Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Somaliland xidhiidhka u dhexeeya dawladda iyo mucaaradku wuu sii xumaaday”...

New York 15.March 2014 (SDN)-  Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo saddexdii biloodba warbixin ku saabsan Somaliland iyo Somaliya siiya golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa doorkan wuxuu qaybta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan ku dooday in Imtixaankii Hay’ada Shaqaaluhu ka qaaday ardaydii...

Hargaysa 15.March 2014 (SDN)-  Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jaamac oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa Xogwaran uu Maanta Siiyay Shabakada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Environmental Cause of Autism Decoded

The rate of Autism in the military has consistently doubled the general population rate of 1 in 50. But the military is only one source of deadly TCE contamination in the United States. (MINNEAPOLIS) –...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Ucid oo Safarka Madaxweynaha ee Gobolada dalka ku Macneeyay Olole...

Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay Socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland ku Marayo Gobolada dalku inuu  yahay Mid Xukuumadu ku...

View Article

SOMALIA NEEDS NATIONAL UNITY

Somali people are considered themselves one people, one tribe and homogeneous. They speak the same language, practice one religion and share the same culture and customs. All these components can be...

View Article


Filim ka sheekayanaya Taarikhda Adna Adan dhaqtar oo hada si toosa uga socda...

London 15March14(SDN) waxa maanta xaafada Wembley ee Brent lagu soo dhigay Filim ka sheekaynaya Taariikh nololeedka iyo ta wax qabad ee wasiiradii hore ee wasaarada Arrimaha dibedda ee Somaliland...

View Article

Waxqabadka Xukuumadda Iyo Waxyeeladd​a Xukuumadda – Is-barbar dhig

Marka la qiimeeynaayo xukuumad waxa fiican in la isbar-bar dhigo xukuumadda waxay qabatay oon la xistiyin, oo weliba la bar-bar dhigo waxay qaladay si qiimeeyn dhab ah loogu sameeyo. bal haddaba...

View Article

Agaasimaha Waaxda Gobollada Iyo Siyaasada Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo...

 Hargaysa 15,march 2014 (SDN)-agaasimaha Waaxda Gobollada iyo Siyaasadda ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Cali Xasan Cawaale, ayaa safarkii Madaxweynaha Somaliland ku galaa bixiyey qaar kamida...

View Article


War Degdeg ah :Tog-Wajaale Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Xadhkaha Leydhka iyo...

Tog-wajaale 15,march 2014 (SDN)-xadhkaha Leydhka ee Magaalada Tog-Wajaale ayaa, qudha ka jarey laba kamid ah Shacbiga ku nool Magaaladaasi, kadib markii ay qabsadeen Xadhkahaasi qaar kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekha Masjidka Al Huda ee Hargeysa oo khudbadii salaada Jimce kaga hadlay...

Hargeysa Mar 15,2014(SDN)-Khudbadii salaada jimce ee maanta  ayuu sheekha Masjidka Al Hudda Sheekh Shacbaan ku soo qaatay dhibaatooyinka uu bulshada u leeyahay maandooriyaha Qaadka ee Soomaalidu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alle Ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec oo Muqdisho Aas Qaran...

Muqdisho 16.March 2014 (SDN)- Maxamed Suleymaan Tubeec oo ahaa fannaan weyn ayaa maanta oo Axad ah lagu aasay magaalada Muqdisho. Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qeyb-galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin ku Saabsan Socdaalkii Madaxweynaha ee Magaalada Laasqoray iyo...

Laas Qoray 16.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka subaxii hore gaadhay Magaalo xeebeeda laas-qoray,kadib Markii uu ka ambo baxay Degmada Maydh oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

”Puntland waxay diyaar u tahay inay difaacdo xaduudeeda waxayna ka digaysaa...

Garowe 16.March 2014 (SDN)- Dowladda Puntland ayaa ka hadashay socdaal uu madaxwaynaha  Somaliland maanta ku gaaray magalada Laasqoray oo ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland. Shir jaraa’id uu galabta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Maayarka Caasimada oo Cadeeyay inay is afgarad ka...

Hargaysa 16.March 2014 (SDN)- Wasaaradda hawlaha Guud iyo Guryaynta iyo dawladda hoose ee Caasimadda ayaa maanta heshiis kama dambays ah ka gaadhay is faham la’aan dhowaan soo kala dhex gashay oo ku...

View Article

Eedayn ay Mujaahidiintii SNM u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland iyo Isu soo...

Burco 16.March 2014 (SDN)- Qaar ka Tirsan Mujahidintii SNM Ee Gobalka Togdheer ayaa Maanta Banaanbax Baladhan Oo Cabasho ah ka Hordhigay Xarunta Gobalka Togdheer ayaa Eedayn usoo Jeediyay Xukumada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan u arkaa Madaxweyne Dadaalay oo Shacabkiisii Kasbaday” Xildhibaan...

Hargaysa 16.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jaamac oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa Xogwaran uu Maanta Siiyay Shabakada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuqaladii Maanta ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Magaalada Laasqoray Habkii...

Laas qoray 16.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee maalmahanba socdaalka ku maraayey Xeebaha Somaliland ayaa saaka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Olympic champion Mo Farah collapses at the end of the New York half marathon

  Olympic hero Mo Farah collapsed today at the end of the New York half marathon.   The father-of-three, who won two golds at 2012 London Games, fell awkwardly around the six-mile mark but carried on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is current police demeanour is a threat or treat to Somaliland stability?

Hargeisa 15, March 2014 (SDN)- On March 10, 2014; the Somaliland police declined a written bail order issued by the Maroodi Jeex Regional Court Chief Mr. Faisal Abdillahi Ismail, commonly known as...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhamaan Tagerayasha Xisbiga UCid Uk iyo Australiyia WAXAANU u hanbalayay...

Dhamaan Tagerayasha Xisbiga UCid Uk iyo Australiyia WAXAANU u hanbalayay naynaa SAMIA MUUSA OO aha godoomiya garabka haweenka ee UCID wadanaka Finland Iyadoo had IYO jeer ah xubin aad firfircoon OO KA...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live