Daawo: Xisbiga Wadani Oo Go,aan Aan Adkayn Ka Qaatay Dib U Dhaca...
Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa isagu go,aan fiicnayn ka qaatay dhawaaqii komishanka doorashooyinka somaliland ay mudada dib ugu dhigeen doorashooyinka somaliland...
View ArticleDaawo:Alle Ha U Naxariiste Waxa Maanta Aas Qaran Loo Sameeyey Xildhiban...
Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)alle ha u naxariiste waxa maanta xabaalaha naasahablood aas qaran logu sameeyey xildhiban xariir sicid bulaale oo ka mid ahaa xildhibadii golaha wakilada somaliland aaska...
View ArticleShaqaalaha Qurbejoog iyo Kuwa Wasaarada Warfaafinta oo Hambalyo Meher diray...
Dhamaanba Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta iyo Hawl Wadeenada Shabakada Qurbejoog Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo Koobi karin u dirayaan Meherka. Yuusuf Maxamed...
View ArticleCali Samatar Oo Markale Waji-gabax Kala Kulmay Maxkamadda Dawcaddiisa...
Richmond:Mar,10,2015(SDN/QJ)-War cusub ayaa laga soo saaray Maxkamadii wadday Kiiska ka dhanka ah Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somalia Gen. Maxamed Cali Samatar oo haatan Maraykanka ku sugan....
View ArticleSaddex Kamid ah Ciidamada Puntland Oo Nolosha Lagu Aasay Iyo Sida Falkaasi U...
Gal-gala:Mar,10,2015(SDN/QJ)-Warkii ugu naxdinta Badnaa Gudaha Maamulka Puntland, ayaa soo baxaya Kadib markii la sheegay in tiro kad mid ah Ciidanka maamulkaasi iyagoo Nool la aasay. Xoogagga...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac Oo...
Hargeisa 10/3/0215(SDN?QJ)Gudoomiyaha madasha wadatashiga somaliland xasan guure jaamaca ayaa maanta ka hadlay bayaankii ay shalay komishanka doorashooyinku sheegen in diiwan galinta madanaiga ah...
View Article“Faanimayno waanu isnaqaanaa Saaxiibadya Axmed Siilaanyo iyo Xirsi waliba qof...
Hargeysa:Mar,10,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa maanta jawaab ka Bixiyey Hadallo uu ku sheegay qaar Hanjabaad ahaa oo dhawaan...
View ArticleDaawo:Bayaankii Xisbiyada Qaranka Iyo Madashu Ka Soo Saartay Go,aankii...
Hargeisa 10/3/2015(SDN/QJ)bayaan ayey xsibiyada qaranka iyo madasha wada tashigu ka soo saaren go,aankii komishanka doorashooyinka somaliland bayaankasi ayaa waxa saxafad u akhriyey madaxwayne ku...
View ArticleDaawo:Anaga Waanu Isnaqana Madaxwaynaha Maantana Is Baranmayno Wasiir Xirsina...
Hargeisa 10/3/2015(SDN/QJ)gudoomiaha wadatashiga somaliland asan guure oo manta ka warbixiyey xidhiidhkii ka dhaxeeyey madaxwaynaha somaliland xiligii snm iyo wasiir xirsoo uu shegay inay maalmo...
View ArticleAkhri Nuxurka Qoddoba Culculus Oo Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Kaga...
Hargeysa:Mar, 10, 2015(SDN/QJ)-Cududda Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland ee dhawaan-dhaladka ah, ayaa markii ugu horraysay soo saaray QOddobo jawaab u ah dibu dhaca ku yimi doorashadii madaxtooyada iyo...
View Article“Samaale intii aan xilka laga qaadin waanu isa-saamaxnay, raggii ku...
Hargeysa:Mar,10,2015(SDN/QJ)-Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah Madax-dhaqameedka waddanka, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay inuu fadhi la qaato Mucaaridka Waddanka, isla-markaana bilaabo qorshe...
View ArticleDaawo:Wasiirka Ciyaraha Oo maanta Xilalkii U Kala Wareejiyey Maareeyayaashii...
Hargeisa 10/3/2015(SDN/QJ)wasiirka ciyaaraha somaliland ayaa maanta xilalkii ukala wareejiyey mareeyasha haayada wfb oo dhawaan madaxwaynaha somaliland u soo magacabay mid cusub Hargeisa SDN/QJ...
View ArticleWaxkabaro diimaha kale duwan ee caalam ka
Arrimaha diinta kahadal kooda iyo faaleyn tooda dad baa uyaqaan wax xaaran ah , balse waa qeyb kamid ah cilmiyada labarto oo takhasus gaar ahna laga gaadho. Maanta qormadaynan waxay ugacan haadinaysa...
View ArticleShaki Ka Jira Villa Somalia Iyo Isku-shaandhayn Lagu Wado Shaqaalaha Goobtaas...
Muqdisho:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Shakiga ka dhex jira Villa Somalia, ayaa dibadda usoo baxay, waxana baadhitaano dheeri ah lagu hayaa dhammaanba shaqaalaha Halkaas ka hawlgala, gaar ahaan kuwa ku qoran...
View Article“Doorashadu way dhici doontaa wakhtiga umaddu ugaratay bay dhici doontaa,...
Hargeysa:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Madaxtoooyada Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadashay Dibu-dhaca ku yimi doorashooyinnkii waddanka ka qorshaysnaa, waxana ay tilmaamtay inaanay dibu dhacaasi...
View ArticleHanti-lunsiga Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u Yahay Oo Warbaahinta...
Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Hanti-luntilunsiga uu ku Foogan Yahay Baashe Cawil(baashe morgan) oo ah Wiil uu madaxweyne Siilaanyo Soddog u yahay, ayaa gaadhay Heer Warbaahinta Caalamiga ahi Si weyn wax...
View ArticleXiisaha Kulanka Maanta Ee Xukuumadda Iyo Kulmiye, Xasaradayntii Xoogga...
Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Maanta oo Khamiis ah waxa indhaha Bulshada reer Somaliland badideedu ku jeeddaa Shir ballaadhan oo xisbiga Kulmiye iyo Xukuumaddu muddo dheer qaban qaabadiisa ku...
View ArticleDaawo:Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Waxan Leeyahay Xisbiyada Mucaaridka Ah...
Hargeisa 12/3/2015(SDN/QJ)daawo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa maanta khudbad dheer ka jeediyey munaasibad ay iskugu yeedhen taagerayaasha xisbigooda oo ay maanta kaga hadlayeen arimaha...
View ArticleXisbiga Kulmiye Oo Cudud Kaga Jawaabay Is Xulofaysigii Mucaaridka Iyo Nuxurka...
Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa Maanta Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa ku Qabsaday Munaasibad ballaadhan oo lagaga Hadlayey Mawqifkiisa ku aaddan...
View Article“waynu dhaafnay wakhtigii qofku hanjabi jirey, waynu dhaafnay wakhtigii kooxo...
Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta ka Hadlay Halka ay marayso arintii diiwaangelinta Muwaadiniinta oo muddo soo socatay, waxana uu...
View Article