Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laba Wasaaradood oo Difaacay Hay’ad la Sheegay inay Dalka ka Wado Siyaasad ka...

Hargaysa 24.July (SDN) Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo  Cadaalada ayaa  si Wada jir ah u beeniyay war lagu daabacay warbaahinta Qaarkeed oo lagu Sheegay in Hay’ada CESVI ay Wado Sidii ay...

View Article


Xulka Gabdhaha Germany oo 1-0 Ku Caraabiyey Xulka Sweden(Uefa Women’s Euro...

Gothenburg-Sweden=July-24-2013-qurbejooognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaggaa iyo cariga Sweden oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Yurub ee...

View Article


Beesha Muuse Ismacill(Gadhweyn) oo taageertay Gollaha Wadatashiga Somaliland

Ceerigaabo July 25,2013(SDN)-Beelweynta Muuse Ismaciil Gadheyn ayaa baaq taageero ah oo ay u jeediyeen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Waxa ay ku sheegeen in ay Deagaanadooda ka furi doonaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

40 Tallaabo oo ku gaadhsiinaya in aad nolashaada si raaxo leh ugu noolaato!

  Afartankan tillaabo ayaa qofkii sida ay tahay u qaada waxa uu ku noolaanayaa farxad waxa uuna gaadhayaa horumar waana uu ka nolol duwanaanayaa dadka kale. 1- Maalin walba soco 10-30 daqiiqo adiga oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heshiishka UCID Iyo WADDANI . Waxaa iiga Baxey !! W/Q Fouad Abdisalam

Salaamu laahi caleykum   Shaley (24 July) waxaa uu heshiish laba geesood ahi ku dhex marey Ambassador hotel hargeisa labada xisbi siyaasi ee mucaaridka ee UCID Iyo WADDANI kuwaas oo  mudooyinkii danbe...

View Article


Waxba Xirsi-yow Ha Soo Hangalaysane.… – Qalinkii: Xuseen Xasan Badmaax

Wax badan ayuu qalinku ka maagay inaan dhinac ula baxo wasiir ka tirsan dawlada Dhukkan ee uu hogaanka ka yahay madaxweyne Axmed-siiraanyo maanta se inankan Xirsi ee dabaylaha bari sitaan ayaan...

View Article

Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna...

Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw. Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La...

View Article

HESHIISKA MAAMUL-WAD​AAGA HAWADA, IYO HIMILADDA SOMALILAND​!

Waa Jamhuuriyadii is-diidooyin ka! Guul-daradu waa guul, gaajadu waa dhereg, beentu waa run, Silicu waa ladnaan, qalad kuna, waa sax! Haa sidaas weeye. Somaliland iyo nidaamkeeda siyaasiga ah ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prime Minister Farmajo to Honor Somali Graduates in Ohio

The organizing committee of the annual Somali Graduation and Scholarship Program is pleased to invite all Somalis who graduated from Ohio high schools and colleges to the most prominent Somali event in...

View Article


Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo soo bandhigay Tacadiyadii...

  Hargaysa 26July13(SDN)Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA una taagan ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta Somaliland iyo tayaynta, sidoo kalena ah Urarka keliya ee Saxaafaddu leedahay ee sifo sharci...

View Article

TVGA QARANKA GOOB SALDHIG U NOQOTAY CUNSURIYAD.CAADIFAD IYO CABUDHIN

“Muxuu Ka Bedeli Doonaa Wasiir Cukuse, Maxayse Filayaan Shaaqaaluhu” Telefishanka Qaranka oo ah Telefishankii loogu Talo galay in uu u adeego Bulshada ayaa noqday Goobtii ugu horeysay ee ay ka...

View Article

Faysal Cali Waraabe 22 Sanno oo Hadal ah iyo Xirsi Cali X. Xasan 3 sanno oo...

Waxa beryahanba dalka ka socday isku tuurtuur siyaasadeed oo u dhexeeya Fasyal Cali Waraabe Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan kaas oo ay bulshadu siyaabo kala duwan u aragtay. Hadaba waxa is waydiintu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Cuisine Smothers the Stereotypes

If your only information about Toronto’s Somali community comes from the news media, you could easily come to believe that the community is comprised entirely of drug dealing, gun toting thugs. A...

View Article


Hadaanu Nahay Taageerayaasha WADANI UK Waxaanu Soo Dhawaynaynaa Heshiiska uu...

ASC ugu horayn waxaan halkanka salaamayaa guud ahaan shacbi waynaha somaliland iyo howl wadeenada shabakadan QURBOJOOGNEWS waxaan idin leeyay dhamaaantiin RABADAAAAAN KARIIM ale ha inagu gaadhsiiiyo...

View Article

Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay In Ay Joojinayso Barnaamijkii Dal Ku Galida...

London 27July (SDN) Dawlada Dalkaasi Maraykanka Oo Sheegtay In Ay Joojinayso Barnaamujkii Dal Ku Galida Baqtiyaanasiibka Ee La Odhan Jiray “Loterryga Ama Green Cardka”+Hot Video +Dood Xiisa Badan..

View Article


YUSUF GULED GOOD BEENALE WADAL BEENALE DR CAGAWEYNE WAA NIN JIRA EE KA...

Salaan ka dib. Wuxuu yidhi Caydilihii reer Burco Dahab Shiil baa bad galey…. Walee mid nacasa oo wax soo malmaluuqey ayaa bad galey!!!!   Anigoo ku tashadey inaan iska seexdo, ayaan ileyn waa la iigu...

View Article

Sidee ayuu Bangiga dhexe ee Somaliland u hormarinkaraa qaabka uu u maamulo...

Waxa aynu marka hore ka hadli doonaa muhiimada uu isbedbedalka sicirka lacagtu u  leeyahay dhaqaalaha wadanka. Marka xigta waxa aynu soo bandhigi doonaa hab cusub oo uu bangiga dhexe ee Somaliland kor...

View Article


Shacabka Somaliland waxay doorteen madaxweyne iyo ku xigeen wax-qabad...

Siyaasada Xukuumada Siilaanyo oo sii hagaaseysa maalinba maalinta ka danbeysa ayaa hada qarka u-saaran in ay fashilanto, calaamadaha fashilaada ah ee maalmahan ka muuqda siyaasada gurucan ee xukuumada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada oo 3 Jirsatay kana hadashay Waxqabadkeedii,kana Gaabsatay Wixii aan...

Hargaysa 27.July (SDN) Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sadex Sanno ka Hor waxay Maantoo kale la Wareegtay Hogaaminta Qaranka kadib Markii ay ku Guulaysatay Doorashadii Madaxtooyada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Madaxweynaha waa Inaanay Jirib Isbaaro u...

Hargaysa 27.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ay hor taalo dhaabado Culus oo loo baahan yahay...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live