Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

DAAWO:Sheekh Saciid Cali Axmed iyo Qybtii sadexaad ee Mushkilada​ha guurka...

Ottawa April 11,2014(SDN)-Daawadeyaa waa qayb kale oo ka mida barmaamijkii taxanaha ahaa ee mushkiladaha guurka. Waxa aan ku eegaynaa doorashada lamaanaha iyo doorka ay ku yeelan karto mushkiladaha...

View Article


Wasiirka arrimaha Gudaha Md.Warancade waa boog ku taal qaranka.

Waxa la yaab leh wasiirka arrimaha gudaha Md.Warancade dalka uu wasiirka ka yahay ma Somaliyaa mise waa Somaliland.Waa yaabe talaabooyinka sida cadceeda u cad ee uu ka wado dalkan JSL waxay muujinayaan...

View Article


Muqdisho:Ra’iisal Wasaaraha Somalia oo bari ka deggi Doono Kismaayo

11,Apr.2014(SDN/Q J)-Ra’iisal Wasaaraha Somalia Md.Cabdiwali Sheekh Axmed,ayaa la filayaa inuu maalinta  bari ah safar shaqo ku tago Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka ku meel gaadha ah ee Jubba....

View Article

Berbera: weerar dhaawac iyo dhimasho ah oo ka dhacay Magaaladaasi

11,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalo Xeebeedka Barbara,ayaa sheegay in goor dhawd halkaasi lagu dilay Marxuumad Magaceeda lagu soo gaabiyay Xamda,halka Will uu dhlay Xil.Qabile...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Booliska Oo Sii Daayey Fannaanad Ikraan Jaamac iyo Laab-saalax Oo...

Hargeysa:12-April-2014(SDN)-Fannaanada Caanka ah ee Ikraan Jaamac Ismaaciil, ayaa Muddo saddex cisho oo ay ku jirtey Gacanta Ciidanka Booliska somaliland dib u heshay Xorriyadeedii, Halka uu Awbaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goobaha Halbawlaha u ah Hargeysa Oo Habeenkii 14-naad Mugdi ah iyo Halis...

Hargeysa:12-April-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii 14-aad Oo Xidhiidh ah Madaw ku Sugan inta Badan Guryaha Caasimada Hargeysa ku Yaalla iyo Waliba Goobaha Halbawlaha, kadib markii ay Warshadii korontoda Ee...

View Article

Ra’iisal Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Xaaladda Cakiran ee ay ku suganyihiin...

12,Apr 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay howlgallada ay ciidamada Kenya ku qab-qabanayaan Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee...

View Article

Yaa u Kala Dabqaadaya Real Madrid,Bayern Munich,Atletico Madrid,Iyo...

Champion League-April-12-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalkii Yurub (Champion League) oo la iskugu soo uruurey (Semi Finals) \ Haddaba haddii aan idiin...

View Article


Xildhibaan Qabile Waa Xalaal Cun oo marna Khasab kuma balweyn-ka​ro

Waxaa ceeb iyo fadeexad qaawan ku ah  xukuumada Siilaanyo in ay ku  fashilantey dhacdadii labaad ee lagu wanjalaayey Xildhibaan Mohamed  Faarax Qabile. Waxaa ummada Maanta u-cadaatey in duufaanada,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay Shacabka Reer Hargeysa Ku Macneeyeen Kasoo Bixitaankii Madaxweyne...

Hargeysa:13-April-2014(SDN)-Bixitaankii Kediska ahaa ee uu xalay madaxweyne Siilaanyo ku soo maray Goobo kooban oo Caasimadda ka mid ah, ayey shacabku siyaabo kala duwan uga faalloodeen isla xalay-ba....

View Article

Xiisadda Bariga Ukraine oo Cakiran iyo Maraykanka oo Hanjabaad diray

13,Apr.2014(SDN/QJ)-Xaaladda cakiran ee haatan ka taagan dalka Ukraine ayaa waxay kala irdhaysay Xidhiidhkii Diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay wadamadda Ruushaka iyo Reer Galbeedka.waxaanqa soo baxaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEGDEG AH: Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Mudaharaad Ku Kala Xidhay...

Hargeysa:14:13-April-2014(SDN)-Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayaa Gadood ka Sameeyey Lacago uu ku Kordhiyey Maamulkoodu, waxana ay Saaka u dareereen Mudaharaad Ballaadhan oo ay ku kala Xidheen isu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAMAACINIMADA WAA LAGU HALIGMAA ?

waxaa jiri jiray nin boqor ah oo doonnay inuu ogaado (baadhana) in wasiirka boqortooyadu DAACAD u yahay , markaasaa maalin maalmaha kamid ah , ayaa waxa uu waydiiyay waxan doonayaa inaad ii sheegto...

View Article


Is Operation Usalama Watch a Somali Gulag?

Last week, President Uhuru Kenyatta was in Kigali where he apologised to Rwanda for Kenya’s silence and failure to intervene and stop the 1994 genocide.  The Rwanda genocide was triggered by ethnic...

View Article

Ogaysiis waxa la ogaysinaya dhamaan Xubnaha ururka Samafalka ee Hablaha...

Ogaysiis waxa la ogaysinaya dhamaan Xubnaha ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi (HGWDA) Ee UK iyo Yurub in ay ka soo qayb galaan shirwaynahii 5sano ee  ururka Hablaha Garoodi Goobtuna waa sida hoos ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi oo qabanaya shirwaynahoodii 5aad kuna soo...

London:13April14(SDN) ururka samafalka ee hablaha garoodi ayaa waxay ku dhawaqeen inay qabanayaan shirwaynahodii shanaad ee ururka mar aan la xiriiranay qurbejoog.com ayaa waxa u shegeen in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ardayda Jaamacada Hargaysa iyaga ayaa ka baxay Heshiiskii aanu Wada...

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa maanta ka hadashay Cabasho ay ka Muujiyeen Ardayda Wax ka barata Jaamacada Hargaysa Korodh...

View Article


Xukuumada Somaliland oo Raali Gelin Rasmi ah Siisay Itoobiya ka Daawo Qurbejoog

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Si rasmi ah uga Raali Gelisay Dawlada Itoobiya Fal Baadhis ah iyo Xogo ay ka Qaadeen Saraakiil Sare oo Sirdoonka Itoobiya ka Tirsan oo dhawaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Waa Qaybtii labaad ee Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka ee ka Dhex Unkantay Hal abuur Maxamed Cabdi Wabax iyo Mid ka Mid ah Hablihii Gayaankiisa ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaa Gacanta lagu Dhigay 45 Ruux oo Rabshada Waday” Gudoomiyaha Gobolka...

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare, Ayaa maanta ka Cadeeyay inay Ciidamada amaanku maanta qabqabteen ku dhawaad 45 dhallinyaro ah oo Maanta...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live