Wasiir Waran-cadde Iyo Taliye Fadal Oo Horbooday Kooxo Al-baabada u Laabaya...
Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, ayaa u yeedhay Mahad ismaaciil Gaandi oo ah Shakhsiga Gacanta ku haya Xarunta Akhriska ee Gaandi Library, waxana ay...
View Article“Meel walba waa la cabanayaa waxa la hayo iyo rabitaanka umadda somaliland...
Washington:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa markii ugu horraysya ka Hadlay Cabashooyinka Gobollada Bariga iyo Galbeedka Somaliland,...
View Article“Inta uu Madaxweynuhu Cabdiweli la Hadlayo, waxa ka haboon isagoo Cali...
Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Naqdiyey Hannaankii ay u dhacday Khudbad-sanadeedkii distooriga ahayd ee uu...
View ArticleWardegdaga:Alle Ha U Naxariistee Waxa Goordhawd Cisbitaalka All Xayaad Ee...
Hargeisa 30/3/0215(SDN/QJ)alle ha u naxariistee waxa gordhawayd ku geeriyooday cisbitaalka al xayaad ee boorama xildhiban marxuum maxamed barkhad miigane oo ka mid ahaa xildhibanada golha wkiilada...
View ArticleSaameynta Dagaalada Yemen Ee Somaliland!
Hargeysa:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Waxay ahayd uun markii dhawaan uun ay ka hureen xasarado qulqulatooyin dagaalo ah wadanka aynu jaarka nahay ee yemen , sidaad akhriste intii badan ka war qabtaana wadanka...
View ArticleMadaxwayhana Somaliland Ayaa Manta Xafiiskisa Ku Qaabilay Ganacsade Oo U...
Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo ka mid ah ganacsade weyn oo dalka ingiriiska iyo...
View ArticleMadaxwaynaha Somaliland Ayaa Goordhawd Xilalki Ka Qaaday Safiiradii...
Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3129/032015 uu xilka qaadis iyo magacaabid...
View ArticleMadaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafti Ka Socday...
Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka...
View ArticleDaawo:Safiir Ku Xigeenka Engriska U Fadhida Ethopia Oo Guurtida Kulan Ay...
Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)safiir ku xigeenka dawlada ingiriiska u fadhida caasimada dalka Etopia ee adisababa iyo wafti ay hogaaminayso ayaa maanta la kulmay shir gudoonka golaha guurtida iyagoo...
View ArticleDaawo:Xaaji Cabdi waraabe Oo Ganacsatada Iyo Shacbiga Rer Somaliland Ugu...
Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ahna xaajiga ugu da,dawayn somalilland inta la ogyahay ayaa maanta ka hadlay qoxuunti yeymaniyina oo laga...
View ArticleMa xaq baa in ninka aan jecelahay la iigu ddido qabyaalad darteed –...
London 1April15(SDN/QJ)Halkan ka daawo Baraamijka Arimaha bulshada oo ka hadlaya arin in badan dadwaynaha Uk ay sugayeen baramijkan oo xiiso badan leh ka daawo qurbejoog.com
View ArticleMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh...
Muqdisho: 1April15(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu...
View ArticleSomalia on the Mediterranean: By: Christopher S. Chivvis, A senior Political...
Four years after a half-hearted intervention in Libya, the country has become a breeding ground for terrorism. Washington can’t afford to look the other way anymore. BY: Christopher S. Chivvis,...
View Article“Wax soo qulqulayaa ma jiraan, iclaamkaana buunbuuniyey, xataa laba boqol ma...
Muqdisho:April,01,2015(SDN/QJ)-Sakariye Ismaaciil Xirsi oo hore uga mid ahaa hoggaanka sirdoonka kooxda Al-shabaab, isla-markaana isu soo dhiibay Dawladda Federal-ka somalia, ayaa waraysi uu bixiyey...
View ArticleMadaxweyne Axmed Siilaanyo oo Markii 1aad ku Dhiiraday inuu Saxeexo Qisaas...
Hargeysa, 31 March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay qalinka ku duugay fulinta warqadii qisaas ahayd, ee lagu fulin lahaa Gacan ku dhiigle Maxamed...
View ArticleDaawo:Maarreeyaha Dekada Magalada Berba Oo Maanta Xabsiga U taxabay wariye...
Hargeisa 1/4/2015(SDN/QJ)ciidanka ilaala dekamadamagalada berbera ayaa maanta xabsiga u taxabay wariye axmed siciid oo ka mid ahaa wariyayasha kalsan tv ee magalad berbera isagoo u xidhan mareyaha...
View ArticleXukuumada Somaliland oo Heegan Buuxa Gelisay Hawl wadeenada Caafimaadka ee...
Hargaysa 02.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Heegan gelisay Shaqaaleheeda Caafimaadka ee ka hawlgala goobaxa Xuduudaha Dhulka, Badda iyo Madaarrada, ka dib markii...
View ArticleXusuusta Fanka Iyo Xiisaha Dambe Barnaamij uu Weriye Cawke inoo daadihinayo...
Hargaysa 02.April 2015 (SDN/QJ)- Weriyaha Caanka ah ee Axmed Xasan Cawke oo Haatan ka Hawl gala Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa Barnaamijkii 1aad ee uu ka soo saaray SLNT Waxa uu noqday Mid...
View ArticleKor u Kaca Dadka Qaba Xanuunka Waalida oo Ku Soo batay Magaalo Xeebeedka...
Boosaaso 02.April 2015 (SDN/QJ)- Duruufaha deriska la ah dadka qaba xanuunada Dhimirka ayaa Deegaanada ay ku dhaqan tahay bulshada Somaliyeed aad ugu Batay. La yaab ma leh hadii aad Shaariicyada...
View ArticleKhataro ka Soo Baxay Xeerka Duulista Madaniga ah Iyo Falanqayn ku Saabsan...
Hargaysa 02.April 2015 (SDN/QJ)- Qabyo-qoraalka Xeerka Madaniga ah ee duulista oo dhawaan Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland u soo gudbisay Golaha Wakiillada, ayaa ay ku jiraan khaladaad...
View Article