Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

President Abdi Omar Mohamoud (president of Somali region of Ethiopia) in view...

  1.Eidagale Salahley road project committee-  (Ali sanyare & Mohamed Ali Geedi) Hargeisa. 2. Eidagale local committee leading by their chairman chief Aqil Rashid Mohamed Janbir.  Hargeisa. 3. To...

View Article


Hawada Ex-Somalia waa dhaxal la wada leeyahay, Somaliya iyo Somaliland waa...

Ramadaan Kariim. Muddooyinkii ugu dambeeyey, waxa warbaahinta ku soo noq-noqonayey warar ku saabsan maamulka hawada sare ee dalkii Somalia la isku odhan jirey, oo dawlada Somaliya ee fadhigeedu yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan iyo Wadaad Reer Somaliland ah Oo Iskaga Dhex Hanjabay Barnaamij ay Ka...

London:July,05,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur(tarsan) iyo Sheekh Maxamed Cabdi Cara boo ka mid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa Maalintii shalay...

View Article

Sadex Digreeto: Madaxweyne Siilaanyo oo Taleex u Magacaabay Gobol...

Hargaysa 05.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jsl ayaa Digreetooyin Madaxweyne ku magaacabay Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha  Cilmibaadhista iyo Techniliyada , Magacaabidada Gobolka Xaysimo oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Waddani oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u Soo Jeediyay Inay ka...

Hargaysa 05.July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga WADDANI oo Xukuumada Axmed Siilaanyo ugu Baaqday inay Ka Baxdo Wadda Hadaladii Somaliya u Socday,Kuna Eedeyay Inay ka Gaabisay Hawada Somaliland inay La Soo...

View Article


Saddex aan isqaban: dhawaaqa dunida, dhayalsiga xukuumadda iyo dhaawaca soo...

Waxaa dareen  aad u weyn igu abuurtay ka dib markii aan ka akhriyey warbaahinta Somaliland qaarkood warar sheegaya in wefti ka socda Somaliland oo socdaal ku jooga Djibouti ay saraakiisha dawladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Petra Kvitova oo Ku Guuleysatey Wembledon Grand Slam Markii Ay Khaarijisey...

England-05-July-2014-(SDN) Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska & koobkii Wembledon Grand Slam oo lagu kala faataxeystey. Saaxiibayaal waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Argentina & Netherland oo Fara Ciddle Ku Soo Baxay Markii Aay Kala...

Brazil-05-June-2014-(SDN) Akhyaartay qubanaheena waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda carigaa Brazil ayaa wali lasku feenanayaa quarter Final-kii waxaana maanta ka shubey...

View Article


UJEEDADA KA DANBEYSA MURANKA DHULKA U DHEXEEYE HARGEISA—SALAXLEY..

Salaanka dib sida in badanookamidadadkareer Somaliland ay maqleenama ay la socdaanwaxaajiramurankadhexaloosanMaamulkamagaalada Hargeisa iyokadegmadaSalaxley, murankaasoogaadhey in ilaaxaddawladadhexe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

5-Tallaabo Oo Aad Maalinta Ku Dhaafaysa Kaga Dhigayso Mid Qiimo Gaar ah ku...

Hargeysa:July,06,2014(SDN/QJ)-Ayaan kasta oo Noloshaada soo martaa waa mid aan dib kuugu soo noqon doonin, waxana aad  maalinba maalinta ka dambaysa u sii dhawaanaysaa dhinaca Qabriga. Mar haddii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ing. Faysal Cali Waraabe oo soo dhawayn aad u...

Minnesota, USA 06Jul14(SDN) Tageerayasha XIsbiga Ucid ee Gobolka Minnesota ayaa waxay casho sharaf lagu maamusay laguna soo dhawaynayyey Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa waxay u...

View Article

Beerkii Hillibka Lagu Sugaayey

Waxaa jirtay wakhti aan sidaas u dheerayn oo wadanka ay ka talinaysay xukuumadii UDUB inay ina soo mareen waxbadan oo lagu xasuusan karo oo aay qabatay, iyo waxbadan oo sababay markii danbe inay kuba...

View Article

DURUUSTA LAGA BARTO SOONKA

Soonku wuxuu ka mid yahay 5ta arkaanul islaamka , waa rukun ka mid ah rukumada islaamka. Soonku waa (cayn fardh) ku waajib kof kasta oo muslim ah, oo qaan dhaadha , oo miyir qaba , oo kari waraaya (...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaadlay ilaa digtorad

  hargeisa Hodan Waa Haweenay  Ku  Nool  Magaalo Madaxda Gobalka Awdal  Ee Borama   Waa  Haweenay  Awood  U Yeelatay  Inay Iydoo 7 Ooy Dhashay Caruura Korinaysa  Anay  Wax  Ka Dhigato  Jaamacada Camuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Qolada Dawladda Deegaanka Hargeysa, waxanu ku nidhi ilaa inta xadaynta...

Hargyesa:July,07,2014(SDN/QJ)-Wasiiru-dawlaha  Madaxtooyada Somaliland Maxamed Muuse Abees, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Eedo Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ugu soo jeediyeen inuu u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhacdo Cajiib ah: Ma xusuusataa macalinkaagii dugsiga.

Arday xaflad soo dhawayn ah u samaysay maclinkoodii Tarbiyada Islaamka ee Dugsiga Sarre 5 sano ka hor. Waxay ahayd maalin qiimo badan. Taariikhdu markay ahayd 6dii July 2014 xaflad aad u qiimo badan ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha xisbiga UCID oo si weyn loogu soo dhaweeyay Minneapolis(SAWIRO)

Minneapolis July 07,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Mineapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka....

View Article


Hubaal Gabal baa-udhace​y- Haatufna Waa “Xidhan oo Xayiran”– Waa in aan la...

Nidaamka dimuqraadiga ah ee caalamka ayaa dhigaaya in aan marna la xakameyn Xoriyatal Qowlka, Xuquuqal insaanka iyo xurmadaha aas-aasiga ah ee ibnu-aadamka. Hubaal iyo Haatuf waxay ahaayeen hormoodka...

View Article

DAAWO:Daawo Ciyaaro looga magacdary koobka ramadaanka oo ka furmay magaalada...

London July 08,2014(SDN/QJ)-Koobkii sanadlaha ahaa ee SOUTH WEST LONDON RAMADAN CUP 2014 ayaa si habsami leh uga furmay xaafada STRETHAM oo ku taala koofurta caasimada UK ee LONDON,sanadkan waxaa ka...

View Article

DAAWO:DAGAALKU GAROWE AYUU KA QARXAYAA” GUDD FAISAL CALI WARAABE’

Minneapolis July 08,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland Md Faysal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Afro waxa uu uga waramay arimo ku saabsan Somaliland iyo...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live