Hargaysa 16.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jaamac oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa Xogwaran uu Maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa Sheegay in Safarka uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Tagay Magaalada Laasqoray uu ka Turjumayo in Madaxweynuhu bulshadiisa ka war hayo.
Waxaa kale oo Mudanahani uu Tilmaanay in Booqashadani ay Wax Weyn ka bedelayso sida uu yidhi Shakigii ay Hay’aduhu ka qabeen Deegaankaas oo ka baqi Jiray arrimo dhinaca amaanka ah.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Xogwaranka Xildhibaankan
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com