Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Saylaci oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo Niger oo balan qaday inay safarad ka furan doonta somaliland

$
0
0

 

Dubai 13Sep13(SDN) Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo  Safiirka Niger u fadhiya wadanka Imaaradka carabta  ayaa waxa kulankaas ka qayb galay Mr Hussein Al-Ishaqi CEO of Africa Development Fun  iyo madax kale oo ka socota wadanka Niger  kulankan oo aad u balarna oo ay qurbejoog goob joog ka ahayd ayaa waxa uu  gudoomiyaha barlamaanka Niger balan qaday inay safarad ka furan doonta somaliland isaga oo casuumadna u Fidiyey Madaxwayne ku xigeenka Somaliland inu booqasho Rasmiyaa ku Yimaado Dalka Niger  . waxa kale oo u balan qaday inuu  ardayda somaliland ay deeq wax barasho u fidiyaan ,waa markii u horaysay ee dawlada Niger xidhiidh al soo samayso dawlada somaliland ,waxii wara ee ku saabsan booqashada madaxwayne ku xigeenka kala soco shabakada qurbejoog oo ah saxafada kaliya ee wafdiga madaxwanaha la socota

Qurbejoog.com DubaiPic 25 Pic 2

 

Pic 8


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles