Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Xisbiga Ucid oo ka hadlay Xaaladda Dalka iyo Dhaliilo is-Huwan oo ay...

19,Apr.2014(SDN/QJ)-Musharaxa jagadda madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee Ucid,ayaa ka hadlay arimo door oo taabanaya guud ahaan Xaaladda dhaqan dhaqaale ee JSL.waxaana uu si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo Afkaartooda ka dhiibtay sida...

Edmonton April 19,2014(SDN)-Jaaliyada reer Soomaaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka dhiibtay sida ay u arkaan in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Somaliland ku Guryo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadii aanu Sidaa Kulmiye Wax uga Weyno aniga iyo Xasan Gaafaadhi waxaanu...

Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Siyaasiga Ismaaciil Aadan Cismaan oo Ururkiisii Dalsan uu ku biiray Xisbiga Kulmiye oo maanta ka hadlayay Xaflad uu Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ku shaacinayay Hankiisa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaanu ku Heshiinay Wixii aanu Hunguri qabno inaan Shirweynaha ku Muujino...

Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Ururkii Rays ee la Midoobay Xisbiga Kulmiye Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi oo ayaa Xaflad uu ku qabtay Magaalada Hargaysa Waxa uu ku Cadeeyay in laga Bilaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada oo ka Hadlay Hanjabaada Punt land iyo...

Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane  Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta  ka Hadlay Soo Dhaweyntii Loo Sameeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGEYSO:Gabayga Diilintii Cagaarayd”Xirsi dalab halkuu doonayiyo darajo loo...

Ottawa April 20,2014(SDN/QJ)-Abwaan Khadar Keyse ayaa mar kale curiyay gabay isugu jira jawaab iyo ka waranka wacdiga dalka oo la yidhaahdo Diilintii Cagaareyd. Abwaanka ayaa na soo gaar-siiyay Gabayga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amarkii Xukuumadda iyo Shirkadaha Isgaadhiinta Oo Iskaashanayaa Albaabada ugu...

Hargeysa:20-April-2014(SDN/QJ)-Waxa wali si caadi ah gebi ahaanba Somaliland looga Booqanayaa Shabakadii uu Wargeyska Xayiran ee Haatuf ku lahaa Barta Internet-ka oo ay dhawaan Amar ka yimi xukuumadda...

View Article

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Xalay Xafiiskiisa Ku qaabilay Xubno aan Miisan...

20,Apr.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga...

View Article


Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xildhibaanada Somalia kana...

London 20April14(SDN) Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xilshibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal shegay in gobolka Awdal uu khilaaf...

View Article


Barre Buluf, Samigiis Barre Hiraale Iyo Garta Jubbaland

Xaji Barre “Buluf” (AUN) waxaa uu ahaa nin ay kasi karaan dadka loo yaqaano “reer Kismaayoodkii hore” qabiilkay rabaan Soomaali ha ka ahaadaane. Sidoo kale, waxaa fahmi kara macnaha naanaystiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxbuus Rasaaseeyay Ciidanka Jeelka Weyn ee Hargaysa iyo Khasaare Dhimasho...

Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena waa dhaawac ka dib markii Nin ka tirsan Maxaabiis Budhac badeedah oo ku xidhan Jeelka Weyn ee Hargeysa uu Tacshiirad ku furay Askarta...

View Article

Amisom oo Beenisay in Shalay Magaaladda Buulo-burte lagaga Dilay Sarkaal Sare

20,Apr.2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa dagaal shalay ka dhacay degmada Buulo Burde ay ku dileen Taliye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jeelka Hargeya: Xubno ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xabsiga Oo Lagu Tuhmay inay...

Hargeysa:20-April-2014(SDN)-Waxa warar dheeraad ah laga Helayaa dhacdadii Maanta gelinkii dambe ka dhacday Jeelka weyn ee Hargeysa oo ay maxaabiisi rasaas la dhaceen ciidankii Halkaas ilaalinayey. Sida...

View Article


Cali Khaliif Galaydh oo ka degay Taleex iyo Xaaladda oo Kacsan,kadib markii...

20,Apr.2014(SDN/QJ)-wararka soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews,ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo...

View Article

Somaliland oo u quus goysay kooxaha Nabad diidka ah Digniin kama danbays ahna...

20,Apr.2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ,ayaa soo saartay digniin ay uga digayso Kooxo ay ku shegaty iany Nabad diid yihiin oo dalka Qas iyo Qalalaase ay ku la dhex jiraan dadka  iyo dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku...

View Article

Barnaamij xiiso badan oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada...

London21April14 (SDN)Baraamij xiiso badan  oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk  wariye Duraan iyo Socoto , Amina muuse wahileye iyo  Deeqa...

View Article


OGEYSIIS ku socda Xubnaha Ururka Gaaroodi

Ogaysiis waxa dhamaan la ogaysiinayaa xubnaha ururka Garoodi(GWDA) ee UK & qaarada Yurub in ay si xishmad & sharaf leh uga soo qayb galaan shirk oodii shan sanadood laha ahaa oo qabsoomi doonaa...

View Article

Bahda Qurbejoog.com oo Tacsi u direysa reer Hassan Haji Adan

Inaa lilaahi waa inaa ileeyhi raajacuun Bahda shebekeda Somalidiasporanews.com/qurbejoog.com waxa halkan ay tacsi uga diryaan dhamaan reer Xasan Xaaji Aadan isla markaana ay eebe uga baryayaan  Marxuum...

View Article

xisbigii Kulmiye oo Tusbax Furan noqday iyo Beel Hor leh oo ka Dareertay

21,Apr.2014(SDN/QJ)-War hadda soo dhacay ayaa sheegay in mid ka mdi ah Beelaha Somalinad gaar haana (Beesha Makaahiil isaaq), ay goor dhawayd ku dhawaaqeen inay gabi ahaanba ay iskaga baxeen Xisbiga...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live