Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jaamac oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa Xogwaran uu Maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa Sheegay in Imtixaankii Hay’ada Shaqaalaha Dawladu ka qaaday ardaydii tirada badnayd ee in ka yar Kontonka Qof ay Wasaarada Arrimaha Guduhu qaadanaysay uu u dhacay Si Cadaalad ah.
Xildhibaanku waxaa kale oo uu ka hadlay Xaalada Gobolada Bari ee dalka oo ah deegaamada laga soo doortay.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKA XILDHIBAANKA
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com