Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

“Saleebaan Gaaloow Marka kaleba waad Guure Bahalaysaaye qabso ina Faarax...

Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta meel adag iska taagay in Xukuumadu ka iibiso Ganacsade Faarax Xarbi Xarunta Maktabada Gaandi ....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinta Oo Iska Indho Saabtay Cabashada Qaar...

Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Wasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa  si  indho la,aana uga jawaabtay  cabasho ay  qaar  kamida ciyaartawda  degmooyinka hargeisa kaga cabanayaa qaabka loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Qaar Ka Mida Kooxaha Kubada Cagta Degmooyinka Hargeisa Oo Cabasho...

Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Qaar  Kamida kooaxaha ka jira magalada hargeisa ayaa cabsho balaadhan ka muujiey  xidhiidhka kuabada cagta somalinad oo ay shegen inaanay si cadaalada u soo xulin Hargeisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Qaar Ka Mida Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Hargeisa Oo Xukumada Ku...

Qaar  kamida dhalinyarada ku  dhaqan  magaalada hargeisa ayaa maanta xukuumada axmed siilanyo  ku  eedeyey  inay  khilaafka golaha wakilada ay  faraha kula jirto  oo ay  faraha  kala baxan  sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Gabiley iyo Roob Galbeed Midkoodna hadduu Galbado Gadaal Uma Soo Noqdo” –...

Sida lagawada warqabo waxaa baryahan sii kala sii-siibanaya dadwayanaha gobolka Gabilay iyo Xukuumadii ay soo doorteen,oo iskala sii dhacaya xaraar dheer oo haaddaan ah waxaana muuqata in hada waxii ka...

View Article


Dhallinyaro Reer Gebilay ah oo dabka qabadsiiyay Calanka Xisbiga...

Gebilay 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Axsaabta Mucaaridka ah ee Ucid iyo Waddani ayaa Badhtamihii Bishan October waxay Magaalada Gebilay ku qabteen Munaasibado ay u sameeyeen Taageerayaal la sheegay inay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafkii Golaha Wakiilada oo Weji kale Yeeshay Xildhibaanada oo Isugu...

Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Laba xildhibaan oo kala taageersan Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Cirro, kana tirsan golaha wakiilada, ayaa dood adag oo ay yeesheen waxa ay isku weydaarsadeen...

View Article

An open letter to IGAD, AU, UNECA, AfDB, World Bank and UN organizations.‏

An open letter to IGAD, AU, UNECA, AfDB, World Bank and UN organizations. Re: Reconstruction and Development Sabotage in Sool region of Northern Somalia by Dr Ali Issa Dear All heads of organizations,...

View Article


put-up job for Copenhagen conference on Somalia

The Federal Government of Somalia (FGS) and the United Nations Mission in Somalia (UNSOM) are frantically engaged in put-up job for the first Ministerial High Level Partnership Forum (HLPF) Conference...

View Article


DHEGEYSO:Wareysi Taariikhi ah oo lala yeeshay Al Fanaan Maxamed Mooge oo uu...

Adis Ababa Oct 31, 20149SDN/QJ)-Fanaankii weynaa ee Maxamed Mooge Liibaan ayaa wareysi taariikhi ah oo uu siiyay weriye Cabdirashiid Seed sanadii 1981kii ayuu uga waramayaa suugaanta Somalilda iyo sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhri Sababtii Keentay In Reer Gabiley Fagaare Ku Gubaan Calanka Kulmiye Iyo...

Hargeysa:Oct,31,2014(SDN/QJ)-Kadib daba gal dheer oo ay samaysay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog.com, waxanu xaqiijinay in Shacabka reer Gabiley ee shalay ku gadooday Calankii xisbigii ay kursiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo La Filayo inuu Fadhi Deg Deg ah isugu Yeedho...

Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa la filayaa in Todobaadka Beri oo Sabti ah ka Bilaabmi doona inuu isugu Yeedho Mudanayaasha...

View Article

Xoghayaha Kalumaysiga iyo khayradka Bada ee Xisbiga Ucid oo Canbareyey Hadalo...

London 31Oct14(SDN) Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa ka war bixiyey  war bixin uu wasiirku Kalumaysiga iyo Khayraadka Bada Somaliland  safaro u tagay gobolada iyo xeebaha...

View Article


Waxgaradka Deegaamada Toon,Sharmaarke,Galoole Iyo Uubaale oo Maanta Cadeeyay...

Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Toon iyo Jiidaha ku Xeeran ayaa Maanta Sheegay inay soo dhawaynayaan Diiwaangelinta Muwaadinka iyagoo intaas ku daray inay deegaan...

View Article

Barnaamij Xiiso leh oo Ku saabsan Kulan ay Bulshada ku dhaqan Tuulada Toon...

Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Tuulada Toon ka qabsoomay Kulan Balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Waxgaradka,Aqoon yahanka iyo Dhallinyarada Jiidaha ku Xeeran Tuuladaas oo ay ka Mid Yihiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Ninka Maanta Taagera Xukuumada Axmed Siilanyo Xanjaa meel Ugu Dhagsan...

Hargeisa 1/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka sadexaad  ee xisbiga cadaalada iyon daryelka  ucid  cali  guraya ayaa ayaa qaar  ka  mida golahiisa  wasiirada   ku  tilmaayay  inay  hantidii  umada u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:” Reeraha Dega Galbeedka Somaliland Oo Dhami Maaha Dadan Aqoon Mahada...

Hargeisa 1/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi galinta somaliland c/laahi  maxamed daahir  cukuse ayaa ayaa madal  uu maagaada burco  kaga furaayey radyaow  hargeisa  ka sheegay  inaan...

View Article


War Deg Deg ah; Aaden Rooble Cawaaleh oo Jabuuti ku geeriyooday, iyo ergeyga...

Jabuuti Nov 01,2014(SDN/QJ)-Waxa dalka Jamhuuriyada Jabuuti ku geeriyooday allaha u naxariistee siyaasi Aadan Rooble Cawaale oo dalka si weyn looga yaqaano. Geerida Maxuum Aadan Rooble ayaa waxa inoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Musharaxa Mdaxwayne Ku Xigen Ee Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweyey Taagerayal...

Hargeisa  1/11/2014(SDN/QJ)Musharaxa  madaxwayne ku xigen  ee xisbiga uicd  ayaa  ayaa soo dahweeey  taagerayal  aad  u  badan  oo ka socday  suuqa gobanimo  iyo xafada 26juun  ee  magalada hargeisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo xadhiga Ka Jaray Idaacada Fmta...

Hargeisa 1/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka warfaafinta somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse ayaa  xadhiga ka jaray  idacda fmta  qaybteda burco  iyadoo  xaflada xadhiga laga jaraayey ay goob jog ahaayen...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live