Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

“Yaaynaan Ku Dawakhin Waxan Soconaayn Rasaata Aan Qorujeed ka bilaaba Xili ay...

Boorama 13.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasirka Boosaha Iyo Isgaadhsinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgal ayaa Mar uu shalay  ka Hadlayay Xaflad ay Xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal...

View Article


“Boorama Waxay Tahay Casimada Aqoonta iyo Barwaaqada ee Somaliland oo Waxaa...

Boorama 13 Feb 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Awdal Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Madaxweynuhu U...

View Article


“Madaxweyne Siilaanyo Xisbigiisii Wuu Dayacay oo Waxaa ku Hadhay Labadii...

Hargeysa 13.Feb 2015 (SDN/QJ)-Mr. Cabdirashiid Jaamac Dheri oo ahaa afhayeenka urur siyaasadeedkii Xaqsoor, ayaa sheegay In Madaxweynaha Somaliland dayacay Xisbigiisi, oo aanu dan ka lahayn, oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenaydii 1aad ee Qori Qaadata kuna Biirta Kooxda Suldaan Wabar iyo Fariin...

Boorame 13 Feb 2015 (SDN/QJ)-Xiisada dagaal iyo kacdoonka ka taagan Gobolka Awdal ayaa marba marka ka danbaysa sii Xoogaysanaya, sidoo kalana waxaa Bulshada deegaankaasi ay ku howlan yihiin dhismaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Sanyare oo ka faalooday xiisadaha colaadeed iyo siyaasadeed ee ka jira...

Geneva Feb 13,2015(SDN/QJ)-Waxaanu bishii Janawari ee sandakan la-yeelanay  wareysi dheer,Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali -Sanyare) , oo ahaan jiray Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Subeer Awal Waxan Leeyahay Waar Dee madaxweynenimana waa doonaysaan, Cod...

Hargeysa:Feb,13,2015(SDN/QJ)-Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo kamid ah Salaadiinta Reer Somaliland, ayaa Madal lagu caleemo saarayey Suldaan Cusub, ka jeediyey Hadallo Kaftan iyo  Duurxul iskugu jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxtooyada Somaliland Oo Meesha Ka Saartay Amar Sirdoonka Dalku Ku...

Hargeysa:Feb,13,2015(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa meesha ka saartay Amar hore uga soo baxay Waaxda Socdaalka Dalka oo sheegayey in Abukar Cawaale Qaad-diid uu dalka kaga baxo sida ugu degdegga...

View Article

Qaybtii Shanad ee Tariikhdiii Muhammed Ali kala soco qurbejoog

London 13Feb15(SDN/QJ) Sidaan qaybtii  4th  aan horey idinku shegnay Muhammed Ali American Govermant ku xukuntay in uusan dibada u dhoofi Karin, sababtoo ah waxa la’ogaday in taagero badan ku leeyahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhri Tirada Soomaalida Ku Biirtay Ururka ISIS Oo La Shaaciyey

Washington:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Xawaaraha ay ku socdaan Ururka Daacish, ayaa waxa Majaraha u haya Dhallinyaro intooda badani kasoo jeedaan Dalalka Yurub iyo Maraykanka oo si joogto ah ugu soo biiraya,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Maxay Maalinta Jacaylka Adduunku, Muslimiintuse Ma U Dabaal Degi karaan?

Hargeysa:Feb,14,2014(SDN/QJ)-Maanta oo ay Bisha February tahay 14, waxa meelo dunida kamid ahh looga Dabaaldegaa MAALINtA JACEYLKA ADUUNKA! Waxaase la yaab leh in ay soo dhaweeynteeda ka qayb qaadan...

View Article

Waraysigii dhexmary Abu Sufiyan iyo Hirqal ee ku saabsanaa Nabi maxamed(SCW)

Ottawa Feb 14,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii diiniga ahaa ee uu halkan inooga soo jeedin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Saciid Cali Axmed. Barmaamijkan waxa aan ku eegi doonaa Sifooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiradda Xisbiga Waddani oo Dhoola Tuskii ugu Balaadhnaa ku...

Lndon 14Feb15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani ee Waddanka Ingriiska, ayaa Xafladdii ugu Balaadhnayd ku soo dhaweeyay, Furitaanka laanta East London, oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Xaafadda Bethnal Green ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Xaaladiisa...

Munich:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiyadda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Markii ugu horraysay Xaaladdiisa Caafimaadka ee Haatan xilli uu arrintaas u joogo Dalka...

View Article


Siday Ku Dhalatay Maalinta Jacaylka Aduunka 14-Ka Feb Iyo Waxay Diinta...

Hargaysa 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa ka hadlay taariikhda 14-ka bisha Feberwaray oo dunida reer Galbeedku looga damaashaado maalinta ay ugu magic dareen ‘Maalinta Jacaylka...

View Article

Ciyaar Xiiso badan Kooxo dhagoolayaal ah oo Hargaysa iyo Boorama kala...

Hargaysa 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ciyaar kubadda Cagta ah oo aad u xiiso badnayd ayaa Garoonka Hargeisa Stadium ku dhexmartay labo kooxood oo oo ku kala ciyaarayey magacyada Dhegoolayaasha Caasimadda iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher Wacan

 Dhammaanba Shaqaalaha Bahda Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog.com, Wariyayaasha, Farsamo yaqaannada iyo Wariye Badri Koosaar Maxamuud, Waxa ay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan  C/qaadir kosar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergadii ka soo Kicitintay Buuhoodle oo Ku Kala Qaybsamay Sii Daynta Jaamac...

Hargeysa, , 15 Feb 2015  (SDN/QJ) Weftigii Cuqaasha iyo Odayaasha reer Buuhoodle ee wada xaajoodka u yimi Hargeysa oo Shalay Gelinkii hore la kulmay Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuno lagu Riday Shirkadii Daabacday Waraaqihii Codbixintii Doorashadii...

London, 15Feb, 2015 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar sarkaal oo ka tirsan...

View Article

Tacsi ku socota Qoyska iyo ehelada Marxuum Siciid Ismaciil Ali Aw Jaamac

Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay axariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Siciid Ismaciil Ali Aw Jaamac. Magaca Reer Xasan Xaji Aadan iyo Reer Ibrahim Dirir Jaamac aniga oo Ku Hadlaaya,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Xirsi Oo Ku Simbiririxday Jawaab Uu Ka Bixinayey Wareejinta Dekedda...

Hargeysa:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii ugu horraysay Jawaab ka Bixiyey Warar isa soo taraya oo sheegaya in dekedda Magaalada...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live