Wasiirka Maaliyada Somaliland oo ka Hadlay Dhaqaalaha Diiwaangelinta,iyo...
Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Dhawaqa ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in doorashadu dib u dhacdo Isla...
View ArticleXukuumadda Siilaanyo Oo Ku Qanci weyday Hannaankii Hoggaanka Kulmiye uga...
Hargeysa:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inay ku qanci weyday habkii uu hogaanka Kulmiye Uga fal celiyey dhaliilihii cuslaa ee mucaaridku sida wada jirka dusha...
View ArticleDAAWO:Xaabsade shalay iyo manta” dalka Somaliland xuduudihiisa waa la...
Garoowe Aug 12,2014(SDN/QJ)-Odey Maxamed Cabdi Xaabsade oo horu u ahaa wasiir ka tirsanaa dawlada Somaliland ayaa mar kale intuu saluugay siyaasada Somaliland waxa uu iska xaadiriyay magaalada Garoowe...
View Article“Xisbiyada Mucaaridka ah Waxaan leeyahay Doorasho aad Natiijadeeda Ogtihiin...
Fadhi aan Caadi ahayn oo ay maanta Yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxa uu...
View ArticleXildhibaan Jaamac Riyo oo ka dalbaday Siyaasiyiinta Beesha Dhul bahante inay...
Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta beesha dhul-bahante inay ka waantoobaan goosashada intay...
View ArticleIlaahay Dartii Nagala Qeyb-qaado Arrintan Argagaxa Leh
Anigoo Rashiid Sulub Caalin ah, degan Hargeysa, islamarkaana 30-kii sannadood ee u dambeeyey laygu bartay inaan ka shaqeeyo hawlo samafal, dhowaana markay hawlahaasi igu bateen aan goostay inaan kuwa...
View ArticleMan United oo Soo Kabaneysa Ayaa 2-1 Ku Naasnuujisey Velencia.(DAAWO...
Old Traffod,London-12-Aug-8-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay toddobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Man United oo aad moodo iney ka soo fiicnaaneyso wixii ka qabsadey horyaalkii hore oo aay ka...
View ArticleOGEYSIIS:Doorashada guddida SSUK
Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaysaa kuna boorinaysaa inay ka soo galaan shirkeedii sanadlaha ahaa oo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95...
View ArticleBaraamijka Dareenka Shacabka oo kulmiyey Xisbiyada Mucaradka iyo Xisbiga...
London 13Aug14(SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo Siyaasiga oo lagu falanqeeyey maxaa u qabsoomay ama ka qaldamay 4-tii sano ee uu xukuumada somaliland ee xisbiga Kulmiye ee uu madaxweynaha ka ahaa...
View ArticleLa taliyaha madaxwaynaha somaliland ee Arimaha bariga Fuaad Adan Cade oo la...
London 13Aug14(SDN/QJ/)warar ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa loo cadeyey in la taliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha bariga fuaad adan cade in u ku sii jeedo puntland fuaad adan cade...
View ArticleMadaxwaynaha Somaliland oo isku shaandhayntii u balaadhnayd ku sameeyn doona...
London13Aug14(SDN/QJ)sida ay heshay xafiiska qurbejoog xaruuntiisa london ayaa u xaqiijiyeen ilo xog ogaala ah oo ku dhaw dhaw xarunta madaxtooyada ,Ayaa waxaa la sheegaya in ay soo socoto isku...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayah Guud ee QM
Muqdisho. 13 Aug 2014SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay...
View ArticleXuduuda Somaliland iyo Itoobiya oo la Furay iyo Shuruudo Cusub oo Itoobiya ay...
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in la Furay Xuduudii Somaliland iyo Itoobiya oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnayd. Wasiirka Arrimaha Dibada ee...
View ArticleGaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo Madaarka Hargaysa Maanta lagu soo Kordhiyay...
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta ka hadlay Gaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo loo soo...
View ArticleGarnaqsiga Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade iyo Tabashooyin Soo Jiitamay oo...
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo haatan ku Magacawnaa la Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada bari ee Somaliland ayaa Mudooyinkan danbe hadal hayn ku saabsan inuu u...
View ArticleDhamaan Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk waxay HALKAN TACSI TIIRANYO LEH UGA...
Dhamaan Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk waxay HALKAN TACSI TIIRANYO LEH UGA DIRAYAA Nuura Ciise Omaar Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub oo caawa walaalkeed Iyo Hoyadeed ku geriyodeen shil baabuur oo ka...
View ArticleWasiirka Duulista oo Baaq u diray Dadka Degen agagaarka Madaarka Hargaysa iyo...
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada Wasaaraddaha Duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey...
View ArticleJaaliyada Beesha Ciidegale ee UK oo soo saaray Baaq Nabadeed oo ku wejahan...
London Aug 14,2014(SDN/QJ)-Guddida Beesha Ciidegale ee dalka UK ayaa war ay soo saareen oo ku wejahan Mashruuca Banka Qoolcaday waxa ay ku sheegeen in ay ka digayaan in la sika horkeeno dadka xoolo...
View ArticleSomaliland oo Ka Hadashay Aragtideeda Ku Aaddan Doorashada Cali Khaliif
Hargeysa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Aragtideeda ku aaddan Doorashada Maanta Xildhibaan Cali Khaliif Loogu Doortay Inuu Noqdo Madaxweynaha Kooxda Dibadwareegga ah...
View ArticleGudoomiyaha Maxkamada Sare oo Digniin u Diray Saxaafada iyo Cidii...
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil oo maanta ka hadlay kulan dib loogu Eegayey ku dhaqanka Xeerka Anshaxa iyo Anshax marinta...
View Article