A Different Kind of Independence Day
In the quest for independence, there are good days and there are bad days. Today is a good day. Today, on our Independence Day, the people of Somaliland are filled with hope and renewed determination....
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shacabka Reer Hargaysa Kala Qeyb Galay...
16,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa maanta oo Jimce ah qaar ka tirsan Dadweynaha reer Hargaysa kula tukaday Masaajidka Rusheeye,ee...
View ArticleWasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo ka Hadlay Xidhitaanka Xarumaha Warbaahinta...
Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Simaha Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Cabdi Waaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa ka Hadlay Sababta dhalisay in Xukuumada...
View ArticleHudheel Casri Ah Oo La Magac Baxay Royal Hotel Oo Maanta Laga Hirgaliyay...
Hargaysa 16,May,2014(SDN/QJ)- Waxaa maanta magaalada hargaysa laga furay hudheel casri ah oo la magac baxay Royal Hotel kaaso laga furay magaalada hargaysa . Hudheelkan oo ku yaal halka magaalada laga...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleDaawo Xafladii madaxda Ucid ee London oo dhameysirtan
London May 16,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaashena sharfta leh halkan idnku soo gudbinee muuqalka xafladii madaxda Ucid oo dhameystiran. Xafladaasi oo ahyd mid lagu soo dhawynaayaa gudomiyaha...
View ArticleDAAWO:Qurbaha iyo Mushkilada ka yimaada guurka aan la diwaaan galin
Ottawa May 16,2014(SDN/QJ)-Guurku waa balan eadag oo magaca Allah lagu galo. Waa balan aan ciyaar ciyaar galin. Dhibaatooyinka qurbaha waxa ka mida laba qof oo si xalaal ah isku guursdanaaday oo...
View ArticleIsku Aadka Horyaalka Afrika (Cup Of Nation 2015) oo Shaaca Laga Qaadey.(By...
Cairo-16-May-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo Africa iyo isku aadkii horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo lagu dhawaaqey. First Gurope •Liberia v...
View ArticleSaax-dheer:Dagaal Maanta Ku Dhexmaray Ciidamadda Qaranka iyo Maleeshiyaad Uu...
17,May,2014(SDN/QJ)-Warar ay Shabakadda Qurbejoog.com ay ka helayso Degmadda Saax-dheer oo Koonfur kaga beegamn Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,ayaa sheegaya saaka in ciidamadda...
View ArticleMudane Ka Tirsan Baarlamaanka Filand Oo Baarlamaankiisa U Gudbiyay Mooshin Uu...
17,May,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Aino-Kaisra PEKONEN, oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Finland, ayaa Baarlamaankiisa u gudbiyay mooshin uu ku dalbanayo in la aqoonsado Somaliland. Xildhibaanka ayaa...
View ArticleWasaaraddo Ku Tartamaya Qurxinta Dhismayaashooda Oo Habeenkii U Eeg Duni Kale
17,May,2014(SDN/QJ)- Dhismayaasha wasaaradaha magaaladda Hargeysa ku yaal ayaa ku tartamaya qurxinta iyo nashqadeynta wasaaradahoogii oo habeenkii ay ku xidheen laydhadh aad u qurux badan, isla...
View ArticleLabada Jilaa ee Caanka ah Sooraan iyo Jawaan oo Si Weyn London loogu soo...
London 17.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada London Si diiran loogu soo dhaweeyay Labada Jile ee Reer Somaliland ee Sooraan iyo Jawaan kuwaas oo Shacabka Somaliland ee Dalka Uk ku dhaqan kala qayb...
View ArticleDareenka Caawa iyo Hargaysa,Muuqaalo Indho Sarcaad ku Riday Bulshada iyo...
Hargaysa 17,May,2014(SDN/QJ)- Waxa caawa si weyn looga dareemayaa guud ahaanba Magaalooyinka Jamuuriyda Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro Debaal...
View ArticleSiyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo Soo Bandhigay Qorshe Xumida Ciidamada...
Laas Caanood 17.May 2014 (SDN/QJ)- Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Khaliif Gallaydh ayaa beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo lagu sheegay in ciidankooda ay daba joogaan oo ay soo...
View ArticleTwo Injured in Wajir Gun Attack
Two people, an army officer and a civilian, have been hospitalized after assailants suspected to be members of Somali militia Al Shabaab attacked Wajir town on Friday night. Confirming the attack,...
View ArticleThe biggest amount of dowry in the history of Somalis was paid Somaliland...
A dowry is the money be paid by the groom in the favor to the family of the daughter (spouse) to be married in the case of the Somalis, Gulf Arab states and Yemen as these countries shares wide of...
View ArticleKenya to open diplomatic office in Somaliland
Nairobi 17, May 2014 (SDN)- Kenya is set to open a diplomatic liaison office in Hargeisa, the capital of the breakaway Somaliland State. The move comes as the peaceful former state in the troubled...
View ArticleArsenal Ayaa Faro Ciddile Ku Hantidey Fa Cup Markii 3-2 Ku Samarsiiyeen Hull...
London-17-May-2014-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa ciyaar dhexmartey Arsenal iyo Hull City oo ahayd Fa Cup Final.waxayna ka dhacdey Wembley Stadium. Ciyaartan oo...
View ArticleQurbejoog ka Dhagayso Tebinta Tooska ah ee Xuska 18 May ee Caasimada Hargaysa...
Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Saaka Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka ay ka Kooban tahay Somaliland ka dhacaya Qabanqaabada Xuska Sadex iyo Labaatan Guuradii ka Soo Wareegtay Markii ay...
View ArticleTOOS U DAAWO DEBAALDEGA MAY 18 OO HARGEYSA KA SOCOTA
Hargeysa May 18,2014(SDN/QJ)-Waxaa haatan magaalada Hargeysa si toos ah uga socda debaaldegii iyo dhoola tuskii munaasabadii debaaldega sanad guuradii 23naad ee ka soo wareegta dib ula soo noqoshadii...
View Article