Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Qashin Doortay Qashin

halku dhega maqaaladan waxaa ku tiraabay ruux muwaadin ah oo aan kula kulmay mid ka mid ah xaafadaha Hargeysa kaas oo ka xanaaqsanaa qashinka buux dhaafiyay dariiqyada magaalada, waxana uu intaa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiil La Xidid ah Qoyska Madaxda ka Ah Somaliland Oo Burco la Soo Galay Raxan...

  Burco:27-March-2014(SDN-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Soo Gaadhay Wafti Wasiirro ah oo Wato Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee  Baashe Cumar Cawil...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano iyo Wasiirro Safaf Dhaadheer u Galay Hambalyeyntii Siilaanyo ee...

Hargeysa:27-March-2014(SDN)-Inta Badan Xildhibaanada iyo Wasiirrada Somaliland kaga Jira Gobollada Bariga ee Sool iyo Sanaag, ayaa u muuqda kuwa Daawanaya Garddarada iyo Hadallada Deelqaafka ah ee Ka...

View Article

Human Rights Watch oo ku eedeysay dawlada Itoobiya in ay dhegeysato Mobilada...

Adis Ababa Mar 27,2014(SDN)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dhegeysato isgaarsiinta dadka ay u aragto in ay ka soo horjeedaan. HRW ayaa...

View Article

Sahanka Shidaalka oo laga bilaabay Xeebaha dalka Soomaaliya

Muqdisho M ar27,2014(SDN)-Shirkada Soma oil iyo Gas ee dalka Britain ayaa biloowday in ay shidaal ka baarto xeebaha dalka Soomaaliya bishii hore bartamaheedii. Dawlada Soomaaliya ayaa hore ugu fasaxday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxame d cabdilaahi...

London 27March14(SDN) Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk in Banaanbaxa 18 may ay fursad  fiican tahay  marka ay ku...

View Article

AL –ZIIZI oo iska casilay Hogaankii Ciidamadda iyo Wasiirka Difaaca

Masar,27,march,2014(SDN)-Wasiirkii Gaashandiga ee Wadanka Masar Cabdifataax Al-Ziizi,ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo jagadaasi.si uu Qalaanqal ugu yeesho U cararida Jaggada Madaxtinimadda ee...

View Article

Been ku hadli mayo haddii aan idin idhaahdo cid caawa garanaysa tiradii dadka...

“Mus dalleena baa jira, Bahal baa duddada tuban, Demmenaanta ubadkayga, Iyo Deylo lumisteeda, Iyo dacawadeer buuxda, Anigiyo dedaalkayga, Markaan dayo ammuurtayda, Daacadow laxdaydani, Dar Alley ku...

View Article


Every time Kulmiye party has overcome from crisis, the party falls to another...

The word crisis originated from Greek origin and it is an unstable and dangerous situation affecting an individual, group, community, or whole society. Crises are deemed to be negative changes in the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharkada Sky Moon Travel ee Xarunteedu tahay London oo kuu bilaawday tigidho...

London08March14(SDN) Shirkada SKY Moon Travel oo xarunteedu tahay London ayaa waxay  bilaawday inay jarto tigidho jaban oo aad ku tagi kartid wadankii adiga oo kala soo xiriiri kara teleefonada hoos ku...

View Article

Qurbojoogta: Oo Ka Welwelsan Go’aanka Dowlada Kenya Ku Gaartay In Qaxootigu...

Minneapolis Mar 28,2014(SDN)-Waxaa qaar ka mida Qurbojoogta degan magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, ee dalka Maraykanka ee aan la hadlay ka muujiyeen walaac aad u wayn go’aankii ay dowlada Kenya ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta Dr Macow Loo Xidhay Oo Iskugu Biyo Shubatay Masuuliyiinta Wasaaradda...

Hargeysa:28-March-2014(SDN)-Waxa uu war ka soo Baxay Sababta Rasmiga ah Ee Dawladda Somaliland u xidhay Dr Macow oo Dhawaan Xarun Caafimaad ka Furtay Magaalada Hargeysa, kaas oo La Qabtay Xilii Uu...

View Article

Baydhabo oo lagu doortay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed ee...

Baydhabo Mar 28,2014(SDN)-Waxa magaalada Baydhabo lagu doortay madaxweynaha maamul Goboleeedka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Maxamed Xaaji Nuur oo ka koobnaan doonaan gobolada Bay Bakool Gedo,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS : Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa Dadka reer UK Habeenkii bandhig...

LondonWaxa dhamaan la ogeysiinayaa Bulsha waynta reer Uk in loo qaban doono Bandhig faneed aad uxiiso badan oo loogu  magacdarey ama loo bixiyey ( Habeenkii bandhig faneedka faarax murtiile hamoogaan...

View Article

Haayadda la dagaalanka musuqmasuqa ee fadhigeedu yahay London oo ku baqday...

28March14(SDN) Ujeedo: Warsaxafadeed iyo codsi ku socda dhamaan shaqalaha haay’aadaha iyo wasaradah iyo Wakaaladaha Jamuuryada Somaliland gaarahaan Shaqaalaha waaxaha Maamulka lacagta iyo Mashariicda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro…Xarun cusub oo TVGA Somsat ka furtay magaaladda London iyo...

London29March14(SDN)Tvga Somsat ee xaruntiisu tahay caasimada labaad ee wadankan uk ee Birmiham waxay xafiis cusub ka furteen caasimada wadankan uk ee London xaruntan ayaa waxay noqonaysaa xarun...

View Article

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidanka Qaranka,iyo Booliska oo...

Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, islamarkaana uu wehelinayo Taliyeyasha Ciidamada Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil...

View Article


Wasiirka Caafimaadka iyo Wasiirul dawlaha Waxbarashada oo Tegay Bogcada uu...

Dharyaley 29.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka” Sheeko Taxane ah Qaybtii...

Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Waa Sheeko Jacayl iyo Waayo la soo Dersay Nin araga Naafo ka ah Looguna Wanqalay “Walbahaarka Jacaylka Iyo War la’aanta Indhoolka” Waxay Sheekadani ku Dhacday Nin lagu...

View Article

YAA YIDHI SOMALIDII HORE JACEYLKA MAY AQOON? MISE JACEYLKII AYAA WAX LAGA...

Dadkii ugu gobsanaa Adduunka waxa ay aheeyeen Somali, waxaa loogu hal qabsan jirey dad aan xaqiraadda aqoon oo waxaa lagu tilmaami jirey dad aan midab kala sooca aqoon waxay tusaale u ahaayeen dad...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live