Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Labadii Dhaarood iyamaa Dhaboobey: Qalinkii Amiin Khadar

Madaxweynaha Somaliland sidii aynu wada arkeyney markii uu xilka qabtay waxa uu dhaar kitaabka quraanka ah ku xagaf siiyey inuu cadaalad  iyo daacadnimo ku shaqeyn doono una xaqsooridoono ku wii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wufuud Tiro Badan Oo Si Xawli ah ugu Qulqulaysa Garowe Oo Berri ay Ka Dhici...

Garowe:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Dhaqdhaqaaqyo badan laga Dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Oo Maalinta Berri ah lagu qaban doono Munaasibadda Caleemosaarka madaxda Cusub ee Puntland....

View Article


Somaliland: Grabbing the Ethiopian lion by the tail with help of Bollore

By Geleh Ali Marshall Somaliland is cleverly inducing a third party –Bollore Africa Logistics to facilitate and bring into fruition the elusive Berbera Corridor that holds so much economic promise for...

View Article

Somaliland: So Corrupt We Are

By: Aden Deeq Help comes in the form of teaching, showing and leading by example. The people running the country misuse the money just as they have done with their existing funds that our country...

View Article

Somaliland Delegation Led by President Silanyo are Expected to Arrive in London

By: Abdilahi Ali Hassan John Somaliland community in UK is in a massive preparation to welcome the Somaliland’s president Ahmed Siilaanyo who is scheduled to hit the ground around three in the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labada Xiddig ee Reer France Ribery Iyo Benezma oo Lagu oogey dacwad Iney u...

Paris-23-Jan-2014-(SDN)Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa labada xiddig ee reer France Ribery iyo Benzema una kala ciyaara Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa la...

View Article

Deeq yare iyo waayihii dugsigiisa(SHEEKO)

Waa maalin cusub iyo aroor cusub. Nabad iyo naruuro ayaa lagu waabariistay. Jawiga saaku waa mid deggan oo cagta iyo jabaqdu ku yar tahay. Laamida burburka iyo godadka badan ee uu lugaynayo waxaa ku...

View Article

DAAWO:Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal ku Yimid London Wareysina bixiyay

London Jan 23,2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa booqasho ku jooga dalka UK kiyoo horena u soo maray dalka Farnsiiska ayaa ka waramay safarkiisa mar uu soo gaaray London. Madaxweyne...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Qaabilay Dhakhaatiir Ka Socotay...

Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Mudane  C.raxmaan  C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti...

View Article


Somaliland: “Turkey is an Honest Broker between Somaliland and Somalia” Amb...

By: Yusuf M Hasan Hargeisa, 25 Jan 2014 (SDN) –In acquiescing, in Istanbul to atrocities having been perpetrated the Somalia Federal Government-SFG only condemns the actions of the Siad Barre...

View Article

Somaliland: UK International Development Minister Meets With Somali Community

London, 25 Jan 2014 (SDN) –Somalis from all over the UK met the Secretary of State for International Development to express their need to re-enable remittance payments into their home country....

View Article

Somaliland: Jacka Resources Receives Government Nod to Farmout Odewayne Block

Hargeisa, 25 Jan 2014 (SDN) –Jacka Resources Somaliland has received government approval for the completion of a farm out agreement with Sterling Energy (East Africa) for the Odweine Block production...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khasaarihii Dagaalkii Buuralayda Galgala Ku Dhex maray Ciidamada Punt land...

Galgala 24.Jan 2014 (SDN)- Ciidanka ammaanka dowladda Puntland oo saakadii hore howlgal dagaal ka fuliyay buuraha Galgala ayaa la sheegayaa inay saddex Shabab ka tirsan ku dilleen todobo kalena ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Maalintii Axmed Siilaanyo Yimid dalka kamay Jirin Khaatumo,Awdal State iyo...

Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay In Somaliland u baahan tahay Talo qaran oo lagu Badbaadiyo Waxaa kale oo uu digniin u diray Shirkado Maalgashi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hawl Gal Talaalka Xoolaha ah oo laga Fulinayo Gobolada Somaliland iyo...

Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa maanta Gobolada iyo Degmooyinka dalka u kala dirtay Koox Qaabilsan Caafimaadka Xoolaha kuwaas oo soo fulin  doona hawl gal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sadexdayadii Nin ee Gaadhigu la dhacay Marxuun Cali Maarshaal ayaa Ugu...

Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Siyaasi Cabdiraxman C/qaadir oo ka mid ahaa Aasasayaashii Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Madaxweyne Siilaanyo u jeediyey hadalo dardaaran ah isaga oo sheegay in haddii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dulqaadka Dadweynuhu Meel ayuu Gaadhsiisan yahay ee ka Joog...

Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Nabadgalyada ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahin Rayte Isla markaana Xubin ka ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa maanta  si ba’an uga...

View Article


Somaliland: Vice-President Zaylici Meets with Visiting American Doctors

Hargeisa, 26 Jan 2014 (SDN) –Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdulahi Ismail Zayli’I has on Saturday received a visiting Harvard University medical team at the presidential palace. The visiting...

View Article

Xiddigadda Reer China Li Na Ayaa Ku Guuleysatey Australia Open Grand Slam.By...

Australia-25-Jan-2014-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa Australia iyo xiddigadda reer China Li Na oo ku guuleysatey Australian Open (Grand Slam) Li oo No-ka 4-aad aduunka ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta oo Jawaabo u kala diray Madaxda Xisbiyada...

Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ahna ku simaha Wasiirka  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live