“Gudidii uu Madaxweynuhu u Saaray Tabashada Reer Awdal Ilaa Iminka Wax Kulan...
Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Waddatashiga iyo toosinta Qaranka Mujaahid Xassan Guure ayaa ka hadlay Kulan ay Madashoodu kaga hadlayeen Xaalada dalka. Xasan Guure oo ugu horeyn ka...
View ArticleWasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Markii 1aad ka Hadlay Dilkii Labadii...
Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ugu baaqay Guud ahaan Shacabka Somalilannd inaan La Siyaasadayn Dilkii labadii Sarkaal...
View ArticleHalkan Ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibada Somailand Oo Faahfahin Ka Bixiyey...
Hargeisa(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland ayaa maanta ka hadlay shirka ganacsiga ay dawlada britan sanadkani ay si gaara dawlada ugu soo marti qaaday tasi oo ssheegay inay somailiand...
View ArticleWasiir Cali Buured Hadalkii Xildhiban Cali Bare Si Kulul U Beeniyey Kana...
Hargeisa(SDN/QJ)Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badaha somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo ka...
View ArticleCiidanka RRUda Oo Hal Qof Ku Toogtay Magaalada Gabilay Iyo Dawlado Ka Cabsi...
Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Ciidamada RRU Ayaa Magaalada Gabiley Ku Toogtay Nin Dhaliyaro Ah Oo Lagu Magacaabo Marxuum Mukhtaar Xasan Bare . Marxuumka Ayaa Ahaa Maxbuus Ku Xidhnaa Jeelka Gabiley...
View ArticleHalkan Ka Daawo :Jamaal Cali Xuseen Oo Qaadacay Heshiiskii Shalay Ay...
Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamal cali xusen ayaa maanta shegay inaanu isgu waxba ka ogayn heshiiskii ay shalay xisbiyada iyo xukumadu uuna sheegay inuu...
View ArticleHalkan Ka Daawo:Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Beeniyey Inuu Xisbiga...
Hargeisa (SDN/QJ)Garabka dhalinyarad xisboga muraaidka ah wadani ayaa maanta beenaiyey xubno ka mida xisbigasi oo u diga rogtay xisbiga muxxfidka ah kulmiye oo uu sheegay wiil ka mida dhalinta...
View ArticleMaqaal:IFAFAALE FASHILADEED OO KU SOO FOOL LEH DIIWANGALINTA CODBIXIYAYAASHA...
Tan iyo Markii ay Somaliland bilawday nidaamka doorashooyinka madaxa bannaan ayaa waxa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo hab diiwaan galineed (System registration) oo lagu kala saaro qofka gaadhay...
View ArticleBaaq Dhalinyarada Galbeedka Gobolada Somaliland
Anaga Oo Ah Dhalinyarada Kasoo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Kuna Sugan Magaalada Hargeisa Waxaanu Ka Xunahay Kana Murugaysanahay Dilkii Foosha Xumaa Ee Loo Gaystay Labadii Sarkaal Ee Ka...
View ArticleHalkan Ka Daawo: Barnaaimkii Hoballlka iyo Hal abuurka iyo Abwan Hal-deeqo...
Hargeisa (SDN/QJ)halkan ka daawo barnaaimkii Hoballlka iyo hal abuurka iyo abwan hal-deeqo jacaylka
View ArticleWasiirka Waxbarashada oo Dhagax dhigtay Maktabada Cusub oo Jaamacada Camuud...
Boorama 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Dhagax dhigtay Maktabad Cusub oo lagu soo Kordhinayo Jaamacada Camuud ee Magaalada...
View ArticleWasiirka ugu Da’da Yar Golaha Xukuumadda oo Soo Bandhigay Caqabadaha kala Soo...
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in qaddarinta dhaqanku farayo marmar ku keento inuu ka ammuuso...
View ArticleBoqor Buur Madow oo Sas ka Qaaday Hadal uu Yidhi Murashaxa Madaxtinimo ee...
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur Madow, ayaa markii ugu horraysay dhaliilay qaabka uu uga hadlay Musharaxa Madaxwenaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xseen oo...
View ArticleMaxkamada Hargaysa oo Markii Koowad Xukuno ku riday Dadka Xaalufka Deegaanka...
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Degmada Hargaysa ayaa Xukuno ku riday dad ku eedaysnaa inay Xaaluf ba’an ku hayeen Deegaanka Isla markaana Gubi jiray dhirta si ay Dhuxul ugu rogaan. Xukunkan...
View ArticleRRU Police barbaric brutality methods to shoot and kill protesters is a crime...
RRU police handle the demonstrations organised by citizens as a result of public grievances and treat the innocent as they fighting with combat enemies. Normally our protest is to speak against some...
View ArticleMaxay Ku Heshiiyeen Madax dhaqameedka Gebilay iyo Xukuumada Madaxweyne...
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo gelinkii dambe ee Isniinta u tegay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley deminta Xiisado siyaasadeed iyo kacdoon...
View ArticleHalkan Ka Daawo : Muuse Biixi Cabdi Oo Jawaab Kulul U diray Madaxwaynaha...
Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga muuse biixi cabdi ayaa maanta si kulul uga jawaabay madaxwaynaa somaliya xasan sheekh maxamud oo maalintt shalay ahayd hadal saxaafad mariyey...
View ArticleHalkan Ka Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wakiilka Norway u...
Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka dalka Norway u qaabilsan somalia Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa. Kulanka madaxweynaha iyo...
View ArticleAsxaabtay DAAWASHO Wanaagsan Dhacdooyinka Qosolka badan ee Kala Qabsada...
qurbejoog.com-23-Sep-2014-Akhyaartay qormooyinkeena ciyaarha waxaynu todobaadyadii aynu soo dhaafney ku soo guda jirney ixtiraamka aay ciyaartooyda iyo bahweynta ciyaarha jecel isu hayaan. Maantana...
View Articlesomali women abused in au camps suffer in SILENCE
Somalia had perfectly conformed to a sinister road map drawn by some exogenous powers using her frontline neighbors with other African countries as their mere Trojan-horse to accomplish their...
View Article