“Tuugo casriyaysan oo adeegsanaysa tilifoonada iyo internetka oo soomaali...
Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Nidaam Cusub oo Tuugo-nimo ayaa Mudooyinkii u danbeeyay aad uga soo Shaac baxay Meelo badan oo ka Mid ah Somaliland,Somalia,Punt land iyo dhulalka kale ee Somalidu degto....
View ArticleShan Sano ka hor maxay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaidka Somaliland ee...
Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco...
View ArticleTacsi ku socota ehelka iyo qaraabada Marxuum Maxamuud Cabdi Sheekh Haruun (...
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Maxamuud Cabdi Sheekh Haruun ( Xabashi ) oo Maanta 16/02/2015 Gacan Ka Gardran ay Ku Dishay Magaalada...
View ArticleBarnaamij Ka Hadlaya WAXBARASHADA oo uu soo bandhigay wariyaha ruug cadaga...
London 17Feb15(SDN/QJ)Barnaamij Ka Hadlaya WAXBARASHADA oo uu soo bandhigay wariyaha ruug cadaga Dahir Ismaciil Xaji Adan Taas oo Dadbani ka faidaysan donaan baramijyadan ayaa waxa iska kashada...
View Articleku-simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii loo gaystay Saraakiil ka tirsan...
naa-li-laahi-Waa-inaa Ileyhi-Raajicuun Geeridu waa xaq, qof walbana waqtigiisa dhaafi maayo Muqdisho, 17, Feb, 2015(SDN/QJ)Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka...
View ArticleWaan Ooyayaa..!!!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waxaan Ahay 7 Jir Rajay ah,Hooyadayna sanad ka hor ayay xijaabatay.Labadayda Waalid Wax caruur ah kaligay bay ila haayeen. Markii ay Ifka ka hoyatay Hooyaday macaan,waxaan waajahay Nolol adag....
View ArticleDhacdo Dileedkii Ugu Naxdinta Badnayd ee Sannadkan Cusub ee 2015 ka Dhacda...
Gabilay 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cade ayaa sheegay in ciidamada Boolisku ay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaal loo tuhmayo dilka...
View ArticleGudida Doorashooyinka Somaliland oo Mudada u Kordhiyay Qandaraaska Xaraashka...
Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Qandaraas lagu xaraashayo Gaadiidka ay leeyihiin Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo hore loo shaaciyey, isla markaana loogu soo bandhigay ciddii danaynaysa inay ka...
View ArticleXukuumada Somaliland oo Shuruudo ku Xidhay dayn ay ku leedahay Shirkad...
Washington/Hargeysa, 17 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa sharraxaad ka bixisay lacago deyn ah oo shirkad Maraykan ah sheegtay inay ku leedahay Qaranka Somaliland oo aanay weli ka helin,...
View Article“Xisbiyada Mucaaridka ah Waxay kaga dhegtay Cajalada Doorashada,Tabashada...
Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa jawaab ka bixiyey hadalada ka soo yeedhaya Xisbiyada...
View ArticleMaalmaha is Guraya iyo Dhawaqa Dhegaha Shacabka Somaliland ka eegayaan...
Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- In ka yar boqol maalmood ayaa ka hadhsan wakhtiga ay tahay inay dhacdo doorashada madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee Somaliland oo ah 26 June 2015, maalintaas oo ay ku...
View ArticleMuj. Cali Gurey Oo Daaha Ka Fayday Shirkad Hantida Shacabka Lagu Urursanayo...
Hargeisa:Feb,18,2015-(SDN/QJ)-Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid, ayaa ka Hadlay Shirkad dhawaan Hargeysa lagu daahfuray oo la sheegay inay ujeeddadeedu...
View ArticleMadaxwayne Ku Xigeenkii Somaliland iyo Maayarad Qaar Ka Mida Maayarad...
Hargeisa 18/2/2015(SDN/QJ)-Mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose ee loo soo gaabiyo GPLG, ayaa maanta lagu qabtay qasriga madaxtooyada Somaliland, waxaana shirkaasi lagu kala saxeexday wejigii...
View ArticleDaawo:Golaha Wakiilada Somaliland Way Mudo Dhaafeen Waxanay Hada Ku...
Hargeisa 18/2/2015(SDN/QN)gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga ucid ayaa maanta ku baaqay in la kla diro golaha wakilada somaliland ooo uu shegay inay mudo dhaafen isago sidoo kale ugu baaqay in...
View ArticleWar Deg-Dega Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal Maxamuud Saleban Ramaax Ayaa...
Hargeisa 18/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal maxamuud saleeban Ramaax ayaa warar Sheegay Inuu ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayey in lagu khaarijiyo ka dib makii ay ka soo...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal Saleban Maxamuud Ramax Ayaa Tvga...
Hargeisa 18/2/2015(SDN/QJ)halkan ka daawo gudoomiyaha cusb ee gobalka awdal saleban maxaud ramaax oo waraysi uu siiyey tvga bulsho kaga waray qaabkii u dhacay weerarkii laagu talo galay in lagu...
View Article“Dawladdani Haatan way sii dhacaysaa, Qandaraas ay saxeexi kartaana ma jirto,...
London:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Maxamed Yaasiin Xasan Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Horumarinta Dekedaha, ayaa ka Hadlay Warar isasoo taraya oo sheegaya in Dekedda...
View Article“Somaliland, waxa naga dhexeeyaana waa Xabad iyo Dagaal, haddana kama taganin...
Muqdisho:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galaydh oo sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa ka Hadlay wixii u qabsoomay Maamulkiisa iyo xidhiidha ka dhexeeya somaliland. Cali Khaliif...
View ArticleConversation with a Fool
The Doctor : So you are a member of the Kulmiye party for almost about 10 years. The Fool : That is about right. The Doctor : So you are loyal to the Kulmiye Doctrine. The Fool : I guess you are...
View ArticleDaawo:Gudooomiye Ramaax Oo Ka Warbixiyey Qaabkii Uu Shalay Uga Badbaaday Isku...
Hargeisa 19/2/2015(SDN/QJ)gudoomiyihii hore gobalka sanaag maxamuud saleban ramaax ayaa manta qaar ka mida warbaahinta uga warbixyey qaabkii uu shalay udhacy iskudaygii dil ee uu ka badbaaday...
View Article