Baraamijka Xogmaal ee Star Tv oo ka hadlaya wada hadalkii Jabuuti iyo...
London 03Sep13 (SDN) Baraamijka Xogmaal oo ka hadlaya wada hadalkii Jabuuti iyo Mucaaradka waxa idiin Daadihinaya Cabdiraxaan Adan Ruush daawasho wacan
View ArticleDHEGEYSO:wasiirka duulista iyo hawada oo ka hadlay imaatinka diyaaradii...
Hargeysa Sept 03,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa khudbad uu maanta jeediyay waxa uu uga waramay duulimaadkii labaad ee soo gaara madaarka magaalada...
View ArticleCiidamo Maraykan ah Habeenkii xalay ka soo Degey Xeebta Hobyo
Hobyo: 3-Sep-2013(SDN) –Wararka aanu ka helayno degmo-xeebeedda Hobyo, ayaa sheegaya in habeenkii xalay ay gudaha u galeen Degmadaas ciidamo ka mid ah kuwa Badda ee maraykanku, iyado aan u jeeddadoodu...
View ArticleSaraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Beeniyey in lagala Goostay Baabuur...
Ceerigaabo:3-sep-2013(SDN)-Saraakiil Sar sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa beeniyay warar sheegayay in Gaadiid Tikniko ah iyo Ciidankii watay-ba ay ka goosteen, isla markaana u...
View Article“Korodhka Miisaaniyada 2014 Kuma Jiraan Shaqaale badani inay Galaan ama ka...
Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Sheegay In Miisaaniyada Xukuumada ee Sannadkan aynu ku Guda Jirno ee 2013 ay...
View Article“Kumaan Amrin Warbaahinta Gobolka Gebilay inay Wararkooda inta aanay baahin...
Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Gebiley Md Yuusuf Ibraahin Geeddi ayaa maanta sheegay inay hadda gacanta ku hayaan dib u furistii gegida diyaaradaha ee Magaalada kalabaydh, qalabkii...
View ArticleSafiirka Soomaliya u Fadhiyi Doona wadankan Britain oo Hawshisii si rasmiya U...
london 03Sep13(SDN) Safiirka Soomaliya u fadhiyi doona wadankan uk Dr. C/llaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa dhawaan bilaabi doona shaqadiisii safiir nimo isaga oo dhawan soo gadhay wadankan Uk ,...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Suldaan Siciid Sul. Cabdisalaan iyo Nuxurka...
Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Habeen Hore qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee...
View ArticleWasiir cukuse oo shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah...
Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda war-faafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa maalintii shalay shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar...
View ArticleHoggaanka Kulmiye oo Kulamo gaar gaar ah yeelanaya iyo ifafaale khilaaf oo...
Hargeysa:4-Sep-2013-(SDN)-Xisbiga Talada Dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa madaxdiisa, siiba xunbaha ugu sarreeya iyo qaar ka mid ah Golihiisa dhexe ay ayaamahan kulamo gooni goonni ah ku...
View ArticleWasiirka Madaxtooyada iyo Nuxurka Warbixin uu Siiyay Golaha...
Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa maanta hor tegay Golaha wakiilada Somaliland halkaasoo uu warbixin balaadhan ka siiyey hawlaha wasaaradiisa...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday ka qallin Jebisay...
Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay 415 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda ADMAS ee Magaaladda...
View ArticleWasiirka Madaxtooyada oo Su’aalo Xiiso leh oo daran doori ah ay weydiiyeen...
Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)-Mudanayaasha aqalka Wakiilada ayaa maanta Su’aalo daran doori ah la Miciinsaday Wasiirka Madaxtooyada kadib Markii uu Warbixin Koobsanaysa Waxqabadyada dawlada uu ka Jeediyay...
View ArticleTacsi ku Socota Weriye Khadar Maxamed Cakule oo aabihii Maanta Hargaysa ku...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan, Agaasimaha...
View ArticleMaxamed Yare : Inan ay waalidkiis Diintiisa badbaadsheen (dhacdo iyo Cibro-5)
Waajibka ugu wayn ee waalidka saarani waa in uu diinta ubadkiisa badbaadiyo. Maxamed Yare waa inan yar oo hooyadii iyo aabihiii lagu qasbasay in ay diintooda iyo ta caruurtoodaba badalaan. Barmaamijka...
View ArticleHambalyo Aroos Abwaan Maxamed Xasan Xasharo Iyo Khadraqani Maxamuud Xasan oo...
Hambalyo Aroos Dhamaan Shaqalaha iyo Hawlwadeenada Shabakada Qurbejoog waxay hambalyo u dirayaan Arooska Abwaan Maxamed Xasan Xasharo io Khadraqani Maxamuud oo arooskoodu ka dhacay wadanka Faransiiska...
View ArticleIsbeddelkii uu Wasiir Xirsi Ku Keenay Shalay Jawigii Guud ee Golaha iyo...
Hargeysa:5-Sep-2013(SDN)-Jawiga Guud ee Golaha wakiillada Somaliland, ayaa maalintii shalay ahaa mid ka duwan guud ahaan maalmihii caadiga ahaa hore, iyadoo ay madashu ahayd mid ku waabariisatay qaab...
View ArticleMaxaa ka Jira in Wadahadalo u qorsheysnaa Somaliland iyo Puntland ay...
Nairobi Sept 05,2013(SDN)-Waxa magaalada Nairobi ee dalka Kiinya lagu waday todobaadkan in ay ka furmaan wadahadalo u dhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ayaa u muuqda in ay haatan...
View Article“Markhaatigiisa Janno Allah Ha Furo Wasiir Xirsi!!” -Cali-Gurey oo Ka Hadlay...
Hargeysa:5-Sep-2013(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID, Cali Maxamed Yuusuf (cali gurey) ayaa markii ugu horraysay lafo-gur ku sameeyey khudbaddii...
View ArticleKulan balaaran oo ay isagu yimaadeen Xubnaha xisbiga ucid ee Uk kuna kuna...
London 07sep13(SDN) Kulan balaran oo ay isagu yimaadeen xisbiga Ucid laantiisa uk aya waxay ka dhacday galbeedka London kulankan aya waxa soo qaban qabiyey Garabka Haweenka ee xisbiga iyaga ay marti ku...
View Article