Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Musharixiintii UCID ee Saaxil oo eedeymo kala duwan soo jeediyay

Berbera Mar 19,2014(SDN)-Bayaan ay Soosaareen qaar kamida Musharixiibtii Doorashadii Deegaanka Uga sharaxnaaa Degmada Berbera UCID Bayaankan oo uu sbabey dhacdadii ay Labada Xubnood ee Golaha Deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dareenadii Saaka ee Socdaalka Madaxweynaha Somaliland ee Burco iyo Mashaariic...

Burco 19.March 2014 (SDN)-Weftigii Madaxweynaha xalay u seexday Magaalada Burco ayaa saaka ku waa bariistay Magaaladii oo aad boodo in daad ku soo rogmaday markii ay isa soo tubeen dadweyne aad u  tiro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay Yihiin Dhismayaasha uu Golaha Wakiiladu ka Furanayaan Gobolada Dalka...

Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay Xarumo uu Golahoodu ka Furanayo Gobolada...

View Article

Xisbiga UCID oo xilal cusub magacaabay

19,march 2014 (SDN)-xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee Ucud,ayaa magacaabay xilal cusub oo kala ah: Xog-hayaha Amniga  oo loo magacaabay Cabdiwali Xuseen Gaambiye iyo Xog-hayaha Xidhiidhka Goboladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cali Gebilay oo Sheegay inay Distoorka Somaliland u Bedelayaan in...

Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Gebilay oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee hore uga soo baxay Xisbigii Udub kuna Biiray Xisbiga Kulmiye lagana soo doorto Gobolka Awdal ayaa...

View Article


Fanaanada Sahra Halgan oo Gaadiid DamDamis ah ku Wareejisay Dawlada Hoose iyo...

Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Fanaanada Qaran ee Sahra Axmed Maxamed “Sahra Halgan” ayaa maanta gaadiid damdamiska ah iyo Qalab Caafimaad Waxay Maanta Gudoonsiisay Dawlada hoose ee Caasimada iyo...

View Article

Wasiirka Macdanta oo dalka ku soo laabtay kana Hadlay Heshiis Hor leh oo ay...

Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Xuseen Abdi Ducaale oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaarada Macdanta  ayaa...

View Article

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha,ayaa kormeer ku soo maray...

Berbera,19,march 2014(  SDN)-wafadi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,Dr: Cabdi  Aw-Daahir,oo ay wehelinyaaan Mareeyahaya Wakaaladda Biyaha Berbera iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhamaan Wasiiradan Iyo Suxufiyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir...

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Wasiirka Diinta Awqaafta Somalilad Sheekh Khaliil Cabdilaahi Cabdi Wasiir Kuxigeenka Wasaarada...

View Article


House Speaker moves to release files into journalist’s death

Rome, March 19 – House Speaker Laura Boldrini on Wednesday announced she has moved to have the government release secret case files into the 1994 slaying in Somalia of Italian TV journalist Ilaria Alpi...

View Article

Hambalyo ku socota ardeyda ka qalin-jebi​sey Jaamacada Burco iyo Talooyin ku...

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin  u dirayaa dhamaan ardeydii dhameysatey Jamacada burco waalidiintood, macalimiintoodii iyo cidii kasta ee ka gacan geysatey in ay ardeydaasi ay dhameystaan waxbarashadoodii...

View Article

Shabaabka oo sheegay in lixdan jir Norway ka yimi uu isku qarxiyay Buulo Burte

Muqdisho Mar 20,2014(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in nin dhawaan isku qarxiyay magaalada Buulo Burte uu ahaa ninlixdan jir ah ka yimi dalka Norway. Qaraxaa oo lala beegsaday Hotel ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WarDegdeg ah: Wasiirro Ka Tirsan Waftigii Madaxweynaha Oo Dhaawacyo Ka Soo...

Burco:20-March-2014(SDN)-Sida ay Sheegayaan Warar Aanu Ka Helayno Waftigii Uu Madaxweyne Siilaanyo Hoggaaminayey ee Gobolada Bariga Marayey, waxa Qaar ka mid ahi  ay Shil ku Galeen Deegaanka u dhexeeya...

View Article


Objects spotted in Indian Ocean may be debris from Malaysia Airlines Flight 370

Kuala Lumpur, Malaysia (CNN) — Two objects spotted in the southern Indian Ocean may be debris from the missing Malaysia Airlines Flight 370, Australian authorities said Thursday. The objects are...

View Article

DAAWO:Duyuuradii Air Malasia 370 oo Burburkeedii wax u eg la arkay

Perth Mar 20,2014(SDN)-Dawlada dalka Australia ayaa shaacisay in ay xeebtooda badweynta Hindiya ay ku arkeen wax u eg burburkii Duyuuradii Air Malasia 370 ee mudada 12 maalmood ah sii maqan. Dawladihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo dhawayntii Qaybaha Bulshada ee Madaxweyne Siilaanyo ee Magaalooyinka...

Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Mudo Todobaad ah Socdaal Shaqo ku soo Maray  Qaar ka mid ah...

View Article

LUGHAYA: SHEEKADU WELI WAA SIDDI SIDDI

Toddobaadkii hore, warbaahinta Awdal waxaa ugu weynaa hadalhaynta dibudejinta iyo dhagaxdhigga Dekedda Lughaya. Dibudejinta xukuumadda, madaxda xisbiyada Boorama warsaxaafadeed ayey diidmo dhegta ugu...

View Article


Kenya’s Eastleigh, melting pot of regional cultures

NAIROBI, March 20 (Xinhua) — Eastleigh, a commercial hub on the outskirts of Nairobi, Kenya, is widely known as small Mogadishu due to the huge number of Somali immigrants inhabiting the town. The...

View Article

Gudomiyaha Xisbiga UCID dalka uganda Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray ehelada iyo...

Gudomiyaha Xisbiga UCID dalka uganda Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray ehelada iyo shacabka Reer Somaliland Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Caaqil Cabdi Caaqil Maxamed – oo in badan nabada wanaaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socod Dheer Ka Dib Khudbad-sanadeedkiisa Ku Darsanaya...

Hargeysa:21-March-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) oo haatan Safar Toban Maalmood qaatay ku soo Maray Gobollo Kala Duwan oo Dalka ku yaalla, ayaa isu diyaarinaya...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live