Fadeexad Cusub Askar Maraykan ah oo Dirirta Qasa ka dhinac dagaalamaya...
Washington 25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayay Ceeb wayni ka raacday dagaalka Yuhuudda Israa’iil ku xasuuqaysay Shacabka Muslimiinta Falastiin ee ku dhaqan magaalada Qasa iyo nawaaxigeeda...
View ArticleIsmaciil Cumar Geelle miyuu Faysal Cali Waraabe uga xoog roonaaday hogaanka...
London July 25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa hore u shaaciyay in uu joojiyay ka hadalka Madaxweynaha Jabuuti ka dib kolkii uu sheegay in madaxweynuhu...
View ArticleDAAWO:Xidhiidhka Adiga iyo Quraanka -Qaybtii 4-aad
Ottawa July 25,2014(SDN/QJ)-Waxa aanu manta halkan idiinku soo gudbineynaa qeybtii afaraad ee barmaamijkii adiga iyo Quraanka. Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa Muhiimada Sabirka iyo salaada. Waxa...
View ArticleAfur Dhoola Tus ah oo Kulmiyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Qaybo ka Mid ah...
London 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Fasax Caadi ah ku Jooga Magaalada London ayaa Habeenkii Xalay Kula Afuray Mid ka Mid ah...
View ArticleMuuqaal Naxdin leh oo Laga Duubay Daqiiqado Yar Kadib Markii la Toogtay...
Muqdisho 26.July 2014 (SDN/QJ)- Allaha u naxariistee Saado Cali Warsame oo dhawaan lagu dilay Muqdisho ayaan helnay muuqaal muujinaya iyada oo Meyd ah oo ku dhex jirta gaarigii lagu dhex dilay....
View ArticleSheekh Xasan Nasrullah Hogaamiyaha Xisbullaah oo Digniintii ugu Adkayd u...
Lubnan 26.July 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Sheekh Xasan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin ee degan marinka...
View ArticleSakaatul Fidrigu Iyo Cida ay ku Waajibtay Muxaadiro uu Soo Jeedinayo Sh,Aadan...
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa ayaa Halkan inooga soo Jeedinaya Khudbad ku saabsan sakatul fidriga iyo cida ay ku waajibto, Maadaama ay...
View ArticleSh.Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo inoo Faahfaahinaya Axkaamta Maalinta Ciidul...
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Gabo Gabo ah Bishii Raxmada,Naxariista iyo Denbi dhaafka ee Waajibka ku ahayd Shucuubta Islaamka Waxaynu Galaynaa Farxada Maalinta Ciidul Fidri Hadaba Axkaamta ku...
View ArticleIsbedelka Radio Muqdisho Iyo SNTV: Wasiirka Hada ‘Dhuxulow’ Ku Kordhiyey Oo...
Markii xilka Wasaarada Warfaafinta iyo Boostada loo dhiibay Wasiir Ciilmooge, ayaa QurboJoogta magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, aad ugu faraxeen magacaabistiisa. Waxayse Qurbojoogta ku talinayeen...
View ArticleWACADKII WASIIR XIRSI WUXUU KU EEGYAHAY 31st July- : BURCO-OODWAYNE-HARGEISA
Wasiir Xirsi iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa bulshada Gobolka Daad madheed ugu balan qaaday in Cara-tuulka jidka isku xidha labada Gobol ee Togdheer & Daadmadheedh lasoo afjari...
View ArticleMo Faarax oo Ka Hadhey Ciyaarihii Barwaaqa Sooranka Sababtu Maxay Tahay?...
Glasgow-27-July-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay todobaadkan iyo ciyaaraheena waxaynu ula safreynaa xagaa iyo dalka Scotland & Wales oo aay ka furmeen ciyaarihii wadamada barwaaqa sooranka (Commonwealth...
View ArticleAN ERROR OF JUDGMENT OK: AND REAP THE WHIRLWIND
Had Mr Rayaalle been elected instead of Siilanyo four years ago , we wouldn’t have been in the present mess we are in . The country would not have been under siege as we are now. Our borders would...
View ArticleThe Mismatch Interests on Tribal Politics in Somalia
Introduction Somalia, a domicile of inferno, analytically corrupt, where immoral and ethical dishonest are all on primed. A home of piracy and a self-haven of International Terrorism, all at once...
View ArticleQurbejoog.com:Ciid Mubaarik Dhamaan Akhristeyaal
London July 28,2014(SDN/QJ)-Bahda Qurbejoog/somalidiasporanews.com ayaa waxa ay halkan uga dirayaan dhamaan akhristeyaasheena ciid mubaarik. Sidoo kale waxaanu dhamaan umadda Muslimka eebe uga...
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbadii Salaada Ciida si adag u...
Hargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Boqolaal ka mid ah Shacbiga Caasimada waxa uu...
View ArticleDAAWO:Arooska inanta uu dhalay madaxweynaha Jabuuti iyo xaqiraada TV-ga...
Jabuuti July 28,2014(SDN/QJ)-Waxa dalka Jabuuti ka dhacay aroos dalkaas oo idil hantidiisii lagu bixiyay isla markaana lagu xanibay gebi ahaanba hawlihii qaran ee dalkaasi todobaadyadii u danbeeyay....
View ArticleGoolhayihii Hore ee Berisamaadkii Horseed & Xulka Qaranka (Jaahuur) Ayaa...
Ottawa-28-July-2014-(SDN-QJ) Saaxiibayaal Goolhayihii hore ee Horseed iyo xulka qaranka (Jaahuur) ayaa farxadda ciidul fidriga halkan ugu diraya dhamaanba ciyaartooydii cuslaatey,kuwa cusub,bahweynta...
View ArticleBaraamij ka dhaliyey khilaaf xogan wasarada warfaafinta Somaliland iyo Tvga...
London 29July14 baaramijka ciida oo ka dhaliyey khilaaf xogan wasarada warfaafinta Somaliland iyo Tvga Universal oo hada live u socda ka daawo qurbejoog.com
View ArticleRe-confirmation of Eidagale Community Committee in United Kingdom previously...
Subsequent to an internal discussion, it has been decided that Eidagale community committee in UK previously announced on June 21, 2014 that, their chairman is Mr. Deeq Abdi Digaale and Mr Mustafa (A...
View ArticleAfhayeenka Xisbiga Wadani ee Norway oo Muslimiinta ka hambalyeeyay Ciidul...
Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Xisbiga Guud Kan Garabka Laanta Sweden Iyo Kan Guddiyada Waxa Aanu Halkan Hambaalayo Uga Diireynaa Dhamaan Ummadda Islamka Ah Iyo Dhamaan Dadka Somalida Ah Iyo khaasatan...
View Article