Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Bahda Qurbejoog.com oo Tacsi u direysa reer Hassan Haji Adan

$
0
0

Inaa lilaahi waa inaa ileeyhi raajacuun

Bahda shebekeda Somalidiasporanews.com/qurbejoog.com waxa halkan ay tacsi uga diryaan dhamaan reer Xasan Xaaji Aadan isla markaana ay eebe uga baryayaan  Marxuum Maxamuud Xasan Xaaji Aadan oo dhawaan Hargeysa ku geeriyooday in uu Janadii Fardoosa ka waaraabiyo.

Ehel,Qaraabo iyo Qoysba intii uu Marxuumku ka baxayna waxaanu leenahay eebe Samir iyo Iimaan haka siiyo,Aamiin

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles