Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all 6893 articles
Browse latest View live

A Different Kind of Independence Day

$
0
0

In the quest for independence, there are good days and there are bad days. Today is a good day. Today, on our Independence Day, the people of Somaliland are filled with hope and renewed determination.

Our Independence Day serves as a token of all that we’ve achieved thus far on the road to sovereignty, and as an aching reminder of our aspiration for recognition of our independence — an aspiration that remains unfulfilled.Let’s begin with a brief history.In 1960, Somaliland gained its independence from Great Britain and was recognized as a sovereign state by 35 nations, including all five permanent members of the U.N. Security Council.

Five days later, the government of Somaliland chose to unite with Somalia to create a “Greater Somalia.” But this union proved to be catastrophic. The central government in Mogadishu brutally repressed the people of Somaliland, killing 50,000 of its citizens, displacing another 500,000, bombing its cities and laying over 1 million land mines on its territory.In 1991, the people of Somaliland revoked the Act of Union and declared the independent Republic of Somaliland based on the borders of the former British Protectorate of Somaliland.Since that time, Somaliland has developed into a dynamic and stable democracy.

A formal constitution was approved in 2001 by 97.7 percent of the population in a national referendum assessed by international observers as free and fair. Our constitution guarantees the separation of powers and the protection of active political opposition, a free and diverse media, and fundamental human rights and civil liberties. Nationwide local and parliamentary elections are held regularly. Presidential elections took place in 2003 and 2012, and resulted in a peaceful transfer of power.From the vantage point of the United States, Somaliland has been on the right side of all the important issues.

Our government stands steadfastly with America in the fight against terror and we readily share security information, we strictly enforce the UN arms embargo against Somalia, and Somaliland has eradicated piracy in its coastal waters through aggressive law enforcement. Internally, we have disbanded clan militias and incorporated them into our official police and military structures.In the ever troubled Horn of Africa, Somaliland stands out. We are the exception. We are democratic, we are stable, we are peaceful, and we are a place in which a woman can raise to the top levels of civil society and government, like I did.

Yet to this day, and to my continued astonishment, our sovereignty remains unrecognized by the international community. By the silent consent of leaders around the globe, we are forced to exist within the precarious confines of Somalia.As I write this, I realize that some may say we haven’t the independence to account for an Independence Day. But I say that we already have all the makings of independence, and the evidence is right here in Somaliland for the world to see. If only the world would look our way.

 


Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shacabka Reer Hargaysa Kala Qeyb Galay Tukashada Salaadii Jimce SAWIRO

$
0
0

siilaanyo salaad16,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa maanta oo Jimce ah qaar ka tirsan Dadweynaha reer Hargaysa kula tukaday Masaajidka Rusheeye,ee  Badhtamaha Magaaladda Hargaysa.

Madaxweynaha ayaanay Habayaraatee aanay la socon Ilaaladiisa gaar ka ahi.waxaana Masaajidka Ku soo dhaweeyay Madaxweyna iyo Madaxda kale ee la socotay Imaamka Masaajidka Rusheeye Sh: Maxamed Sh: Cumar Dirir.

Waxaana  wehelinayay Madaxweyna Saraakiil ay ka mid ahaayeen Wasiirka arimha Gudaha,Taliyaha Booliska,Xildhibaan Nac-nac,Maayar ku-Xigeenka Magaaldda Hargaysa iyo Xubno kale.

Madadweynaha ayaa markii uu soo dhamaystay Tukashadda Salaadda waxa uu Socod lug ah ku maray Waddada wadnaha ah ee badhtamaha Magaaldda Hargaysa.

Ma aha markii ugu horaysay ee Madaxeynehu uu kala qeyb qaato Tukashadda Salaadda dadweynaha reer Somaliland.

IMG_5555 IMG_5557 IMG_5559 IMG_5561 IMG_5562 IMG_5564 IMG_5565 IMG_5566 IMG_5575 IMG_5577 IMG_5579 IMG_5580 IMG_5582 IMG_5591 IMG_5593

SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo ka Hadlay Xidhitaanka Xarumaha Warbaahinta iyo Ismaandhaafka Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaan {WARAYSI DHAGAYSO}

$
0
0

Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Simaha Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Cabdi Waaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa ka Hadlay Sababta dhalisay in Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaani ay kala fogaadeen.

