Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Dareen Celiyay Darbiga ay Kenya ka dhisayso...
Washington 07.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa wareysi gaar ah oo Siiyay Idaacada VOA siiyay kaga hadlay weerarkii Jaamacadda Garissa, iyo arrimo kale. Xasan Sheekh ayaa...
View Article“Somaliland hadii aan Cadaalada iyo Saxaafada la dhisin Horumar ay gaadhaa...
Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xarunta Horizon ee ilaalinta cadaalada Raaqiya Cabdilaahi Oomaar oo can ku ahayd u doodida xuquuqda Aadamaha ayaa waxay ayaa waxay ka warantay xasuuqii...
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Weftigiisii oo Kulan la qaatay...
Seattle 07.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Booqasho ku maraya Gobolo ka tirsan dalka...
View ArticleSomaliland Shalay iyo Maanta Muuqaalo Dareen Leh {DAAWO}
Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Halkani Waa Somaliland Waa Somalilandtii Halganka iyo Dagaalka Hubaysan iyo Somalilandta Cusub ee Horumarka u heelan. Waxay Muuqaaladani ka turjumayaan Taariikh dhab ah...
View ArticleQaabkii uu ku dhashay Aasaaska Ururkii SNM Iyo Xubnihii Bud dhiga u ahaa oo...
Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maalintii Shalay Somaliland looga dabaal degay Xuska 34 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaskii Ururkii Hubaysnaa ee Xoraynta Waddanka ee SNM. Mujaahid Boobe Yuusuf...
View ArticleTaxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco...
Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana...
View ArticleRugta Ganacsiga Somaliland Oo Shaacisay Inaanay Aqbali Doonin Shirkadda...
Hargeysa:April,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri, ayaa ka Hadlay Cashuurta dheeriga ah ee dhawaan shirkad xukuumaddu samaysay ay ka Bilowday Dekedda Magaalada...
View ArticleHooygii Aqoonta ee Gaandi Libarary ma geyo in uu noqdo maquuno naqad ah oo la...
Sida aynu wada ognahay aniga oo aan u-holaneyn una horaneyn ee ka yara sariiganaya, JSL waa degel nabdoon oo ummadda ka dhexeeya oo u baahnaa uun in taladeeda, anfaceeda , iidaankeeda iyo ilaheeda...
View Article“Doorasho Haddii Ay Dhici Waydo, Madaxwaynuhu Wuu Fadhiyayaa, Mucaaradkana Ka...
Burco, 08 April 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Haatan ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Bulshada ku dhaqan Magaalada Burco ka hor intii aany ka Ambo bixin Waxa uu u Jeediyay Khudbad uu...
View ArticleMooshin Ka Dhan ah Lacagta Lagu Soo Rogay Gaadiidka Waddanka Kasoo Degaya Oo...
Hargeysa:April,08,2015(SDN/QJ)-Kadib Cabasho xadhkaha Goosatay oo shacabku ka muujiyeen lacago aan sharciga loo marin oo Koox gaar ah xukuumaddu ugu ogolaatay inay lacago ka qaadaan Gaadiidka waddanka...
View ArticleMujaahid Xasan Ciise oo Sababeeyay Ka Maqnaanshihii Xuskii Aasaaskii...
Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ) Madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Muddane Xasan Ciise Jaamac, ahna Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii Xaqsoor, kana tirsan Madasha Wada-tashiga, isla...
View ArticleMujaahid Cali Guray oo Golaha Wakiilada ku Sifeeyay kuwo Burburinaya...
Hargaysa 08.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Golaha Wakiilada ku Sifeeyay Gole Ujeedadiisu tahay Burburinta Hanaanka...
View ArticleHanjabaaddii Badhasaab Ramaax, Gacan Ka Hadalkii Xildhibaanada, Burburkii...
Boorama, 08.April , 2015 (SDN/QJ)- Kulan uu ka qayb-galay badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo tabobar loogu furayey mudaneyaasha Golaha deegaanka Boorama, ayaa sababtay inay...
View Article“15 Heesood ayuu ka sameeyey Jacaylka dhex-maray Isaga iyo iyada!’ Qiso Xiiso...
Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ):- Muddo ku siman toddoba sannadood ah oo ay xidhiidh lahaayeen Gabadh ay is-jeclaayeen illaaa 15 Heesood ayuu u sameeyey Jacaylkooda iyo hadba heerka ama xaaladda uu...
View ArticleXisbiga Kulmiye oo Hawl gal Rajo Soo Celin ah Hogaankiisu ku Marayaan...
Ceerigaabo 08.April 2015 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Olole rajo soo Celinta Rabitaanka Bulshada ee Xisbiga Kulmiye ku Maraya Gobolada Bari...
View Article“Mas’uuliyada Doorashadu Madaxweynaha ayay Saaran Tahay,Su’aashu Waxa Weeye...
Hargaysa 08.April 2015 (SDN/QJ)- Mucaaridka Somaliland ayaa eeda dib u dhaca doorashooyinka ku Mudaysan 26 Bisha June Waxay dusha u saareen Xukuumada Gaar ahaan Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo...
View Article“Taasaa idiinku dambaysa Xus dambe oo aad Been ka sheegtaan, waana inoo...
Hargeysa:April,08,2015(SDN/QJ)-Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si damqasho leh uga Hadlay Munaasibad heerkeedu hooseeyo oo xukuumaddu ku kaliyeysatay, taas oo...
View ArticleXawaaladihii Soomaalidu Ku Lahayd Kenya Oo La Joojiyey Iyo Sharraxaad Laga...
Nairobi:April,08,2015(SDN/QJ)-Kadib weerar ay ku dhinteen ku dhawaad 150-Qof oo Arday u badnaa oo ka dhacay Jaamacadda Garisa, ayey Dawladda Kenay soo saartay Amar lagu xayirayo Xawaaladihii...
View ArticleSanetors-ku Ma u Soo Bixidoonaan (Playoff-ka?) Iyo Ciyaar Aan Waxba La Isu...
OTTAWA-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka Stanley Cup oo si habsami ah ugu socda North America,waxaa soo afjarmaya xili ciyaareedkii xagaaga. Haddaba...
View ArticleLABADII MASRI EE DAMEERKA AASEY DABEEDNA KU SHAQEYSTEY (Sheeko Gaaban).
Beri hore waxaa jirey laba nin Masaari ah oo walaalo ahaa, labadaa ni ee wallaalaha ahi waxey wax aduunyo ah lahaayeen Dameer ay ku xamaashan oo ay xaabada iyo wixii kale ee raraba ku qaadan sidaana...
View Article