Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Qallin Jebinta Dufcadii 13aad ee Jaamacada Camuud DAAWO

$
0
0

Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Shalay magaaladda Borama kaga qayb galay xaflada qalin jabinta Dufacaddii 13 aad ee ka baxda Jaamacada Camuud ,Kuwaas oo ka koobanaa 621 Arday, kuwaas oo ka baxay 12 Kuliyadood oo Ka Tirsan Jaamacada Camuud .

Gudoomiyaha Jamaacada Camuud ayaa Madaxweynaha Warbixin Kooban Siiyay Markaas kadib Madaxweyne Siilaanyo oo hadalka qaatay ayaa tilmaamay Doorka ay Jaamacada Camuud ku leedahay Koboca Waxbarashada dalka.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles