TACSI:Fawsi Yusuf Haji Warsame oo tacsi tiiraanyo leh u diraya reer Ciise Omer
INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Nuura Ciise Omar geerida naxdinta leh ee ku timi walaalkeed Ahmed Ciise Omar iyo Hooyadeed, Ilaahay waxaan uga baryayaa in uu...
View ArticleMo Farah oo Ku Guuleystey Biladda Dahabka ee 10,000 M (European Championships...
Zurich-14-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hajireynaa xagaa iyo Zurich & halyeyga Mo Farah oo hantiyey Biladda dahabka ee orodka 10,000M (European Championships)ee...
View ArticleDhaliisha Mucaaridka oo Xukuumadu Miciin biday,Xili dalka Gudihiisa Maamul...
Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuummadda Somaliland,ayaa wali ku hawlan u jawaabidda Xisbiyada Mucaaridka ah oo dhawaan Xukuumadda ku dhaliilay in aanay diyaar u ahayn in ay doorashada xilligeeda ku...
View ArticleDAAWO:Hogaankeena Rasuulka Tusaalaa ugu sugan : Quraanka iyo adiga qeybtii 5aad
Ottawa Aug 15,2014(SDN/QJ)-Waxa aanu manta halkan idiinku soo gudbineynaa qeybtii shanaad ee barmaamijkii taxanaha ahaa ee adiga iyo Quraanka. Barmaamijkan waxaanu ku eegnaa muhiimada quraanku u...
View ArticleErgeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee Canada Xuseen Candhoole:Ismaaciil Geedi...
Ottawa Aug 15,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti u fadhiya dalkan Canada Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa wareysi uu siiyay bogan waxa uu uga waramay in wadahadaladii u dhexeeyay...
View ArticleXiddigga Reer Jabuuti Ayaanle Suleymaan oo Ku Guuleystey Africa Athletic...
Maroco-16-Aug-2014-(SDN/QJ} Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu bidhaamineynaa hayeyga reer Jabuuti Ayaanle Suleymaan oo xalaalsadey Biladda dahabka ee 1500 Mitir (Africa Athletic Championships...
View ArticleKooxda Fannaaniinta Dawlad Deegaanka Somalida iyo Bandhigyadii Dhaantada...
Hargaysa 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Fanaaniinta Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa Maalmihii u danbeeyay ku Suganaa Caasimada Somaliland ee Hargaysa iyagoo bandhigyo faneed oo Heesaha Dhaantada...
View ArticleIlaahay Dartii Nagala Qeyb-qaado Arrintan Argagaxa Leh
Anigoo Rashiid Sulub Caalin ah, degan Hargeysa, islamarkaana 30-kii sannadood ee u dambeeyey laygu bartay inaan ka shaqeeyo hawlo samafal, dhowaana markay hawlahaasi igu bateen aan goostay inaan kuwa...
View ArticleQADIYADDA SOMALILAND IYO CALI KHALIIF GALAYDH
Somaliland waa dal nabad ah isla markaana dimuqraadi ah oo leh dhamaan hay’addo dawli oo dastuuri ah iyo kuwa shacbiga ee ururada bulshadda. Waxa dalka aasaaskiisa dhaqaale yahay suuqa xorta ah, waxa...
View Article“Cali Khaliif waxa ka muuqata nebcaansho iyo ciil aan lala Qabin, ciilkaana...
Hargeysa:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay Doorashada Madaxtinimo ee Cali Khaliif Galaydh oo sheegay inuu Noqday Madaxweynaha...
View ArticleSuldaanka Guud ee Beesha Arab oo Luqad aan looga baran kula hadlay Madaxweyne...
Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ku baaqay in Ciidamada ay xukuumadu geysay deegaanka Bali-Diiriye Guuleed ay ka...
View Article“Ninbaa been sheegay, kadibna Aduunka dagaal geliyay Qiso Cajiib ah,Ciraaqi...
Parlini 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Curveball ama Rafid Ahmed Alwan Al-Janabi waa nin Ciraaqi ah 1999 ayuu Jarmalka iska dhiibay, sida dhacdo badanaa, dacwadiisii uu ku doonaayay Magangalyada ayuu ka been...
View ArticleSheeko Naxdin leh Aabo Soomaliyeed oo Caruurtiisa laga Qaday oo uu idin...
London 17Aug14(SDN/QJ) Sheeko Naxdin leh Aabo Soomaliyeed oo Caruurtiisa laga Qaday oo uu idin tabinayo Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA Wariye Mustafe Shaafi Daawasho Wacan Abahan Soomaliyeed oo sheeko...
View ArticleXaflada Banaadiri Ee Minneapolis: Oo Ka Turjumaysey Taariikhda iyo Xaalada...
Waxaa August 15, 2014, lagu qabtay magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota xaflad wayn ee ay dad badani ka soo qaybgaleen. Xafladaas oo ay soo abaabuleen dad ka mida jaaliyada Banaadiriga, ee uu...
View ArticleDaawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka...
Hargaysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay...
View ArticleSafarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Boorama iyo Caawa oo uu dib ugu soo laabtay...
Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka u amba-baxay Gobolka Awdal gaar ahaan Caasimadiisa Boorama, ujeedada safarkan ayaa ahayd inu...
View ArticleMashruuca Qaabaynta Magaalooyinka Waaweyn oo Berbera lagu Ibo furi doono...
Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud iyo Guriyayta ayaa si wada jir ah u daah furay Mashruuc qaabaynta Magaalooyinka waa weyne ee Somaliland kaasi oo afka qalaad...
View ArticleNuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Qallin Jebinta Dufcadii...
Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Shalay magaaladda Borama kaga qayb galay xaflada qalin jabinta Dufacaddii 13 aad ee ka baxda Jaamacada...
View ArticleDood Cilmiyeed lagu Faaqiday Caqabadaha ka horeeya Doorashooyinka oo...
Hargaysa 18.Aug 2014 Akaadimayada nabada iyo horumarka Somaliland ayaa Maalintii Shalay hotel maansoor waxa ay ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka somaliland. Dood Cilmiyeedkan oo...
View ArticleStatement on the forthcoming Somaliland and Somalia meetings in Turkey
The following is the UCID statement on the forthcoming meeting between the governments of Republic of Somaliland and that of the Federal Republic of Somalia-proper: 1. The UCID party...
View Article