Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo kulan balaran ku yeshay Galbeedka London goamana...
london29Sep14(SDN/QJ) Xisbiga ucid laantiisa Uk waxay kulan balaran ku yesheen galbeedka london kulan oo ahaa mid muhiima oo lagu dardar galinayo laanta uk ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan xubnaha...
View ArticleHalkan Ka Daawo:Wasiirka gaashan Dhiga Oo Saaka Hor Tagay Golaha Wakiilada...
Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka gaashan dhiga ayaa maanta hor yimi fadhigii golaha wakiilada isagoo wasiirku ka warbixiyey waxqabadka wasaradiisa iyo arimaha ciidanka qaran somaliland...
View ArticleMaamulaha Madaarka Caasimada oo Xisbiyada Mucaaridka ku riixay eedo ay u...
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Sare ee Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigaal International Airpote ayaa Beeniyay Warar ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in loo diiday in Madaxdooda lagu soo...
View ArticleMaxaa ka soo Baxay Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Saaray Daraasadaynta...
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ahna Guddoomiyha Gudiga qiimayta tabashada Madaxdhaqameedka Awdal uu u saaray Madaxwynaha Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa...
View Article“Ragga Bilaabay Jabhadaynta ee Cali Khaliif, Waxanu Leenahay Aqbali mayno...
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka dhawaq ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo uu ku sheegtay qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland...
View Article“Way na Habaarayaan inta aynu u ducaynayno,Ardayda Waxaan leeyahay Waa...
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka hadlay Hadalo ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya,Waxaa kale oo uu Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa u soo Jeediyay...
View ArticleXisbiyada Mucaaridka oo Khaati ka Taagan Gegida Diyaaradaha ee Cigaal ee...
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa Cabasho ka Muujiyay Hab dhaqan ay Xuseen inuu Guracan yahay oo Markasta oo ay Madaarka Caasimada hargaysa ku soo dhawaynayaan...
View ArticleGudi Golaha Guurtida oo Qodobo Cusub ka Soo Saaray Khilaaf ka Taagnaa...
Burco 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddidii ka tirsanayd Mudaneyaasha Guurtida Somaliland ee madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacabay inay soo af jaraan khilaafka dhuleed ee ka taagnaa deegaanka Balliga Diiriye...
View ArticleRadio Hargeysa Oo Ku Kaliyeysatay Wacyi-gelinta Diwaangelinta Dadweynaha Iyo...
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diwaangelinta Madaniga ah ee dadweynaha reer Somaliland, ayaa bilaabantay toddobaadkii hore, waxaana degmooyinka Hargeysa la geeyay shaqaale diwaangeliya dadweynaha....
View ArticleTacsi: Danjire Cabillaahi Xasan Maxamuud
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Anagoo ah: 1. Axmed Cabdi Qadhabo, 2. Moxamed Muuse Shinbir (Mooto) 3. Moxamed Xaaji Warsame Naaleeye 4. Cabdirisaaq Sheekh Siciid (Falaga) 5. Cali Ismaaciil...
View ArticleWasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali xaji Xasan Ayaa Casho Sharaf U...
Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sanadkan muujisay dhiirigalinta tacliinta dalka ee heer jaamacadeed ka dib markii madaxwayne Axmed Maxamed Silaanyo uu ka qayb...
View ArticleHalkan Ka Daawo: Askari Ka Tirsan Saldhiga Arabsiyo Toogtay Taliyihiisa Ka...
Hargeisa 30/902014(SDN/QJ)Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Toogtay Talyaha Degmada ArabsiyoCabdi Casae Oo AHaa Talyihiisii Talyaha La Toogtay Ayaa...
View ArticleHalkan Ka daawo:Wasirka Caafimaadka Somaliland Ayaa Saaka ka Hadlay Dhaawacii...
Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ) wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland axmed saleban xaglo toosiye ayaa saaka ka hadlay dhaawacii taliya degmada arabsiyo oo saaka askari ka tirsan saldhiga...
View ArticleHalkan Ka Daawo: Taliyaha Ciidanka Bilayska C/lahi Fadal Ayaa Hadlay...
Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ)Taliyaha Ciidanka booliska c/aalhi fadal iiman ayaa saaka ka hadlay dhaawacii taliyaha degmada arabsiyo ka dib markii loola soo caray cisbitaalka guud ee magaalada...
View ArticleCuqaasha iyo Wax-garadka Beesha Dhuux-weyn Ee Isaxaaq Carre Oo Beeniyey Warar...
Hargeysa 30/9/2014(SDN/QJ) – Cuqaasha iyo Wax-garadka Beesha Dhuux-weyn ee Isaxaaq Carre ayaa Beeniyey Warar been abuura oo sheegayey inay Beeshaasi kalsoonidii kala noqotay Suldaanka Guud ee Beesha...
View ArticleHalkan Ka Daawo:Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Muquurtay Su,aal Ay Saxaafadu Ka...
Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka cirka somaliland ayaa ka muuquurtay su,aal ay saaka saxaafadu waydiisay xili ay kulan la qaaten gudida hawlaha guud iyo hantida...
View ArticleHalkan Ka Daawo :Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Tacsi U Diray Geeridii...
Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ) taliyaha ciidnak bilayska somaliland c/laahi fadal iiman wasiirka caafimaadka xaglo toosiye iyo wasiro yaa galabta ka hadlay geeridii ale ha u naxariistee taliyihii...
View ArticleWardegdega;Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID oo laga horjoogsaday Gobolka...
Hargaysa 1Oct14(SDN/QJ) Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Gabiley Shuceyb Maxamed Muuse ayaa joojiyey xaflad tageerayaal xisbiga ucid lagu soo dhawaynay qoralkan oo nuqul ka mida soo gadhay shabakada...
View ArticleDawladda Switzerland oo Laba Milyan oo Doollar ku kordhisay Dhaqaalaha ay...
Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wefti ka socda dawladda Switzerland oo uu hoggaaminayo Xoghayaha arrimaha dibedda dalkaas, ayaa maanta booqasho shaqo ku yimi magaalada Hargeysa ee xarunta dalka, waxaanay...
View ArticleDood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo...
London 02Oct14(SDN/QJ)Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey...
View Article