Ottawa July 25,2014(SDN/QJ)-Waxa aanu manta halkan idiinku soo gudbineynaa qeybtii afaraad ee barmaamijkii adiga iyo Quraanka. Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa Muhiimada Sabirka iyo salaada.
Waxa barnaamijka isku dubariday inoona soo gudbinaya Sheekh Saciid Cali Axmed, Halkan Hoose ka daawo Barnaajika.