Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Musharaxa Madaxwayune KU Xigeen Ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Soo Dhaweeyey...

Hargeisa 19/2/2015(SDN/QJ)musharaxa madaxwayne ku xigeen ee xisbiga ucid ayaa maanta taageeray  go,aandii uu maanta gudomiyaha xisbiga wadani ka soo saaray  qabsoomida doorashooyinka somaliland mar uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye Cirro Oo Khudbad dheer Oo Uu Jeediyey Ku Shaaciyey Xilliga Rasmiga...

Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa maanta shacabka reer Somaliland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Qolaal Madaxtooyadu Muuse Biixi Ku Dirqiday Oo Jawaab u ah Khudbaddii...

Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyada, ayaa maanta Hoggaanka Kulmiye ugu yeedhay inuu kasoo qaybgalo Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiislaha ahaa, waxana Halkaas Guddoomiyaha loogu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Khudbadii Gudoomiye Ciro Ee Uu Maanta Kaga Hadlaayey Mawqifka...

Hargeisa 19/2/2015(SDN/QJ)halkan ka daawo khudbadii uu gudoomiye c/raxmaan ciro u jeediyey masuuliyiinta xisbigiisa oo dhamays tiran oo uu kaga hadlay mawqifka u xisbigiisu ka qabo doorashooyinka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Xildhibaan C/raxmaan Xoog Oo Xukuumada Uga Digay Wax Mudo Korodhsiya...

Hargeisa 19/2/2015(SDN/QJ)xildhiban c/raxmaan xoog oo kamida xildhibanada golaha wakilada somaliland  ayaa maanta xkumada ku dhaliilay  qaabka u diyaar garawga dorashooyinka dalka  oo ilaa iyo haatan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Maanta Soo Dhaeweyey Wafti Balaadhan Oo...

Hargeisa 19/2/2015(SDN/QJ)wasiirka biyaha somaliland ayaa maanta soo dhaweyey  wafti balaadhan oo ka socday dawlada isutaga imaradka carabta ee dubay  waktigani ayaa u socady halka uu marayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Umaddani Waxba Garan Maysee Afduubo, Aniga Iga Suuro Geli Mayso Laakiin Mid...

Hargeysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)-Afar iyo labaatan sano oo ay haatan cimri ahaan baarka ka goysay, haddana, weli waxay u muuqataa siyaasiyan saqiir raad barad ah oo aan qaan gaadhin. Da, ahaan way koran...

View Article

Dhacdo Bulshada Magaalada Burco Indhahooda Soo Jiidatay iyo Hadal hayntii ka...

Burco 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- In badan oo Goobta Joogtay Waxay ku noqotay Riyo, Kuwo kale way Rumaysan waayeen halka qaarna ay Yaqiinsadeen Xaqiiqda Hortooda Taal. La yaab ma laha inaad mararka qaar la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimaynta hortaala Komishanka cusub iyo Sida ay Uga Gudbi Karaan Faalada...

hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Doorshooyinku waa dariiq Somaliland ku xidhaya Adduunka intiiisa kale, Waa Nidaam Saamaxaya in Xukunka lagula kala wareego doorasho Xor iyo Xalaal ah,Waa Xuquuq uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka...

Hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waa 33 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxanu soo jeedinaynaa ninka Jooga Garoonka ee Wasiirka ah in nalaga soo...

Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Boqor Yuusuf Cabdilaahi Raabi oo kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka Hadlay dhibaatooyin ka taagan dhulka Masalaha ee Konfurta Hargeysa, waxana uu Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhri Maansada HAYAAN DHICISOOBAY Oo Muujinaysa Sida Loogu Hungoobay...

Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Maansadani waxaan curiyay maalin khamiisa waa 20/11/2014 waxaanay ka hadlaysaa dhinacyo. badan ku waasi oo taabanaya duruufaha iyo waayahay siyaasadeed ee ka jira wadankan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wsiirkii hore ee Qorshenyta Somaliland Cali Sanyare oo ka faalooday gaabiska...

Geneva Feb 2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo...

View Article


Saxafi Cali Cabdi Coomey !!! Magacaagu Yuu Noqon, Mid Xumaan Ka Marag-Kaca!!!

Ma ihi Saxafi !!! Hadana tan iyo 65 kii ( Nus Qarni ) oo aan dhiganaayey Dugsiga Hoose ee Qudh-Dheer, Waxan xoog ilaa Yawmanaa Haadaa an u xiiseeya Saxaafadda Caalamka Caam ahaan, Khaasatan ta...

View Article

Seize the moment to help Somali-Americans

One of the major powers vested in the American presidency is that of the bully pulpit. The opportunity to bring attention to a particular issue is enormous. President Obama has done that this week by...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahinta Qarax Goor Dhaweyd Muqdisho Ka Dhacay Iyo Magacyada Masuuliyiin...

Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Qaraxyo isdaba joog ahaa oo maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa kasoo baxaya faahfaahin dheeraad oo la xidhiidha cidda waxyeelladu kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mucaaridka Waxan leeyahay Wadaag Lama Samayn Karo,waxaana Dawlada Xilka...

Hargeysa:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Jawaabtay Hadal dhawaan kasoo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Xildhiban C/raxmaan Cismaan Caalin Oo Ka Mida Xildhibanada Wakilada...

  hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)xildhiban c/raxmaan cismaan caalin o ka mida xildhibanada golaha wakalida ee xisbiga kulmiye ayaa maanta ka hadlay khudbadii c/raxmaan  ciro ee mawqifka xisbigisa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasiir Waran Cade Oo Go,aan Madaxtooyada Looga Soo Dhiibay Ugu Jawaabay...

  Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland oo maanta  go,aan madaxtoyada looga soo dhiibay ugu jawaabay xisbiyada mucaaridka ah iyadoo afkiisaana ka soo baaxayey ereyo muujinaya dib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Magaalada Hargeisa OO Laga Xusay Maalinta Dhalin Yarada Somaliland...

Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magaalada hargeisa l;aga xusay  maalinta dhalinyarada somaliland iyadoo xuskaasi  lagu qabtay  taalada dhagax tuurka ee maxkamada horta xuskaasi ayaa waxa...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live