Cabdi-Waaxid1-300x225Wasiir ku Xigeenku Waxaa kale oo uu ka hadlay Imaatinka Weftigii Odayaasha Dhaqanka ee Somalia oo uu Cadeeyay inay Xukuumadu Ogolaatay Imaatinkooda, Waxaa kale oo Wasiir Cabdi Waaxid Iftiimiyay Sababaha Gundhiga u ah inuu Tahriibku aad u Kordho Maadaama ay Dawlada Madaxweyne Siilaanyo hore u balan qaaday inay Cidhib tiri doonto Tahriibka .

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa Sidaas ka Sheegay Mar uu u Waramayay Weriye Cabdi Shakuur Heer Sare oo ka tirsan Idaacada Radio Hirad.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGAN OO DHINACYO BADAN LEH


Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Hudheel Casri Ah Oo La Magac Baxay Royal Hotel Oo Maanta Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa {DHAGAYSO}

$
0
0

royal 1Hargaysa 16,May,2014(SDN/QJ)- Waxaa maanta magaalada hargaysa laga furay hudheel casri ah oo la magac baxay Royal Hotel kaaso laga furay magaalada hargaysa .

royal 2Hudheelkan oo ku yaal halka magaalada laga soo galo ee koonfurta magaalada hargaysa ayaa waxa loo qabtay xaflad balaadhan oo ay ilyartu is qabatay taas oo lagu daah furayay hudheelkan .

Royal 3Waxana xafladdan ka soo qeyb galay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen,wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran cade .wasiiru dawlaha madaxtooyada maxamed muuse abees . Maayor ku xigeenka caasimada hargaysa c/casiis maxamed xaashi cagawayne ,taliyayaasha ciidamada badda iyo laanta socdaalka .saladiin .ganacsato tiro badan . culimo dhalinyaro iyo dadweyne kale. Waxana hlkaasi khudbado kala duwan ka soo jeediyay masuuliyiintii ka soo qeyb gashay xafladda qadada ah ee lagu furyay hudheelka casriga ha ee Royal Hotel

  GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO FURITAANKA HUTEEL ROYAL


SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

$
0
0

Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa

Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon

Fiiro Gaara:- Dhagaystayaal Wixii Tallo iyo Tusaale ah Waxaad Noogu soo Gudbinaysaan Emailada Hoos Ku Qoran,Anagoo soo Dhawaynayna Rabitaankiina iyo Toosintiinaba.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII QURBEJOOG


Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

 

 

Daawo Xafladii madaxda Ucid ee London oo dhameysirtan

$
0
0

London May 16,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaashena sharfta leh halkan idnku soo gudbinee muuqalka xafladii madaxda Ucid oo dhameystiran.

Xafladaasi oo ahyd mid lagu soo dhawynaayaa gudomiyaha xisbigaasi Feysal Cali Waraabe iyo munsharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen, sidoo kale waxa munasabada lagu soo dhweynaayay gudomiye ku xigeenka sedexaad ee Ucid Cali Gureey.

Hadabo hoos ka daawo qaabka ay u dhacday munaasabadaasi

DAAWO:Qurbaha iyo Mushkilada ka yimaada guurka aan la diwaaan galin

$
0
0

Ottawa May 16,2014(SDN/QJ)-Guurku waa balan eadag oo magaca Allah lagu galo. Waa balan aan ciyaar ciyaar galin. Dhibaatooyinka qurbaha waxa ka mida laba qof oo  si xalaal ah isku guursdanaaday oo hadana aan isa sheeganay oo dafiraya guurkooda. Mushkiladan ayaan ku eegi doonaa Barmaamijkan oo ah barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyadii taxanaha ahaa (mushkiladaha guurka). Daawasho wacan

Isku Aadka Horyaalka Afrika (Cup Of Nation 2015) oo Shaaca Laga Qaadey.(By Jaahuur)

$
0
0

_74471882_161377467Cairo-16-May-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo Africa iyo isku aadkii horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo lagu dhawaaqey.

