Daawo:Wasiirka Maaliaya Iyo Xubno Kale Oo Wasiiro Ah Oo Kormeer Indho...
Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee JSL Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay wehelinayeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa maanta oo Jimce ahayd shaqooyinkana laga...
View ArticleSuldaan Wabar Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo,Xalka...
Qulujeed:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inuu ka noqday Go’aankii lagu dhisay Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka jawabaay Hadallo canaan ahaa oo uu madaxweyne...
View ArticleCali-gurey Oo Takoor iyo Aflegaaddo Ba’an Kala Kulmay Safar Dheer Oo Uu Kusoo...
Qorilugud:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf (cali-gurey), ayaa takoor iyo hadallo deel-qaaf ah kala kulmay Qaar kamid ah Deegaanada ay degto...
View ArticleSULDAAN WABAROW HADAAD CADAALAD DOONEYSO KU CAMIREE, HADII AAD XABAD...
Salaan qiime badan dhamaan umada afka Somaliga ku hadasha mid gaarana inta Somaliland la isku yidhaa. Waxaa maalmahan danbe dhegaha dadka Somalida ku soo dhacayey Suldaan magaciisa la yidhaa Suldaan...
View ArticleURURKA QAREENADA SOMALILAND (SOLLA) OO TACSI UDIRAYA BAHDA SUXUFIYIINTA...
Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) isagoo ku hadlaya afka bahda garyaqaanada Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan bahda suxufiyiinta dalka geeridii...
View ArticleDHAMAN Jaaliyada Somaliland ee BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan xoghayihii...
Dhmaan Jaaliyada Somaliland ee Magaalada BRISTOL UK waxay Tacsi Udirayaan dhamaan Bahweynta Saxaafada Somaliland iyo Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA, Geerida naxdinta leh ee ku timi xoghaya guud...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Buuhoodle Ee Xisbiga Wadani Oo Xafiis Ka Furtay Ka Furay...
Buuhoodle 3/1/2015(SDN)xisbiga wadani ayaa xafiis ka furtay magaalada buuhodle ee gobalka sool iyadoo halkaasina ay kaga soo biiren dadawyane aad u tiro badan waana markii ugu horaysee xafiis ku...
View ArticleSONYO: Ciddii kala qaybisay calool-xumo iyo habaar ayay naga mutaysatay!
Maalmihii u danbeeyey waxa qalbigayga luxayey dareenno xooggan oo ka dhashay kala qaybsankii dalladda SONYO. Waxa aan isku tiriyaa dadka wax badan ka og maraaxilkii kala duwanaa ee ay dalladdu soo...
View ArticleDULMIGU WAA CANCER !!!
Wuxuu ahaa nin gacan go’an oo ku qaylinaya “Qofkii gacantayda go’an arkow cidna ha dulmin”. Waa la weydiiyey, maxaa gacanta ku gooyey?. Markaasuu sheekadii jawaabtaan layaabkale kusoo koobay, Waxaan ka...
View ArticleDaawo:Madaxwaynaha Waanu Ugu Hanbalyeynaynaa Go,aankii Uu Ka Qaatay...
Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)mujaahid cali guray ayaa maantamadaxwayana somaliland ugu hanbaleeyey go,aankii uu shalayto ka soo saaray khilaafkii ka taagnaa musharaxnimada xisbga kulmiye oo isagoo...
View ArticleXildhibaan Axmed-yaasiin Oo Madaxweyne Siilaanyo u Sheegay In Jawaabta Reer...
Hargeysa:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Gobolka Awdal, ayaa ka Hadlay Jawaabtii madaxweyne...
View ArticleLaamaha Xisbiga UCID ee gobolka Alberta Canada oo wacdaro soo bandhigay(SAWIRO)
Edmonton Jan 04,2014(SDN/QJ)-Shirweynahii laamaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID ee gobolka Alberta Canada , ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Edmonton. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb...
View ArticleAshareh re: Somalia – Somaliland Djibouti MeetingSubjective Interview by Awad...
I was surprised to listen to an interview given by Awad Ahmed Ashareh – a spurious unionist and an argumentative politician – with Mohamed Abdillahi Hassan of Somali channel in Toronto on the 27th...
View ArticleQaliino Cisbitaalka Edna u Sameeyay 23 Haween ah oo Xannuunka Isku Furanku ku...
Hargaysa 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Todobaadkii ugu danbeeyey ayaa waxa 23 dumura oo uu ku dhacey xanuunka Isku-furanka ee haleela haweenka qaliin bilaa lacag ah loogu sameeyey cisbitaalka weyn ee Edna...
View ArticleWasiirka Maaliyada Somaliland oo Kormeer ku Tegay Laamaha Dekhli soo saar ee...
Berbera 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Madax sare oo ka Tirsan Wasaaradiisa ayaa maanta Kormeer ku soo maray laamaha Dekhli soo saarka ee...
View ArticleMaareeyaha Madaarka Cigaal oo ka Hadlay Wax ka bedelka Cashuuraha Madaarka DAAWO
Hargaysa 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Maamulaha Madaarka Caasimadda Somaliland ee Egal Intranational Airport ayaa maanta shaciyey hanaan cusub oo loo dejiyey qaabka cashuuraha laga qaado dadka soo degaya iyo...
View Article“Arrimaha Keenay Xil ka qaadistaydii Siilaanyo Waxaa ka Mid ahaa” Eng Maxamed...
Hargaysa 04.Jan 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo waraysi siiyay Telefishanka Universal waxa uu kaga waramay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin...
View ArticleXOG: Xubno Madaxtooyada Awood ku Leh Oo La Ogaaday In Si Gaar ah Loogu...
Berbera:Jan,05,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Ilo xogogaal ah oo ay heshay Shabakadda Qurbejoog.com, waxa warshadda Laydhka ee Magaalada Berbera si qarsoodi ah oo aan la fahmi Karin xukuumaddu ugu...
View Article“Dhaqaalihi dalkana waxa qaybsaday Maato iyo caruur ku xeeran madaxtooyada,...
Burco:Jan,05,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa si weyn u naqdiyey Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iyo Hannaankeeda maamul. Guuleed oo saxaafadda...
View ArticleDAAWO:Safiirka USN ee Canada iyo Jaaliyada reer Jabuuti oo taageeray...
Ottawa Jan 05,2015(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada ayaa taageero buuxda u muujiyay heshiiskii dhawaanta dhexmaray xukuumada iyo mucaaridka Jabuuti. Safiirka...
View Article