Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

$
0
0

hibaaqHargaysa 06.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa .

Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta Inoogu soo bandhigaysaa Hanka iyo Himilada uu Qof kastaa leeyahay amase Riyooyinka iyo Rajooyinka uu Nolosha ka leeyahay ,Waana Taxanihii ( Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood).

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO TAXANAHAN XUSUUS QOR DHAKHTAR ILKOOD

Hargaysa SDN/QJ

contac@qurbejoog.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles