Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Laba Mashruuc oo laga...
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa socdaalkii shaqo ee uu maanta ku tegay Gobolka Saaxil waxa uu dhagax dhigay dhismaha wadada laamida ah ee isku...
View ArticleAragtidii Fogayd ee Marxuun Maxamed I.Cigaal “Somaliland Waxay Ku...
Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland alle ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa jeediyay dardaaran dhaxal gal ah oo looga baahan yahay xukuumad kasta oo dalka...
View ArticleMagacyada 13-Ka Mid ah Dhallinyarada Soomaalida Bristol Oo Maxkamadi Ku...
Bristol:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, ayaa dembiyo la xidhiidha arrimo Kufsi ku Heshay 13-ka mid ah Da’yarta soomaaliyeed ee halkaas ku nool. Da’yartan...
View ArticleAragtida Togan ee Madaxdii Waddani Ku Biirtay oo Soo Bandhigay Bisayl...
Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madax Xilal Heer Wasiir, Gudoomiye Gobol,Agaasimayaal, Iyo Maareeyeyaal ka soo qabtay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Shalay ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...
View ArticleQaybtii 2aad “Cahdigii Wacad Furka Iyo Go’aamo is Burinaya oo laga Guntay...
Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dabeecada Siyaasiga Qaaradan Africa ee afkiisa iyo dhegihiisu aanay is maqal. Waa Siyaasigeena ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa u Cumaamada kuna...
View ArticleSomaliland government should open its doors for Syrian refugees
There is already technicians, doctors and dentists from Syria working and residing big cities and towns in Somaliland. In the spirit of the brotherhood. Somaliland Government and people should...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxman Maxamed C/laahi (Ciro) Oo Xisbiga...
Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dhawaan la arki...
View ArticleDaawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyey Wafti...
Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Waftigan ka socday Jamhuuryada Jabuuti oo maanta soo gaadhay Magaaladda Hageysa ayaa waxa hoggaaminayay Wasiirka Diinta iyo awqaafta Jabuuti Xasan Balale, waxaana Maadarka...
View ArticleDaawo: Wasiirka Warfaafinta Diinta iyo Awqaafta Jabuuti Oo Ka Hdalay Sida...
Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Dawlada Dalka Jabuuti Ayaa Ka hadlay Sida Loogu Soo Dhaweeyey Somaliland iyadoo Wasiirka uu La Socday Safiir somaliland u fadhiyada dawlada...
View ArticleDaawo:Wasiirka Ciyaaraha Cali Siciid Raygal Oo Kormeer Ku Maraaya Gobalka...
Caynaba 28/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Ayaa Ayaa Socdaal Ku Maraayey Magaalada Caynaba Ayaa Maanta Kulan Balaadhan La Yeeshay Caaqilada wax garadka iyo isuduwashaysha...
View ArticleDaawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo maanta Dhigiisa Jabuuti Ku...
Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh C/laahi Oo Ayaa Maanta Dhigiisa Dawlada Jabuuti Ku Soo Dhaweeyey Maanta Magaalada Hargeisa Ee caasimada Somaliland Wasirka...
View ArticleBarnaamijka Daahir iyo Dalka hooyo oo looga Hadlayo Horumarka Somaliland oo...
London 29Nov14(SDN/QJ)Baraamijka Daahir iyo Dalka Hooyo oo aad ka dawataan Tvga qaranka somaliland ayaa waxa Marti ku ah aqoon yahano reer somaliland waxana looga hadlayaa horumarka Somaliland...
View ArticleKomiishanka Cusub ee Doorashooyinka Qaranka oo Maanta Cod aqlabiyad ah Golaha...
Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi ayaa mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Xarun Casri ah oo loo dhisay...
Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismo balaadhan oo looga dhisay Caruurta agoomaha Somaliland Bariga Caasimadda, isla...
View ArticleGudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Saluug weyn ka Muujiyay Wada hadaladii Somaliland...
Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay ansixinta Xubnaha Cusub ee Komiishanka Doorashooyinka qaranka . Gudoomiye Faysal Ayaa dardaaran...
View Article“Qabaa’il is boobaya ayeynu nahay oo aan waxba isku ogolayn oo aan waxba ku...
Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelk(UCID),Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa rajo-xumo iyo Quus Ba’an ka muujiyey xaalladda ay somaliland Maanta ku sugan tahay, waxana...
View ArticleDAAWO:Xafladii Soo dhaweynta ee Musharaxa xilka madaxweynenimo ee UCID Jamaal...
Minneapolis Nov 30,2014(SDN/QJ)-Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa booqasho ku tegay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, waxaana halkaa uu kulan kula yeeshay...
View ArticleKulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey G Kuxigeenka Waddani Axmed Muumin...
London 30N0v14(SDN/QJ)kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha guud ee xafiiska Xisbiga Waddani Marwo Yasiin Maygal ayaa...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xaflad Ku Soo Dhawayna U Sameeyey...
Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Guoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa Eng Faysal Cali Warabe ayaa xaflad soo dahwyna u sameeyey tagerayal badan oo ka soo diga rogtay xisbiga muxaafidka ah eekulmiye iyadoo...
View ArticleDaawo:Boqor Raabi Oo Xukuumada Ku Canaantay Wax Qabad La,aanta Iyo Dhalinta...
Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusuf Ayaa xukuumada ku dhaliilay waxqabad la,aan iyo qorshe la,aan dhalinyarada somaliland lagu horumarinayo isagoo tilmamay in dhalinyaradii...
View Article