DAAWO:Sheekadii Islaantii nabi Muse Janada waydiisatay
Ottawa Dec 19,2014(SDN/QJ)-Sheekhul Beledka magaalada Ottawa ee dalka Canada Sheekh Siciid Cali Axmed ayaa waxa uu manta halkan inoogu soo gudbinayaa barnaamij diini ah oo uu uga waramayo Islaan Nabi...
View ArticleDAAWO:Barnaamij kahadlaya Macdanta laga qodayo degaanka simoodi ee gobolka Awdal
Borama Dec 19,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij muqaal ah oo ka waramaya kheyraadka ceegaaga dalka khaasatan degaanka Simoodi ee gobolka Awdal oo haatan laga bilaabay mashruuc soo saarid ah. Mashruucan oo ay...
View Article274 Xildhibaan + Daahir Amiin Jeesow
Waxaa la yidhi: Geela duqdiisu durdurisay aarankiisana maxaad mooddaa. Waxay ahayd 19.Dec.2013, maalintii aan qorey Maqaalkan: Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro Maqaalkan oo ruuxii aan...
View ArticleMeydka 8-Carruur ah Oo 7-kamid ahi Walaalo ahaayeen Oo Laga Soo Saaray Aqalka...
Carnsi:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Aqal ku Yaalla Dalka Australia, ayaa waxa laga helay Meydka Siddeed carruur ah oo Toddoba kamid ahi walaalo ayaayeen oo lagu dilay middi iyo Hooyadii dhashay oo dhaawac...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Saaka u Ambabaxay Dalka...
Hargeysa:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti sare oo uu hoggaaminayo, ayaa u amba baxay Dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Safarka Madaxweynaha oo ay ku wehelinayaan...
View ArticleMadaxwaynaha Somaliland Ayaa Goor Dhawayd Gaadhay Dalka DJabuuti Iyadoo...
Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo si heer caalami ah loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, iyada oo ay garoonka Diyaaraha ku soo dhaweeyeen...
View ArticleDaawo:Faadumo Siciid Oo Maanta Ka War Bixisay Waxqabadka Ururkeda Odxa Iyo...
Hargeia 20/12/2014(SDN/QJ)Marwo Faadumo Siciid aya maanta ayaa maanta ka war bixisay hayada odxa iyo waxyabaha ay ka caawiso dhalinyarada soamliland iyadoo sidoo kale ka hadashay dhibatoyinka ay...
View ArticleDaawo: Salaadiinta Boorama Oo Maanta SHir jaraaid Ooy Qabteen Cod Dheer Ku...
Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Salaadinta boorama ayaa shir ay manta qabten waxa ay sheegen inanay suldaan wabar la qabin goositanka uu somaliland akaga goostay iyago sheegay inanu suldaanku arinkaa...
View ArticleDaawo:Sulaadka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo hadal Taarikhiya Ka Jeediyey...
Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Shir ay manta isugu yimaden badiba hormoodka salaadiinta cuqaasha iyo wax garadka beesha sacad muuse aya maanta ku yeeshay magalada hargeisa kulanaasi oo lagu taageraayey...
View ArticleDaawo: Xoghaya Ciyaaraha Xisbiga Wadani Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey...
Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)xoghayaha ciyaaraha xisbiga wadani ya amaanta lagu soo dhaweyey magalada hargeisa iyadoo ka hadashay xaalada siyaasaded ee dalka waxa ay sidoo kale ka hadashay doorka ya...
View ArticleGudi Hoosaad ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Musuq Maasuqii ugu Xooganaa ku soo...
Hargaysa 20.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland u qaabbilsan Daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka, ayaa maanta Golaha soo hor-keenay Warbixin dhinacyo badan taabanaysa,...
View ArticleIs aragii Labaad ee Madaxweyeyaasha Somaliland iyo Somalia iyo Maxsuulka...
Jabuuti 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Somaliland Mudane Xasan Sheekh iyo Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shalay ku Kulmay Magaalada Jabuuti,halkaas oo ay ku sii ambo...
View ArticleBarta Face Book-gga Oo Muddo Todobaad ah Hawada Ka Qaqnaan Doonta Iyo...
Washington:Dec,21,2014(SDN/QJ)-War dhawaan kasoo baxay Mulkiilaha ama aasaasaha Barta Bulshadu ku xidhiidho ee Face-book-ga, ayaa lagu shaaciyey in Bartaas muddo Todoba maalmood ah la xidhi doono....
View ArticleDHEGEYSO:Masuuliyiin ka mida sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ee Woqooyiga...
Toronto Dec 21,2014(SDN/QJ)-Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa waxa ay dalalka ay ku nool yihhn Jaaliyadaha reer Somaliland waxa ay ku leeyihiin laamo iyo xubno kala taageera xisbiyada Somaliland....
View ArticleDaawo: gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo ka...
Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee u cid eng faysal cali warabe oo maanta ka soo hor jeestay wada hadalada somaliland iyo somaliya oo malintii shalay ay ku kulmen...
View ArticleAkhri War-murtiyeed Aan Shishlayn Oo Laga Soo Saaray Wada-hadalladii...
Djibouti:Dec,21,2014(SDN/QJ)-Wada-hadalladii shalay Somaliland iyo Somalia uga furmay Dalka Djibouti ayaa lasoo gunaanaday, waxana laga soo saaray Qoddobo dhawr ah oo labada dhinac si wada jir ah...
View ArticleDaawo:Wasiirka Waxbarashada Oo Dhinac Iskaga Duday Liiskii Musuqmaasuqe...
Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka waxbarashada somaliland samsam cabdi aadan ayaa maanta dhinac iskaga duday eedihi musmaasuq wee shalay gudoomiyha gudida dhaqaalaha iyo daba galka hantida qaranku...
View ArticleQodobada Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Somaliland Qalinka ku wada...
Jabuuti 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo uu Goor dhawayd u soo dhamaaday Wada Xaajood laba Geesood ah oo shalay uga furmay Magaalada Jabuuti ayaa Qallinka ku duugay...
View Article“Walaalkay xasan sheikh Maxamuud, waftigiisa iyo Dawladdiisa aad iyo Aad...
Djibouti:Dec,21,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka Hadlay Aragtidiisa ku Aadan Qoddobada kasoo baxay Kulankii uu la qaatay Dhiggiisa Somalia, waxana uu tilmaamay inuu soo dhaweynayo...
View ArticleDaawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Waran Cade Oo Ka Hadlay...
Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Wasirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta ka hadlay xaalada amaan ee gobalka awdal isagoo wasiirku ka hadlay arinta goosashada suldan wabar iyo...
View Article