First Gurope
•Liberia v Lesotho
•Kenya v Comoros Islands
•Madagascar v Uganda
•Mauritania v Equatorial Guinea
•Namibia v Congo
•Libya v Rwanda
•Burundi v Botswana
•Central African Republic v Guinea Bissau
•Swaziland v Sierra Leone
•Gambia v Seychelles
•Sao Tome e Principe v Benin
•Malawi v Chad
•Tanzania v Zimbabwe
•Mozambique v South Sudan

Second round:

•Liberia or Lesotho v Kenya or Comoros Islands
•Madagascar or Uganda v Mauritania or Equatorial Guinea
•Namibia or Congo v Libya or Rwanda
•Burundi or Botswana v Central African Republic or Guinea Bissau
•Swaziland or Sierra Leone v Gambia or Seychelles
•Sao Tome e Principe or Benin v Malawi or Chad
•Tanzania or Zimbabwe v Mozambique or South Sudan

Group Stage:

Group A : Nigeria, Sudan, South Africa – plus winners of: Namibia vs Congo Brazzaville/Libya vs Rwanda

Group B : Mali, Ethiopia, Algeria – plus winners of: Sao Tome e Principe vs Benin/Malawi vs Chad

Group C: Burkina Faso, Gabon, Angola – plus winners of: Liberia vs Lesotho/Kenya vs Comoros Islands

Group D: Ivory Coast, Democratic Republic of Congo, Cameroon – plus winners of: Swaziland vs Sierra Leone/Gambia vs. Seychelles

Group E: Ghana, Guinea, Togo – plus winners of: Madagascar vs Uganda/Mauritania vs Equatorial Guinea

Group F: Zambia, Niger, Cape Verde Islands – plus winners of: Tanzania vs Zimbabwe/Mozambique vs South Sudan

Group G: Tunisia, Senegal, Egypt – plus winners of: Burundi vs Botswana/ Central African Republic vs Guinea Bissau

The top two countries in each group, plus the best third-placed finisher qualify for the finals along with the hosts Morocco.

The group matches will be played 5-6 September and 10 September; 10-11 October and 15 October; 14-15 November and 19 November.

W/qorey Jaahuur

SDN
jjaahuur@hotmai.com


Saax-dheer:Dagaal Maanta Ku Dhexmaray Ciidamadda Qaranka iyo Maleeshiyaad Uu Watay Dagaal-Ooge Cali Khalif Galadh

$
0
0

news17,May,2014(SDN/QJ)-Warar ay Shabakadda Qurbejoog.com  ay ka helayso Degmadda Saax-dheer oo Koonfur kaga beegamn Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,ayaa sheegaya saaka in ciidamadda Somaliland ahi ay  ka hor tageen isku day dagaal oo ay koox cali khaliif hogaaminayaa ku doonayeen in ay olole ka dhan ah somaliland  saax-dheer ka Sameeyaan.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in is-rasaasayn xoogani ku dhex martay labada ciidan meel koonfur kaga beegan laascaanood, halkaas oo uu cali khaliif ka wado qaban qaabada ergooyin uu doonayo in uu shirka taleex uu geeyo.kaas oo waayadanba uu dad uu dhabr taabasho ku soo kexeeyo Doonayay inuu Shirkaas geeyo,oo uu doonayo inuu Ujeedooyin Siyaasadeed oo isaga u gaar ah uu ka fushado,Colaadna uu ku dhex dhigo dadka Walaalaha ah ee reer Somaliland,gaar ahaana Kuwa Gobolada Bariga Somaliland.

Wax khasaare ah oo uu dagaalka saaka dhacay geystay wali lama soo sheegin, hase yeeshee waxa lagu soo waramayaa in uu wali dagaalku socdo.

Wixii ka soo kordha Dagaalkan kala soco Qurbejoog.com

SDN/QJ-Saax-dheer

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

 

Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Filand Oo Baarlamaankiisa U Gudbiyay Mooshin Uu Ku Dalbanayo Aqoonsiga Somaliland

$
0
0

finland17,May,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Aino-Kaisra PEKONEN, oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Finland, ayaa Baarlamaankiisa u gudbiyay mooshin uu ku dalbanayo in la aqoonsado Somaliland.

