Jamacadda Hargeisa oo ku Adkaystay Kordhinta Lacagta iyo Mowqifka...
Mudo laba todobaada ayaa laga joogay xili ay ardayadu jamacadda hargeisa mudaharaada ay kaga cabanayaan kordhinta lacagta laga qaado jiray ee fee-ga Semesterka oo lacag cusub lagu daray ayaa...
View ArticleXuska Dhimashadii Marxuun Cigaal oo Beri ku Beegaan Iyo Barnaamij ay...
Hargaysa 02.May 2014 (SDN/QJ)- Waxay maalinta beri ah ku beegan tahay Sannad Guuradii 12aad ee ka soo Wareegtay Markii uu Geeriyooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin...
View ArticleMadal Xafladeed Xalay Ay Ardeyda Somaliland Ee Perlis Malaysia Kula Kala...
Xaflad xalay ka dhacdey putra palace hotel, kangar Malaysia oo ahayd madal is huwan oo koobsatey wajiyo badan ayaa si sharaf iyo maamus leh loogu sacabo tumay xil wareejin ka dhacdey halkaasi, Xilkan...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View Article