Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka Caasimadda Oo Si Weyn Uga Biyo Diiddan Tallabada Madaxtooyadu Ku...

Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)- Waxa Sii Kordhaya Cadaadiska ay xukuumadddu Saarayso Sidii ay uga Takhalusi lahayd Guddoonka Xilligan ee Baarlamaanka, waxana kor u kacday Cadhada shacabku ka Muujinayaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khudbad Waano ah oo Dhaqaajisay Damiirka Mudanayaashii Golaha Wakiilada isku...

Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayaasha la fasaxay muddo todobo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalada Dalka Iyo Duruufaha Ku Gadaaman By Fouad Abdisalam

  “Waxaa la isku dilayaa,  In xumaha la doorshiyo Xil Daryeelidiisiyo, Dad U Hiilin maahee Geenyadda dekaanka ah, Aan aan dul-buuxshoo Dalasado Markaygoo, Daadka aan ku dhaafee, Iiga soo deg weeyaan!!...

View Article

Bearing Witness of the Down Fall of Somaliland-Part Two

By: Ibrahim M Mead, Ottawa, Canada. “Biayi thanbin Qutilet” Why hundreds of thousands of our men and women died for? Why more than that number maimed? Why hundred year accumulation of wealth vanished?...

View Article

The UK Is Committed To the Development of Stability and Prosperity in...

London, 10 Feb 2014 (SDN) –The British Government considers that it is for Somalia and Somaliland themselves to determine their future relationship and for neighbouring countries in the region to take...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Shaqada ee Somaliland oo Ka Sheekeeyay Dhacdo Xanuun badan oo Xasuuq...

Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee JSL Md Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo Hadal ka Jeediyay Daahfurka Xabaal Wadareedyadii labaad oo laga Wado Xaafada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadii Gudoomiye C.raxmaan Cirro Xabada Isu Dhigeen Markii Golaha La Xidhay...

Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ku dhaartay in Isbedelkii uu Hogaaminta Qaranka Ku Hantiyay Madaxweyne Siilaanyo inaanu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyaha Jubba Land Oo Xalay Madaxtooyada Ku Qaabilay Laba Ka Mid ah Ragga...

Kismayo:11-Feb-2014(SDN)-Hoggaamiyaha Maamulka Jubba ayaa Habeenkii Xalay Kulan Qarsoodi ah Kismayo kula Yeeshay Qaar ka mid Raggii uu Hore Dagaalka ugaga Xoreeyey Magaaladaasi. Kulankan oo ahaa mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Kulan Garnaqsi ah Oo Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo...

Hargeysa:11-Feb-2014(SDN)-Xaraaraddii Hawada Martay ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Si Gaar ah u Taabatay Beesha Galbeedka Burco oo uu Ka Soo Jeedo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGEYSO:Suldaanka Beelweynta Irir Samaale :Guurtida Somaliland waxa ay...

Edmonton Feb 11,2014(SDN)-Suldaanka guud ee beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland khaasatan khilaafka hareeyay Gollaha Wakiilada...

View Article

Mujaahid Cali Guray oo Markii 1aad Sharaxay Sababta uu Madaxweyne Siilaanyo...

London 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo Socdaal Hawleed ku Jooga dalka Ingiriiska ayaa Si Qoto dheer uga hadlay Xaalada...

View Article

Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day?

Valentine’s Day Waa ayo Valentine? Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day? Maxay ka qabtaa Diinteenu Islaamkeenu? بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم و رحمة الله و بركاته الحمد لله رب العالمين ،...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Difaacayaasha Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland oo Eedaymo aan...

Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Difaacayaasha Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland Mr Saleebaan Xuquuq ayaa Maanta ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada Waxaanu Sheegay in Muranka ka Jira Golaha...

View Article


Horta Yaa Mujaahid Ah? W/Q Fouad Abdisalam

Salaamu laahi Caleykum Malaha Kaligey kuma ihiye Waxa is weydiiyey misena aan ku dawakhey micnaha iyo qeexitaanka dhabta ah ee uu huwan yahey qof loola baxey ama isugu isku bixiyey mujaahid, Ereyga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Akhri Heshiiskii Uu Mulkiilaha TV-ga Universal Saxeexay Inuu Kaga...

Hargeysa:12-Feb-2014(SDN)-Wali Shacabka ku Dhaqan meelo Kala Duwan oo somaliland ah ayaa Hadal Haya Sababta Keentay in Albaabada Loo Laabo Telefshanka Afka Soomaaliga ku Hadla ee Universal oo dhawaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafkii Wasaaradda Warfaafinnta Oo Wali Taagan, Wasiir Cukuse Oo Xannibaad...

  Hargeysa:12-Feb-2014(SDN)-Khilaafkii Ka Dhex  Aloosnaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Agaasimaha Tv-Da Dawladda Khadar Cali...

View Article

Cedar, Augsburg get $200K grant to promote Somali music

The Doris Duke Foundation for Islamic Art has given the Cedar Cultural Center and Augsburg College $200,000 to bring internationally known Somali musicians to Minneapolis over the next two years. The...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo ka hadlay Khilaafka Gollaha...

Edmonton Feb 12,2014(SDN)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka dhiibtay khilaafka siyasadeed ee ka taagan Gollaha Wakiilada Somaliland....

View Article

DAAWO:Abwaan Hadraawi oo lagu kediyay ka hadalka khilaafka Wakiilada...

Hargeysa Feb 12,2014(SDN)-Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi oo lagu kediyay si xeeladeysan oo waano u badan uga jawaabay. Hadraawi ayaa ku booriyay masuuliyiinta la doortay in ay fuliyaan waxii loo...

View Article

Abwaan Gabay Mug leh u hibeeyay Xaaji Cabdi Waraabe

Hargeysa Feb 12,2014(SDN)-Gabay (Dhaxal Reeb) waa murti kooban oo abwaanku u hibeeyay Samo-Taliska reer somaliland ee xaaji Cabdikarim Xuseen Yusuf (cabdi warabe) waa Erayadii Abwaan Axmed C/laahi...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live