Xildhibaanka ayaa khamiistii doraad, wuxuu Baarlamaanka u gudbiyay mooshinkaas oo uu ku faahfaahiyay xaqa ay Somaliland u leedahay in la aqoonsado, waxaanu xildhibaanku ka soo jeedaa xisbiga Vasemmistoliito.

Xilddhibaanka oo hore ula kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, isagoo guddoomiye Cirro xildhibaanka ka codsaday inuu u h awlgalo sidii loo aqoonsan lahaa Somaliland.

Haddii Mooshinkan la ansixiyo, waxa ay dawladda Finland kaga jawaabi doontaa muddo saddex toddobaad ah, sida uu sharcigu dhigayo.

Talaabadan ayaa noqon doonta guul Somaliland u soo hoyatay, waxaanu Baarlamaanka Finland noqon doonaa Baarlamaankii u horeeyay ee aqoonsada Jamhuuriyadda Somaliland.

 

SDN/QJ-Findland

Xigasho: Geeska

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

 

Wasaaraddo Ku Tartamaya Qurxinta Dhismayaashooda Oo Habeenkii U Eeg Duni Kale

$
0
0

ciyaaraha17,May,2014(SDN/QJ)- Dhismayaasha wasaaradaha magaaladda Hargeysa ku yaal ayaa ku tartamaya qurxinta iyo nashqadeynta wasaaradahoogii oo habeenkii ay ku xidheen laydhadh aad u qurux badan, isla markaana si fiican indha usoo jiidanay.

Laydhadhkan oo qaabab kala duwan loogu xardhay ayaa qaar loo eekaysiiyey doonyo halka qaarkood kubaddo laga dhigay, taas oo la moodo marka aad agmarayso inaad caalam kale oo aan Hargeysa ahayn dhex joogto, waxaanay taasi sababtay inay dadweynuhu usoo daawasho tagaan qaarkoodna sawiro ku galaan wakhtiyadda habeenkii, maadaama oo ay u eegtahay goobo dalxiiso loogu tallogalay.

Wasaaraddaha u dhow dhow madaxtooyadda sida Wasaaradda Dhallinyarada ciyaaraha, Maaliyadda, Waxbarashadda, Arrimaha gudaha, Wakaaladda Biyaha iyo Madaxtooyada ayaa si farshaxnimo leh loogu jarjaray laydhadh u eeg calanka Somaliland, isla markaana loo dhigay qaab iftiin iyo soo jeedashaba leh.

Sidoo kale, badhtamaha suuqa ayaa laga dareemaya sawaxan iyo xidhiidhi sida looga bartay wakhtiyada Ciidda , waxaana dhamaan suuqa hareerahooda lagu dhisayey maryo laga sameeyey calanka oo loogu talogalay inay dadku xidhaan, kuwaas oo iskugu jira Toobabka noocyadooda kala duwan, surwaaladda iyo shaadhadh iyo waliba dharka caruurta, iyagoo qoysaskooda ay caruurtku ku qasabtay in loo iibiyo dhawr iyo astaamaha calanka, waxanay taas suuq u sii badisay ganacsatada ka ganacsatada astaamaha iyo maryahaha calanka laga sameeyo.

Iyadoo aad moodo marka aad agmarayso inaad caalam kale oo aan Hargeysa ahayn dhex joogto, waxaanay taasi sababtay inay dadweynuhu usoo daawasho tagaan qaarkoodna sawiro ku galaan wakhtiyadda habeenkii, maadaama oo ay u eegtahay goobo dalxiiso loogu tallogalay.

Axmed Muxumed jicsin oo ka mid ah dhalinyaradda ka baayacmushatareeya astaamaha qaranka iyo karamadda lagu qoro astaamaha iyo sawiradda madaxweyneyaaaasha ayaa sheegay in toddobaadyadii u dambeeyey aanay habeen iyo maalin nasin, isla markaana sefaf loogu jiro dalabyadda qalabkan ay iibiyaan, waxaanu yidhi “labaddii toddobaad ee u dambeeyey waxaanu kala horaynay dadweynaha naga dalbanaya karamadda laabta ay kaga qorantahay astaanta qaranka iyo sawiradda madaxweynayaashii soo maray iyo astaamaha kale ee calanka oo siyaabo kala duwan loo sameeyey, kuwo baabuurta lagu dhajiyey iyo  kuwo la sudhaba”

 

Waxa iyaduna xusid mudan in guryaha dhaadheer ee fooqyadda loo yaqaan ee ka ag dhow suuqyada la sudhay calanka Somaliland oo dhererka dhismaha lagu sargooyey, taas oo quruxdii dhismaha macno balaadhan iyo in indhaha dadweynuhu ku bataan usoo jiiday.

Si kastaba ha ahaatee, sanadkan ayaa dadweynuhu si weyn ugu diyaar garoobayaan dabaal dega sanad guuraddda 23 aad ee madax banaanidda Somaliland, waxaana dhaqaale fiican ka soo galeen meheradda iibiy astaamaha iyo kuwo tollo dharka calanka.

 

 

Xigasho:Wargeysa Saxafi

SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

 

Labada Jilaa ee Caanka ah Sooraan iyo Jawaan oo Si Weyn London loogu soo dhaweeyay Daawo

$
0
0

London 17.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada London Si diiran loogu soo dhaweeyay Labada Jile ee Reer Somaliland ee Sooraan iyo Jawaan kuwaas oo Shacabka Somaliland ee Dalka Uk ku dhaqan kala qayb galaya Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May oo Maalinta beri ah looga dabaal degi doono Guud ahaan Adduunka.

603709_1593777044181342_3383082078552937059_n 1001963_1593777300847983_1913967462406524266_n 10169309_1593777197514660_4378883103284721756_n 10307416_769339033110492_4578890733345284731_n 10308359_1593777244181322_744296585113522357_n 10312477_769339039777158_2314612109047705176_n 10346212_1593776997514680_2929845061455273769_n 10366170_1593777087514671_507873271803333379_n 10376842_1593777360847977_7007139328769739962_nLabadan Jilaa Waxaa Soo Dhawayntooda ka qayb galay Safiirka Somaliland ee Dalka Uk iyo Hogaanka Guud ee Jaaliyada Somaliland ee Uk.

London SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Dareenka Caawa iyo Hargaysa,Muuqaalo Indho Sarcaad ku Riday Bulshada iyo Damaashaadka Xuska 18 May “Barnaamij Gaara Dhagayso}

$
0
0

Hargaysa 17,May,2014(SDN/QJ)- Waxa caawa si weyn looga dareemayaa guud ahaanba Magaalooyinka Jamuuriyda Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro Debaal Degga Xuska 18 May,oo bari looga dareeri doono Guud ahaanba Somaliland iyo Wadamadda Caalamkaba.

Hadaba dhegaystayaal waxaanu idin soo tabin doonaa Barnaamij Kooban oo aanu ku eegi doono sida ay u socoto U diyaar garawga Maalinta Madaxbanaanida Jamuuriyadda Somaliland ee 18 May.

Waxaana Barnaamjika idiin soo jeedin doono Wariye: Maxamed Xasan Daacad,ee Maqal  haboon.

GUJI OO HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN GAARKA AH

Huur1huur2Huur3huur6Huur5huur4huur7vlcsnap-2014-05-17-19h21m34s148 vlcsnap-2014-05-17-19h22m01s171 vlcsnap-2014-05-17-19h22m10s226Huur9 huur8

Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo Soo Bandhigay Qorshe Xumida Ciidamada Somaliland,Iyo Su’aalo uu Ka Xanaaqay oo la Weydiiyay {DHAGAYSO}

$
0
0

Laas Caanood 17.May 2014 (SDN/QJ)- Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Khaliif Gallaydh ayaa beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo lagu sheegay in ciidankooda ay daba joogaan oo ay soo qabanayaan, waxaana ay ku eedeeyeen Dr Gallaydh inuu isku dir ka wado gobolkaasi.

Dr Cali Khaliif Galaydh oo Khadka Telefoonka ugu Waramayay Idaacada Bbc laanteeda Afka Somaliga .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGAN OO XIISO BADAN


Laas Caanood SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Two Injured in Wajir Gun Attack

$
0
0

Two people, an army officer and a civilian, have been hospitalized after assailants suspected to be members of Somali militia Al Shabaab attacked Wajir town on Friday night.

Confirming the attack, Wajir East OCPD Odhiambo Wambia says police are pursuing the suspects who executed the vicious gun attack.

The injured Kenya defence force officer David Mugambi, who is admitted at Wajir county hospital, says he was shot on the back as he waited for transport to a Meru assignment.

Friday night’s attack comes as Wajir County has experienced several incidences of insecurity and attacks by terror suspects in recent months.

 


The biggest amount of dowry in the history of Somalis was paid Somaliland Girl by a European Wealthy business man originated from Belgium

$
0
0

A dowry is the money be paid by the groom in the favor to the family of the daughter (spouse) to be married in the case of the Somalis, Gulf Arab states and Yemen as these countries shares wide of cultures that touch many components of social life. In the case of the Indian subcontinents, it is reverse as the dowry is paid groom and not  to the family of the daughter that is intended to be married.  However, with regard the western civilizations, they spent lavish amount of money on wedding ceremonies, but dowry to be paid by either side is not common as everyone aware.

 

With to respect my issue of concern at present is that the biggest of amount of dowry is paid by European wealthy business man from Belgium in favor of the marriage of Somali girl originated from the town somaliland  of  Buhoodle and the amount of money paid as dowry  was one hundred sixty five thousand US dollars (165,000). This is recorded as the highest amount of dowry paid for Somali girl in any part of the world.  In our culture, it is widespread that, some amount of money is distributed to the attendees of the ceremony  at the time of engagements. In that event, the amount of money distributed to the gusts was ranging from US $ 70 to 570.

 

This event was held in London several years ago. This information was reported from one of the reliable  organizer of the marriage ceremony . The  Nikaax was done in accordance with Islamic code of marriage as a religious Sheikh has read and  announced the Nikaax . Dowry system  in favor to the families of the spouse or the daughter is old traditional Somali culture that existed over hundreds of years ago. In old times; it was to be settled and paid by means of camels instead of money which is practiced on  present time. 

 

In the Indian subcontinent a dowry establishes a type of conjugal fund, the nature of which may vary widely. This fund provides an element of financial security in widowhood or against a negligent husband, and may eventually go to provide for her sons and daughters. Dowries may also go toward establishing a marital household, and therefore might consist of furnishings such as linens and furniture. In the Arab rich oil countries (GCC) owing to their wealthy status excessive money is paid for the spouses that sometime exceeds over millions of dollars depends  the financial status of the man to get married.   

 

Ismail Yusuf

 

Kenya to open diplomatic office in Somaliland

$
0
0

Nairobi 17, May 2014 (SDN)- Kenya is set to open a diplomatic liaison office in Hargeisa, the capital of the breakaway Somaliland State.

The move comes as the peaceful former state in the troubled Federal Republic of Somalia celebrates the 23rd anniversary since it established itself as an autonomy.

Foreign Affairs Principal Secretary Dr Kibicho Karanja, while confirming that Nairobi has authorised the opening of a liaison office for Somaliland State in Kenya, said on Saturday that Kenya would also open a liaison office in Hargeisa.

“It is true that we are opening a liaison office in Hargeisa and we have allowed Somaliland to open theirs in Nairobi. This however does not amount to a diplomatic consulate,” Dr Kibicho said.

He said that the opening of the liaison offices is meant to bring services closer to the people.

Kenya Foreign Affairs Principal Secretary Dr Kibicho KaranjaSomalia is said to have protested the move to allow Somaliland to open a liaison office in Nairobi, worried that it could trigger a future diplomatic ties with Kenya given the stability in the former federal region of Somali with a population of about three million people.

But Dr Kibicho allayed fears that the move could trigger diplomatic tension between Kenya and Somalia.

RECOGNISE ONE GOVERNMENT

“The Federal Government of Somalia is well briefed on the initiative as Kenya only recognises the existence of one government in Somalia,” Dr Kibicho said.

“There is no dispute about our decision to open the liaison office in Hargeisa we have discussed this matter with federal government authorities,” said the PS.

Somaliland, which has claimed autonomy from the main Somalia government, is on a mission to initiate relationships with regional states as it prepares to campaign for recognition at the African Union and the United Nations.

President Ahmed Mohammed Silaanyo was elected into office in 2010 and is Sunday expected to lead the State in celebrating the 23rd anniversary since its reestablishment.

Dr Mohammed Jama, a Somaliland diplomat appointed by President Silaanyo to represent Hargeisa in Nairobi said that Kenya’s request to set up an office to coordinate its activities in Somaliland has been accepted.

“The whole world now knows that Somaliland is a stable state and we are keen to move forward and to relate with regional countries like Kenya. We are glad we have been allowed to open an office in Nairobi which I head,”Dr Jamaa said.

He said many Kenyans are now working in Somaliland, with about three Kenyan universities now operating in Hargeisa city.

“We are keen on mutual ties with Kenya because this will be mutually beneficial to citizens of both the Somaliland and Republic and Kenya,” he said.

President Silaanyo is expected to initiate a major diplomatic campaign to have Somaliland recognised.

Several of his ministers have been traversing various parts of the Arab countries to tighten ties with the Middle East powers as the country fights for diplomatic recognition.

Source: Daily Nation

Arsenal Ayaa Faro Ciddile Ku Hantidey Fa Cup Markii 3-2 Ku Samarsiiyeen Hull City.(By Jaahuur

$
0
0

London-17-May-2014-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa ciyaar dhexmartey Arsenal iyo Hull City oo ahayd Fa Cup Final.waxayna ka dhacdey Wembley Stadium.

images (4)Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne caga cageynaya 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac.

Haddii aynu u jiheysano ciyaarta qeybtii hore daqiiqaddii 4-aad waxaa Hull City u xaqiiqsatey goolkii ugu horeeyey iney kaga naxsato Arsenal kii labaadna kii labaadna waxay u raaciyeen daqiiqaddii 8-aad,lakiin Arsenal waxay niyaddu u degtey daqiiqaddii 17-aad markii aay la timid gool aad u qurux badan

Ciiyaarta qeybteedii dambe oo ka xiiso badneyd tii hore ayaa Arsenal waxay ka faa’iideysatey Hull City markey difaac isku uruuriyeen,daqiiqaddii 69-aad ayaa neeftu ku soo noqotey markey keensadeen goolkii barbardhaca ciyaartuna 90-kii daqiiqo ee loogu tala galey waxay ku dhamaatey 2-2.

Sida caadadu tahay waxaa loogu darey 30 daqiiqo,laakiin Arsenel waxay nasiib u yeelatey in 15-kii daqiiqo ee dambe dhashadeen goolkii aay koobka ku qaadeen.

W/qorey Jaahuur

SDN

jjaahuur@hotmail.com

Qurbejoog ka Dhagayso Tebinta Tooska ah ee Xuska 18 May ee Caasimada Hargaysa iyo Gobolada Waaweyn

$
0
0

Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Saaka Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka ay ka Kooban tahay Somaliland ka dhacaya Qabanqaabada Xuska Sadex iyo Labaatan Guuradii ka Soo Wareegtay Markii ay Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii 18.Bishii May 1991kii taas oo ka dhalatay Shirweynihii beelaha Somaliland uga Socday Magaalada burco.

Shabakada Qurbejoog waxay idiin soo Tebinaysaa oo aad ka dhagaysan kartaan Khudbada Sida Tooska ah idiinka Imanaysa Xarunta Madaxtooyada ee Hargaysa oo dhoola Tuska u Weyni uu ka dhacayo.

Guji Halkan si aad u Dhagaysato Khudbadaha iyo Dhoola Tusyada Xuska May

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

TOOS U DAAWO DEBAALDEGA MAY 18 OO HARGEYSA KA SOCOTA

$
0
0

Hargeysa May 18,2014(SDN/QJ)-Waxaa haatan magaalada Hargeysa si toos ah uga socda debaaldegii iyo dhoola tuskii munaasabadii debaaldega sanad guuradii 23naad ee ka soo wareegta dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland May 18, 1991kii Burco lagaga dhawaaqay.



Live streaming video by Ustream

 

Viewing all 6893 articles
Browse latest View live