Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madax ka Tirsan Xisbiga Ucid oo si adag uga Gilgishay Hadal ka soo Yeedhay...

Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga caddaaladdda iyo daryeelka ee  ucid ayaa iska difaacay  eedo uu af-hayeenka Madaxtooyda Somaliland Shalay Warbaahinta u Mariyay Madaxda xisbiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland: President Silanyo Attends Amoud University Graduation Ceremony

Borama, Aug 28, 2013 (SDN)  -415 students have graduated from Amoud University in Borama. Somaliland president Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo who officiated at the ceremony held at the main campus of...

View Article


CPJ Interviews Hubaal Editor, Hassan Keefkeef

Hargeisa, Aug 28, 2013 (SDN) -Hubaal, Somaliland’s critical and much-beleaguered daily newspaper, is back on newsstands after a presidential pardon last week. The paper was shuttered on orders of the...

View Article

Abaal Laawe: Hogaamiyihii Aan Hogaaminta Lahayn (Qormada 1aad)

Hargeysa Aug 29,2013(SDN)-Guddoomiyaha 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa qoraal uu ka diyaariyay tixraaca taariikheed ee Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ku Iftiimiyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo La Sheegay Loo Doortay Hogaamiyaha Shuurada...

Muqdihso:29-Aug-2013(SDN) -Wararka ka imanaya Shir maalmahanba uga soday Urur-diimeedka Al-islaax Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sheikh Ismaaciil Cabdi Hurre(ismaaciil dheeg) loogu magacabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hargaysa oo lagaga dhawaaqay Ururka Xisaabiyeyaasha iyo Wasiiro ka Qayb galay...

Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)- Waxaa Magaalada Hargaysa lagu qabtay Urur ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland kaas oo noqonaya Ururkii u Horeeyay ee Xirfadooda ugu shaqeeya dalka . Munaasibada lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka hadlay Kulamo uu Madaxweyne...

Boorama 29.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo...

View Article

Daawo Gunaanadka Shirkii Oog ee Xal ka Gaadhista Shaqaaqadii ka dhacday...

Oog 29.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Oog ee Gobolka Saraar maanta waxaa lagu qabtay kulan balaadhan oo lagu soo afjarayey shaqaaqadii ka dhacday deegaanka god-heeli ee Gobolka Sanaag. kulankaasi oo ay ka...

View Article


Dowlada Federaalka iyo maamulka Jubaland ayaa ku kala sixiixdey Magaalada...

Adis Ababa Aug 29,2013(SDN)-Heshiiskaan oo qodobo kala duwan ka koobnaa ayaa waxaa sixiixey madaxa maamulka Jubaland iyo Wasiirka Madaxtooyada Villa Somalia. Qodobada ka muuqda heshiiskaan ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DALKU gurmad ayuu u baahan yahay, Inqilaab shacab/meliteri (utudhaagu waa...

 Waxaa ayaandaro ah xaalada dalkii maraayo oo maalinba maalinta ka danbeysa quus ku gelinaysa. Ruuxa caqliga fayoobina  is waydiinaayo sababta xukuumadu u doorbidey inay qaado dhabihii horseedilahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lacago Beer-abuur ah Oo Istaajiyey Ganacsigii Gobolka Sanaag, Noloshii...

  Ceerigaabo: 30-Aug-2013-(SDN)-Guddoomiyaha Baanka Dhexe   ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa diiday inuu jawaab cad ka bixiyo dhibaato laxaad leh oo shacabka Ku nool Gobolka Sanaag ay ku hayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dawladdu dhul aanay Maamulkeedaba Gaadhsiin oo ay Dadka Jooga Didisay, Maaha...

Hargeysa:30-AUG-2013-(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanka Bariga Sanaag, lagana soo doortay xisbiga Talada Haya ee...

View Article

Waqtigii Xaqiiqada Somaliland & Somalia(Jidka Rajada)

Haa waxa la gaadhay xiligii caalamka laga yaabin lahaa sidii,looga yaabiyay 1960 iyo xiligii Dabaysha Soomali wayn ee ay Qawmiyadu sida wayn isugu heelanayd ,maantana waxay gaadhay waqtigii mar labaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Golahan Wakiilada Xukuumada ayaa Fadhiid ka dhigtay iyadaana la Weydiinayaa...

Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland , ayaa ka hadlay  kulamadii qarsoodiga ahaa ee ay maalmahanaba xildhibaanadu...

View Article

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Markii u horaysay ka hadlay Khilaaf ku saabsan...

Burco 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde oo ku Sugan Magaalada Burco ayaa ka hadlay Khilaaf la Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa deegaano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Faahfaahiyey Hannaan cusub oo Giimbaarta...

Hargeysa:31-Aug-2013(SDN)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa in muddo ahba  ku hawllanaa qorshe lacagta giimbaarta ah ee khal-khalka ku haysa Dadweynaha Gobolka Sanaag lagaga beddeli lahaa, waxana Haatan...

View Article

madaxweyne silaanyo laba jeer ayuu saxeexay in aan somaliland aqoonasii heliin

marka hore salaan dhamaan saxaafada xorta ah marka xigatana dhaman akhriisatayasha sharafta badan inta kadib waxayinu yara gali doona maqal koobaan oo ka hadalay hab dhaqanka siyaasada silaanyo ,...

View Article


Fanka Somalidu wuxu ku dhashay, kuna koray magalada Hargeysa , una sii gudbay...

Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u...

View Article

Macalin u xirnaa Xukuumada Jabuuti oo ku geeriyooday xabsiga Gabood

Jabuuti Aug 31,2013(SDN)-Waxa Xabsiga Gabood ee Jabuuti ku geeriyooday mid ka mida dadkii ay xukuumada Jabuuti xabsiga u dhigtay in ay taageeraan mucaaridka dalka ee saluuga ka muujiyay hogaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Oo shabakadda Qurbejoog Uga...

Hargeysa:31-Aug-2013-(SDN)-Saraakiisha Baanka Somaliland ayaa haatan ku foogan sidii Gobolka Sanaag looga beddeli lahaa Lacagta Giimbaarta ah, waxana la gaadhsiiyey lacag shilling Somaliland ah oo aad...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live