Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid ee london Marwo Casha Yusuf oo iska...

London 16July14 (SD) Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid laantiisa  london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga iyada oo la soo xiriirtay qurbejoog.com Marwo caasha ayaa...

View Article


Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Cabdillahi Shaqale‏

Anagoo ah dadka/ururadan hoose ku qoran waxaan ka tacsi u dirayna dhammaan hablaha (Maryan/ Zuhuur/Samira) ilma Xaaji Faarax Gaydh iyo qoysaskoodda gar ahaan Gudoomiyaha Ururka Hablaha Gaaroodi Marwo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhda Ururka Bisha Cas,Goorma ayaa Somaliland laga aasaasay Siduuse...

Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka Caalamiga ah ee Bisha Cas ee Adduunka ayaa la aasaasay Xiligii uu Socday Dagaal Weynihii labaad ee Adduunka. Ururkan Bilaha iyo Laanqayrta Cas ayaa Xaruntii ugu...

View Article

According to Islam educating our children, both male and females is...

 Education is the undeniable and indispensable right of children everywhere. It is fundamentally important that we accord the advancement and development of our communities and regions a top priority...

View Article

KA BOGO TUSAHA AXKAAMTA XAJKA IYO CIMRADA OO AF SOOMAALI AH

HORDHAC Risaaladaan waxaan ugu tala galay inaan uga hadlo axkaamta xajka iyo cimrada sida arkaanta waa jibaadka, sunooyinka iyo wixii ka xaaraam ah xaajiga inta uu xarman yahay risaaladaan waxaan ugu...

View Article


Xasuuqii Xeebta Jasiira ee Muqdisho 25 Sanno ka Hor Xalay oo kale iyo Xog...

Muqdisho 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee Waxaa Habeenkii Xalay iyo 25 Sanno ka Hor Xeebta Jasiira ee Magaalada Muqdisho Xasuuq loogu Gaystay 47-ka qof  iyadoo uu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boliska Somaliland Oo Shalay Muwaadinkii 8-aad ku Wareejiyey Sirdoonka...

Lowyacado(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sidii caadadu ahayd Markale Sirdoonka Djibouti Gacanta Ka Geliyey Muwaadin kale oo  reer somaliland ah kaas oo ka mid ahaa Wade-yaasha Gaadiidka...

View Article

Shir lagaga hadlayo Horumarinta dalalka Afrika oo ka qayb galayo wafdi ka...

London 18July14(SDN warar ay heshay si rasmiya  qurbejoog ayaa waxa u suurto gashay in shir lagaga hadlayo horumarinta dalalka afrika lagu qaban dono aqalka guuritada ingriiska shirkan ayaa waxa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UDUB WAY TAGAYSATE HA TAHRIBINA MEEDAY +++XAGAY KU DANBEYASAY GUDIDII TALLO...

Hargeisa 18/7/2014(SDN/QJ)Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Wakiilada Magac u yaal ka ah ee Xukuumadda Siilaanyo oo ku Fashilmay in ay u gurmadaan, Dhalinyarada Ku Xidhan Jeelasha Libaya iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka ay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan kaga Jawaabtay inay iyada iyo...

Muqdisho 18.July 2014 (SDN/QJ)- Fowzia Yusuf Xaaji Aadan oo ahaan jirtey wasiirkii hore ee arrimaha dibada ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabatey maalintii shaley 17 July, 2014 Muqdishu ayey iskaga...

View Article

DAAWO:Ujeedada aduunka loo joogo – Quraanka iyo Adiga -2

Ottawa July 19,2014(SDN/QJ)-In badan oo bani’aadmiga ka mida ahi ma yaqaanaan xaga ay ka yimaadeed, ujeedada ay aduunka u joogaan iyo waliba dhimashada ka dib masiirkoodu waxa uu noqonayo. Barmaamijka...

View Article

Daawo Muuqaalka Wareysgii ugu qosolka badna Feysal Cali warabe oo dhan

London July 19,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristyaaasheena sharafta leh halkan idinku so gudbineyaa muuqalka wareysi dhawaan laga qaaday Feysal cali Waareb. Waresigaaan oo taabayanaa dhinacyo badan...

View Article

Madaxweynaha Djibouti oo ka codsaday dawladda Maraykanka in laga caawiyo...

Hargeysa July 19,2014(SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run...

View Article


Somaliland oo mar kale haysata fursad qaali ah MUUSE JAAMBIIR

Waxay u muuqataa mar kale inay Somaliland helayso fursad qaali ah. Tani waa talaabo u baahan soo dhawayn buuxda, si looga midha dhaliyo. Waa barnaamij waaceensi u noqonaya nolosha bulshada, isla...

View Article

Tacsi:Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reer Xuseen Samatar...

Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reerXuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub), oo ku kala nool: Mareykanka,...

View Article


DAAWO:Dood ay fooda isku dareen xisbiyada Kulmiye iyo UCID, Halka xisbaga...

Hargeysa July 20,2014(SDN/QJ)-Dood ka baxday TVga Qaranka Somaliland oo ay ku herdemeen xisbiyada Kulmiye iyo UCID ayaa wax aka muquurtay xisbiga Wadani. Axsaabta mucaaridka ayaaney caado u aheyn in...

View Article

MASHRUUCA XOOLO NAAXINTA QOOLCADAY HAB DEGAN IYO TALO WADAAG HA LAGU WAJAHO

Wacan oo wanaaagsan bahda mareegaha iyo bulshooy. Guud ahaan dalka iiyo deegamada oo idili waxaa ay baahi waayn u qabaan mashaariicda horumarineed,waxana cid kasta waajib ku ah in la soo dhoweeyo,lana...

View Article


Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Inay Marin Muhiim ah u noqotay Dhoofinta...

Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay lugta ay ku leedahay eedayn loogu jeediyey Warbixin Urur caalami ah oo ka shaqeeya ilaalinta Duur-joogta Adduunka oo la yidhaahdo...

View Article

DAAWO:Halaaga Tahriibka iyo Sh. Saciid Maxamed Faarax

Malta July 20,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij ka mid ah wareysiyo qiiro leh oo googoos ah oo Sh. Saciid Maxamed Faarax ka sameeyey dadka soo tahriibay ee ku godoonsan jasiirada maalta. Halkan hoose ka daawo...

View Article

Tacsi ku socota Gudoomiyha Ururka Hablaha Garoodi Marwo Maryan Xaaji Faarax...

Gudoomiye ku xigeenka Hablaha Garoodi Asiya Faraax Muuse iyo Gudiga Fulinta iyio dhamaan ururka hablaha Garoodi meel kasta oo ay kala jogaan waxay tacsi  tiraanyo u leh u dirayaan Gudoomiyaha ururka...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live