Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Maanta Dadwayne Tiro Badan Oo...

Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa manta isaga iyo wafti uu hogaaminayo si baladhan loogu soo dhaweeyey maglada hargeisa iyadoo badhtaha suuqa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergadii Somaliland u Matalaysay Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somalia ee...

Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Shacbiga Somaliland ayaa dareen qiimo badan oo aad u sareeya ku qaabilay weftigii uga qaybgalay shirkii Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga, ee uu maamulka muqdisho...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Cukuse Oo Yididiilo Ka Muujiyey In Dib Loosoo Ladqabeeyo Wasiir...

Hargaysa:Mar,05,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelnta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ayaa Yididiilo ka Muujiyey in dib loosoo ladqabeeyo Wasiirkii hore ee...

View Article

Soomaali haysta dhalashada dalka Sweden oo Somaliland dib loogu soo Celinayo...

Stockholm, 05 March, 2015 (SDN/QJ)- Dalka Sweden ayaa la sheegay inuu ku soo celin doono Somaliland nin soomaali ah oo haysta dhalashadooda, ka dib markii lagu ogaaday nidaam cusub oo hay’adda...

View Article

Mawqifka Beesha Caalamka ee Qabsoomidda doorashooyinka Somaliland iyo...

Addis Ababa, 06 March, 2015 (SDN/QJ)- Beesha caalamka, ayaa ka hadashay mawqifkooda la xidhiidha qabsoomidda doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada ee qorshaysnaa inay badhtamaha sannadkan...

View Article


Hargaysa oo Mudo badan ka Dib Yeelanaysa Laydhka kala Haga Gaadiidka DAAWO

_ --> Hargeysa, 06 March, 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa soo bandhigay Ishaarooyinka Gaadiidka...

View Article

Magaalada Hargaysa oo Markii Kowaad laga Hirgaliyay Madxaf lagu Kaydin doono...

Hargeysa 06.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dhallinyarada, ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland, Cali Siciid Raygal ayaa Daah-furay Madxaf loogu talo-galay in lagu soo bandhigo Aataarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tirada Baabuur kuwa Dagaalka ah oo Talyaanigu ku wareejiyey Soomaaliya

Muqdisho 06.March 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Talyaaniga, ayaa Gaadiid Kuwa Ciidammada ah ah, una badan kuwa ay Millaterigu isticmaalaan oo Konton Gaadhi ka badan ku wareejisay Wasaaradda Gaashaandhigga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Duulista “Somaliland Baddeeda, Cirkeeda & Badkeeda midna cid uga...

Hargeysa 06 March 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa Ergadii Somaliland uga qayb-gali lahayd shirkii wada-hadalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo...

Hargaysa 06.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qoddobo Xaasaasi ah Oo Lagaga Dooday Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland,...

Hargeysa:Mar,06,2015(SDN/QJ)-Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa shalay ka duwanaa inta badan shirkii hore, waxana si aad ah u saamayeyey Iscasilaadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Sanyare:Waxaan yaraanteydii maqli jiray, haddana, dhalinyarada...

Geneva Mar 06,2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa,...

View Article

Maansada magaceeda layidhaahdo:-duni oo ka hadlaysa xaalado badan iyo...

Maasadan waxaa curiyey:-hal-abuur faarax carab ismaciil (Aarka) Maansada magaceed waxaa layidhaa:-duni Tariikhduna waxay ahayd marku curiyey hal-abuurku 28 feb 2015 hadaba Maansadan oo ka hadlaysa...

View Article


The stories of four Eidagale communities’ members in UK who crowned...

As all know history is collection of events occurred in the past and the present. Some of the events that we have witnessed in our practical life please us while others displease us. In the event we...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah:Askar ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland oo duleedka...

Laascaanood 06.March 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Hal  Askari oo ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa ku dhintay Mid kalena Wuu ku dhaawacmay Kadib markii Mid ka Mid ah Askarta Ciidanka...

View Article


Gaadiidleyda Lawyacado iyo Somaliland oo Wasiir Samaale ku eedeeyay inuu...

Saylac 07.March 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Gaadiidka isaga kala goosha Gobolada Awdal iyo Salal ayaa ku eedeeyay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkaddii Ku Guuleystay Diiwaan Gelinta Codbixiyeyaasha oo Qandaraaskii...

Nairobi 07.March 2015 (SDN/QJ)- Shirkad lagu magacaabo Creative oo qandaraas lagu siiyey in ay Somaliland ka hir geliso Diiwaan gelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka, ayaa la sheegay in gebi ahaanba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisaha Maanta Ee Xil-wareejinta Wasaaradda Maaliyadda Iyo Samaale Oo Laga...

Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Maanta  oo ay Bisha March Tahay 6-da, waxa loo ballasan yahay inuu wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale uu wareejiyo xilka wasaaradaas,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Madaxweyne Xasan Sheekh markuu na dirayey waxa u na yidhi waxan Madaxweyne...

Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Dawladda Federal-ka Samalia Maxamed Cabdi Xayir(maareeye)ayaa si qoto dheer uga Hadlay Wada-hadalladii fashilmay ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Samaale Oo Xilwareejintiisii Maanta Kaga Hadlay Halka Laga Qaniinay,...

Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxaed Samaale, ayaa Maanta xilkii wasaaradaas si rasmi ah ugu wareeyey Wasiirka cusub ee wasaaradaas dhawaan...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live