Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 1088 arday oo ka qalin...

Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo loo sameeyey dufcaddii todobaad ee ka qalin jebisa jaamacadda Golis...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga WADDANI oo soo ka Hadlay Sababta Shirkada Sahaminta ee Genel Energy...

Hargeysa 10.Sep 2013  (SDN)- Shirjaraa’id oo saaka ay masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ku qabteen xarunta Xisbiga ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay Xukuumadda ku dhaliileen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababaha Rasmiga ah Ee Loo Aaanaynayo Hoos u dhaca Natiijada Imtixaanaadka...

Hargeysa:11-Sep-2013 (SDN)-Iyadoo maalintii shalay lagu dhawaaqay Natiijadda Imtixaanaadka Fasallada 4-aad iyo 8-aad ee Somaliland, ayaa waxa ka soo baxay Natiijo yaab leh oo aan maskaxda geli Karin....

View Article

Hambalyo ku socota ardeyda ka qalin-jebisey Golis University Hargeysa iyo...

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan u dirayaa dhamaan ardeydii dhameysatey Jamacada, waalidiintood, macalimiintoodii iyo cidii kasta ee ka gacan geysatey in ay ardeydaasi ay dhameystaan waxbarashadoodii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Berbera Oo Surmi, Harraad iyo Kulayl La Sarbacaadsan iyo Badhasaabka...

Berbera:12-Sep-2013(SDN)-Magaalada Berbera ee caasimadda Gobolka Saaxil, waxa in muddo ah shacabka Ku nool soo food-saartay biyo la’aan baahsan oo aanay hore u arag oo ay u raacday Kulayl xad-dhaaf...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maayarka Caasimadda Hargeysa oo Ka Hadlay Cidda Xaqa u leh Inay Diiwaangelin...

Hargeysa:12-Sep-2013(SDN)-Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa Markii ugu horraysay badheedhihiisa ka dhiibta cidda ay tahay inay samayso Diiwaan-gelta...

View Article

Hambalyo Meher Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax

01.Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, 02.Maayarka  Caasimadda Hargeysa Mudane C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), 03.Ku xigeenka duqa Caasimadda C/Casiis Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Dhagayso Waraysi uu Maalmo ka Hor bixiyay Omar Hammami oo sidoo...

Muqdisho 12.Sep 2013 (SDN)- Labo ka mid ahaa hor-joogayaasha shisheeye ee kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya kaddib markii ay isku dhaceen hor-joogaha ugu weyn Al-Shabaab, Axmed Cabdi...

View Article


DAAWO:Aqoonyahan reer Somaliland ah oo talooyin iyo xogo wax ku oola ka soo...

Hargeysa Sept 12,2013(SDN)-Aqoonyahan Maxamuud Xirsi Cilmi oo Qatala lagu naaneyso ayaa soo bandhigay warbin ka warameysa Marxaladihii kal duwanaa ee ay soo martay dib u dhiskii madaarka Hargeysa iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Akhri In ka badan Labaata Shakhsi Oo Madaxweynaha u raacaya Shirka...

Muqdisho:12-Sep-2013(SDN)- Shaqaalaha ka Hawlgala Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa buuxiyay Liiska Wafdigii Dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka 16 ka bishan ka dhacaya Magaalada Brusells ee...

View Article

Jaliyadahi dibada oo Dowlada Somaliland tidhi lacag nagu amaana!

Shirka Cardiiff Lagu Qabanayo EE Dawladu Abaabulayso Waa In Aanu Fidno Dhex Dhigin Jaaliyada Cardiff. Magaalada Cardiff ee caasimada Wales ayaa xubno ay xukuumadu u soo xilsaartay in ay shir ku qabtaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Kulan Al-baabadu u xidhnaayeen Oo Xildhibaanada Baarlamaanka ee...

Hargeysa:13-sep-3013(SDN)-Xildhibaanada Aqalka Wakiillada ugu jira Xisbiga Talada dalka Somaliland haye ee Kulmiye, ayaa maalintii shalay markii ugu horraysay Kulan gaar isku soo horfadhiistay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“iskuulladeedana dawladdu maamusho ee lacagta adduunka ee la ina siiyo la...

Hargeysa:13-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa saluug ka muujiyey Tayada Goobaha Waxbarasho ee xukuumaddu  Somaliland Gacanta ku hayso, oo uu sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Saylaci oo la kulmey gudoomiyaha...

  Dubai 13Sep13(SDN) Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo  Safiirka Niger u fadhiya wadanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deeq Raashin ah oo loo qaybiyay 305 Qoys oo Agoomihii Ururkii SNM Iyo...

Hargaysa 15.Sep 2013 (SDN) Deeq Raashin ah ayaa maanta loo qaybiyey qaar ka mid ah agoomihii ururkii SNM ee ku sugan magalada Hargaysa Munaasabdda rashin qaybinta oo lagu qabtay beerta xorriydda ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jimciyada Sooyaal oo dhaliil Xoogan u soo Jeediyay Gudidii Darajo bixinta...

Hargaysa 15.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Jimciyada Mujaahidiinta ee Sooyaal Xasan Cabdi Muxumed ayaa dhaliil xoogan maanta u soo jeediyay Gudidii ka soo talo bixinta darajooyinka Ciidamada oo uu sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamij Gaar ah Safarka Madaxweynaha ee Gobolada bari {DHAGAYSO}

Berbera 15.Sep 2013 (SDN)- Weftiga uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku sugan Magaalada Burco laguna wado inay uga sii Gudbaan Maanta...

View Article


Live with Dawn

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamij Gaar ah Qaybtii labaad ee Safarka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee...

Berbera 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo haatan ku sugan Magaalada Burco ayaa ka hor intii aanu Shalay ka soo Kicitimin Xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ninkii Siyaasadda u Bu’ayaanna Xisbiyadda Ha Gallo, Xasan Guurre Ma Burco...

Hargeysa 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacy-gelinta Somaliland Mudane Cabdi-waaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay Safarka Madaxweyne Siilaanyo...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live