Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Boqor...

Hargeysa 08.Feb 2015  (SDN/QJ) -Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sharaxay sababaha keeni kara dib u dhac doorashada Madaxtinimada iyo wakiilada Somaliland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo+ Kulanka Salaadiinta ee Salaasada iyo...

Hargeysa, 08 Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), xilligii uu ahaa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, mawqif adag ayuu iska taagay mudo kordhintii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Caydhiyey 6-Badhasaab, Qaar Cusubna Magacaabay

Hargeysa:Feb,08,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxameuud(Siilaanyo), ayaa xilalkii ka qaaday Lix kamid ahaa Badhasaabadii dalka, isla-markaana Beddelkooda Magacaabay lix kale oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Qarsan kariweyday Jacaylka Ay U Qabto Qasriga...

Hargeysa:Feb,08,2015(SDN/QJ)-Marwada Madaxweyne Siilaanyo Marwo Aamina Sheekh Maxamuud Jirde, ayaa muujisay Jacaylka ay u qabto inay markale kusoo laabato aqallka Madaxtooyada ee dalka laga hoggaamiyo,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ballaqaadyo Qarsoon Oo Loo Sameeyey Cabdoo Aayar Iyo Iscasilaadiisa Oo...

Hargeysa:Feb,08,2015(SDN/QJ)-Ka Somow Saaxiibtinimada Dhaw ee Madaxweyne Siilaanyo la leeyahay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir, waxa soo baxaya Xogo hoose oo iftiiminaya sababa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

” Mucaaridka Jinka iyo Insiguba waxbay u sheegaan, waanay dhagaystaan.” Cali...

Hargaysa 08.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade waxa uu ka hadlay aragtidiisa Wasiirada Maaliyadda,Arrimaha dibadda iyo Gudoomiyaha Kulmiye ee Madaxnimada u...

View Article

Laamaha amaanka ee Somaliland oo Jawaab ka bixiyay Eedayn Punt land u...

Hargaysa 08.Feb 2015 (SDN/QJ)- Taliye ku xigeenka booliska Somaliland sareeyo guurto Cabdiraxmaan Fooxle ayaa Galabta ka jawaabay eedo uu Maanta u jeediyay Maamulka Puntland u soo Jeediyay Somaliland...

View Article

wareegtadii ugu danbaysay ee Xafiiska Af-hayeenka Madaxtoonyada ka soo baxday...

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2946/022015 uu isku bedel, xilka qaadis iyo magacaabid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fannaanadda Hibo Maxamed Oo Joojisay Qaadista Heesaha Muusiga ah, Sababtana...

Otowa:Feb,09,2015(SDN/QJ)-Hibo Maxamed Huddoon oo kamid ah Fanaaniinta ugu caansan Soomaalida, ayaa ku dhawaaqday inay ka fadhiisatay Fankii iyo qaadistii heesaha Muusiga leh oo ay caan ku ahayd. Hibo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ivory Coast Yaa Hantidey Horyaalka Qaaradda Afrika(Cup OF Nation 2015) Markii...

Malabo-09-Feb-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobkii horyaalka qaaradda Afrika oo jawaano gool ku laad ah (Penelties) lagu kala badiyey Ivory Coast 9 Ghana 8....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamanka Somalia oo Codka Kalsoonida Siiyay Xukuumadii Cumar C.rashiid iyo...

Muqdisho 09.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan oo shir-guddoominayay kulantii maanta ee Baarlamaanka ayaa sheegay in 191 xildhibaan ay codka kalsoonida...

View Article

Aas Qaran oo Maanta Xabaalaha Naasa hablood ee Hargaysa loogu sameeyay...

Hargaysa 09.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Alle haw naxariiste Xildhibaan C.laahi Ibraahin Xirsi (Dhugad) oo kamid ahaa Xildhibaanada Golaha...

View Article

Gudoomiyaha Ucid ee Gobolka Saaxil oo Si adag u Canbaaraysay Xadhiga Weriye...

Berbera 09.Fen 2015 (SDN/QJ)-  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin, ayaa si adag u cambaaraysay xadhiga Wariye Maxamed Cabdilaahi Soofadhiiste oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenayda Madiga ku ah Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Balanqaad u...

Hargaysa 09.Feb 2015 (SDN/QJ)- Marwada madaxweynaha ayaa ka qayb gashay Xaflad lagu maamuusayay Marwo Kaltuun Sh,Xasan Cabdi oo Ka Mid ah 7 Xubnood ee Komiishanka Doorashooyinka qaranka taas oo lagu...

View Article

Somali Parliament Approves Cabinet Proposed by Prime Minister

(Bloomberg) — Somali lawmakers approved a new cabinet proposed by the nation’s prime minister, ending a two-month impasse over who will lead the country as it prepares for elections next year. Members...

View Article


Tacsi ku socota ehelkii iyo qaaabadii uu ka Baxay Marxuuum Mohamoud Hassan Farah

Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Mohamoud Hassan Farah oo Xalay 09/02/2015 ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa. Waxan Tacsidan u Dirayaa Dr....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hujuum Aan Waxba Lala Hadhin Oo Xubno Wasiir Xirsi Hoggaaminayaa Ku Qaadeen...

Hargeysa:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Dagaal aan waxba lala hadhin, ayaa xubno madaxtooyada ku xeeran oo ay kamid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo Madaxtooyada, Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee...

View Article


Wareysi dheer oo aanu Cali Sanyare la yeelanay oo noqday hadalheynta u badan...

Geneva Feb 10,2015(SDN/QJ)-Waxaanu bishii Janawari ee sandakan la-yeelanay  wareysi dheer,Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali -Sanyare) , oo ahaan jiray Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Qaranka Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Maleeshiyo Beeleedda Suldaan Wabar...

Qolujeed:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Qaranka Somaliland eek u sugan Aaggaga Galbeedka Dalka ayaa dhirbaaxo kulul ku dhuftay Xubno katirsan Maleeshiyo Beeleedda Suldaan Wabar oo goor dhaweyd Weerar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta 642 Dhakhtar Gudoonsiiyey Liisankii...

  Hargeisa 10/2/2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad lagu qabtay Maansoor Hotel loona asteeyey 10/02/2015,maalinta...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live