Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Hargaysa oo Mudo badan ka Dib Yeelanaysa Laydhka kala Haga Gaadiidka DAAWO

$
0
0

Hargeysa, 06 March, 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa soo bandhigay Ishaarooyinka Gaadiidka kala-haga oo lagu rakibi Is-goysyada ugu muhiimsan ee Jidadka Caasimadda, kuwaas oo ku shaqaynaya Tamarta Qorraxda.

Maayar Soltelko oo ay weheliyaan maayar ku-xigeenka Cabdicasiis Caga-weyne iyo xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka, ayaa mar uu warbaahinta kula hadlayey Xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa oo qalabku shalay soo gaadhay, waxa uu ka warramay muhiimadda Ishaarooyinku u leeyihiin bilicda caasimadda, kala-hagidda gaadiidka iyo fududeynta saxmadda Jidadka magaalada.

 

Hargeysa SDN/QJ

contac@qurbejoog.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles