“Dhaqaale $ 212 Milyan Ah Dawo Loogama Waayin 850 Mujaahid, Waa Arrin Inna...
14,May,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda Mujaahidiiinta SOOYAAL oo kaashanaya urur Magaciisu yahay Raywan, ayaa bilaabay dedaallo dhaqaale loogu ururinayo Mujaahidiintii SNM ee Maskaxda ka naafoobay, kuwaasi oo...
View ArticleHaay’adda Maraykanka Ah Ee CPJ Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday Inuu...
14,May,2014(SDN/QJ)- Hay’adda qaabilsan ilaalinta saxaafadda dunida ee loo yaqaan CPJ, oo ay xarunteedu tahay magaalada New York ee dalka Maraykanka, ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqday...
View ArticleTurky:Dad laba Boqol Ku Dhaafaya Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Goob...
14,May,2014(SDN/QJ)- Qarax ka dhacay goob dhuxasha laga qodo oo ku taalla magaalada Soma ee galbeedka Turkey-ga, ayaa waxaa ku dhintay 201 qof, toboneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay...
View ArticleAgaasimihii Xannaanada Xoolaha Dr: Cagaweyne Oo Xilkii Laga Qaaday iyo Mid...
14,May,2014(SDN/QJ)- Waxa maanta laga qaaday Jagadii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Jamuuridda Somaliland Dr:Cagaweyne,iyada oo loo Magacaabay Agaasime Cusub Wasaaradda Xanaanadda...
View ArticleWarqad furan oo ku socota madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland W/Q: Rashiid...
Ujeeddo: Codsi samayn guddi qaran oo soo baadha, iskuna ururisa taariikhda sidii aynu Soomaaliya 1st July 1960kii aynu ugu biirnay iyo inqilaabkii ka dambeeyey ee saraakiishii reer woqooyigu ay...
View ArticleDawladda Koonfur Afrika Oo Sheegtay Inay Aqoonsatay Baasaaboorka...
14,May,2014(SDN/QJ)- Dalka ugu horumarsan geyiga Afrika ee Koonfur Afrika, ayaa waxa uu aqoonsaday Basaboorka Somaliga, xilli dalkaasi ay ku badan yihiin ganacsatada Somaliyeed ee dalalka Afrika...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 14.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleFannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo Sheegtay inay Maxkamad ka Dacwaynayso...
Hargaysa 14.May 2014 (SDN)- Fannaanada Sahra Axmed Halgan ayaa Maanta Sheegtay inay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee Somaliland National Tv ay Maxkamad Sharci ah ka dacwayn doonto hadii ay sii...
View ArticleXog-hayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Oo Ka Walaacsan In Iska Horimaad...
15,May,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha guud Ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon, ayaa ka walaacsan dagaal iska horimaad ah oo dhex mara dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ee Somaliya. Sida ku...
View ArticleDaawo Sawiro…Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta...
London 15May14(SDN) Waxa abaaro 6 subaxnimo ee maanta oo ahayd Arbaca 14.5.2014 kasoo degan daroonka diyaaradaha ee Caalamigaa Heathrow International Airport kasoo degan Wafti balaadhan oo uu...
View ArticleWar-saxaafadeed: Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol
London15May14(SDN) War-saxaafadeed: Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol oo ka mid ah Hormuudka Jaaliyadaha Somaliland ee ku...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London...
Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London Uk, Councillor Abdul Mohamed oo ay...
View ArticleShaqo Joojin Guud Oo Lagaga Dhawaaqay Turgy-ga,Iyada Oo Laga Jawaabayo...
15,May,2014(SDN/QJ)- Booliska waddanka Turkiga ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday kumannaan dibadbaxayaal ah oo isugu soo baxay magaalooyinka Istanbul iyo Ankara. Dibadbaxayaasha ayaa...
View ArticleMajaajilayashaa Soraan iyo Jawaan oo la filaayo inay bari soo gadhaan London...
London15May14(SDN) Xog ay heshay shabakada qurbejoog ayaa waxa la filayaa in bari ay soo gadhaan wafdigii somaliland uga qayb gali lahaa munasabada 18May wafdigan oo ay ka mid yahiin labada...
View ArticleWaa Maxay Sababta Xisbiga Ucid Madaxdiisa oo ku sugnayd London ay si wada...
London15May14(SDN)waxa dhawaan ku sugnaa Caasimada London ee uk Madaxda sare ee xisbiga Ucid Gudoomiye Faysal Cali Warabe , Gudoomiyaha Sadexad ee Xisbiga ee Mujahid Cali Gurey ,Musharaxa Madaxwaynaha...
View Article“Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u Dhashay” Barnaamij ay...
Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Laba Cisho ayaa inaga Xiga Maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday inay Xoriyadeedii dib ugala soo noqotay Somalia oo ay la Midowday 1dii Bishii July 1960kii . Ku Sinaan...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View Article“Haddii Qaran Heshiis Galo Hubka Meel la Wada Dhigo Halis Ma Laha Kaaruhu Haw...
Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Waxay ahayd Marxalad adag ,iyo Dhaxalkii Dagaalada dib u xoraynta Waddanka, Waxaa Degsiimo kasta oo ka mid ah Degelada Somaliland ka Jiray Kooxo Maleeshiyo Beeleedyo ah...
View ArticleMadaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Oday-Dhaqameedyadu beec Ma Ahee ‘Diyaari...
Waa arin la filanayey in madaxwaynihii ilaa hada ka cagajiidaayey diyaarinta iyo dhisida aqalka odayaasha Soomaaliyeed ee lagu ansaxiyey Dastuurka cusub ee Federaaliga ahi, in uu hada martiqaad u...
View ArticleMurashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Kulan la Qaatay Saraakiil Sar-sare...
London16mMay14(SDN)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo socdaal ku jooga dalka Ustareeliya, ayaa maalintii shalay kulan kula qaatay Xafiiska...
View Article